aniga horaan u sheegay taas waxay ka dhaxeysaa Farmaajo iyo Deni(the 78 daarood cod) haku riyoon codadka hawiye iyo dir iyo beesha shanaad ugu yaraan lacag kaste oo Farmaajo ku bixiyay maanta Baladweyne waa soo saaro weysay wiilkii uu Abtiga u ahaa oo la dhashey Laftagareen ileen waa cod sir ah.
waa qirtey
"Boowe nin walbe goofkisa isaga ku xiniya wey"
waa inoo afisyoone iyo doorasho furan!
