Jubbaland pressured to start Garbaharey election
Moderator: Moderators
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen
- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
- MrSinister
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2797
- Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm
Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election
What was the agreement. No mention of garbaharey
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen
- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
- GuleedWarsame
- SomaliNetizen
- Posts: 704
- Joined: Mon Jan 22, 2018 6:46 am
Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election
This election cant happen anywhere else than Garbaharey since its the second voting place of Jubbaland. Garbaharey dont need to be mentioned. It goes without saying.
- Rebelxx222
- SomaliNetizen
- Posts: 660
- Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am
Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election
No mentions of the village garbahareey. The seats were revealed but not the given location of the planned elections which Jubaland is responsible for. How ironic the terrorists occupying Garbahareey village have placed the flags of Galmudug state in the so called “election halls”
Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election
governa madobe gonna be sanctioned if he don't sign garbaharey. he ain't gonna be spoiler like tha stealth secessionist in garowe
Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election

Re: Jubbaland pressured to start Garbaharey election
ka hor March 15 waxaa socdey wadahadal sir ah oo dhanka Farmaajo matalayay Abdirahman Dheere dhinaca kalana saraakiil madaxtooyada JL ka tirsan
Abdirahman Dheere ayaa weydiistey inuu Madoobe u xiro kursiga 124 ee sheekhaal oo uu hada ku fadhiyo asagana uu soo dhameyn doono in 50/50 10 ka mid ah G16 loo qeebsado waliba kuraasta jufada maxamuud sayid iyo Janan madoobe qaato Farmaajana loo daayo jufadiisa, airportka Amisom lagu wareejiyo kadibna maasuuliyiinta JL iyo SEIT gaaraan
heshiiska wuxuu dhigaayay in kursiga 124 iyo kuraasta Gedo ee madoobe rabo in isku mar la qabto marka maada lakala reevay 124 iyo G16 waxay ka dhigan tahay inuu burburay
maadama kuraastii Kismaayo la soo dhajiyay oo uu ku jiro kursiga 124 waxaa muuqata in wadahadaladii fashilmeen. ilaa isniinta ay cadaanee xaalada hadii Abdirahman dheere kursigaas dhaafo. waxaa kaloo ku tasinaya escalationka dhinaca maamulka Gedo ka yimid ee ah inay qabanayaan parallel election oo kuraasta kismaayo ku jiraan!
maaha wax suuro gal ah hal maamul ayaa JL laga aqoonsanyahay caasimadiisana Kismaayo tahay oo uu gacanta ku hayo
waxaa soo dhexgalay soona dhex gali doona safiirka mareykanka marka madoobe wuxuu soo saarey G16 wuuna ka aamusey meesha lagu qabanayo marka the ball in Farmaajo court. wuxuu ka wadaa hadii Farmaajo siduu rabo Garbahaarey ugu deyn waayo within two weeks ama safiirka mareykana ka keeni waayo xal inuu CeelWaaq ku qaban doono so still wadahadalka based on 50/50 option waa furan yahay. there is still Room for compromise.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 380 Views
-
Last post by Voltage
-
- 8 Replies
- 1306 Views
-
Last post by Murax
-
- 25 Replies
- 2710 Views
-
Last post by Nubis
-
- 0 Replies
- 430 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 741 Views
-
Last post by knet
-
- 8 Replies
- 697 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 4 Replies
- 676 Views
-
Last post by AirBitaale
-
- 23 Replies
- 1718 Views
-
Last post by Halmog
-
- 22 Replies
- 2502 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 33 Replies
- 4122 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE