Aqalka Sare isbadaldoon: Dubbe and Abdi Hashi. Dubbe is closer to Rooble team and Guuleed while Hashi has outside support from Deni and other MM
Farmaajo wuxuu wataa Saalax Axmed Jaamac wasiirka dastuurka labada hore mid ayaa soo baxaya.
Jufada lafta gareen labo kursi ay leedahay midka aqalka sare iyo kan hoose
hadaba kan hoose ayuu dib udhigay lama oga inuu qaadan doona si asaga speakerka isugu soo sharaxo hadii kale wuxuu soo saari sideey u muuqato Adan Sansoor oo ku jufo ah xulufona lah si uu u noqdo Speakerka. Sakiin iyo waxay leeyihiin lafta gareen ayaa isa sharaxaya saas buu uga hor istaagey inuu helo kursi si uu isugu sharaxo speakerka laakin saransoor waaye ninka uu la rabo
Mursal ayaa laga yaabaa inuu noqdo the last victim of Laftagareen oo uu taageero waayo
MM waxaa ugu cad Adan madoobe oo himilo ka tirsan horeyna u ahaa speaker badalay sakiin labo jeer xiliyadii yeey iyo shariif
ku xigeenada waa u soo noqoneynaa waxaa ka mid ah Fahad Yaasiin oo Raba inuu galo booska muudey balse isbaarada Rooble ka taal haduu soo bixi waayo chameleon Khadiijo diiriye ayaa isku sharixi waxaa leh beesha shanaad first deputy speaker.
Team Rooble waxay ka shaqeynayaan ama ninka ay u rabaan booska Fahad yaasiin oo ku cid ah ama khadiija xaaska Guuleed oo banaadiri ah
dacaayadaha raqiiska ee leh Hawiyaa speaker noqon kara waa huu haa iyo qaraw as long the capital is Xamar waa dhici kartaa Daarood sida OG laakiin D&M uuba kursigaan dhaafeyn oo ku tartamaya qolyaha kalana dhinac bay la safan. waxay u baahantahay horta in D&M xoroobaan oo lahaadaan independent Strong FMS kadibna ka shaqeeyaan inaysan speakerka qaadan waxaa ugu dhawaa sakiin oo under him saari gaarey xidig iyo marxuum Cali galeydh.
"Haddii Laftagareen kursiga u dambeysiiyo sida muuqata Jadwalka doorashada, waxaa soo baxaya macluumaad cadeynaya in uu doonayo qaadashada kursigan, taas oo ka dhigan in uu noqonayo mudane baarlamaan, waa mid kamid ah dhacdooyinka isha lagu hayo, iyadoo ay wararka qaar beeninayaan in uu kursigaas ku fariisan doono"
CBB attacking dubbe. dubbe is the one who looks for Al cadaala and Rooble backing him for Aqalka SareSpeaker
