Page 1 of 1
Farmaajo got 4 mps out of 38 hirshabelle seats, takes ciyaal backasii from baladwene outskirts after his defeat!
Posted: Wed Mar 30, 2022 1:31 am
by sahal80
out of 38 Hirshabelle mps 4 are pro Farmaajo
Fahad Yaasiin(blocked)
Dahir Jeesow
Chameleon Khadiijo Diiriye
Moobileen osman MP(unknown new face who replaced deceased guy)
Baladweyne Jareer (makane) mp(lama hubo)
Baajamaal.mp(lamahubo)
maybe one of the 2 remained Gaaljecel seats oo dilkii Shahiida amina dhalisay kursiga Maryan haaruun
Doorashadii Sanbaloolshe kadib Farmaajo ayaa argagixisadii ciyaal backsii oo banaanka magaalada ku xareysnaa Xamar ku soo celiyay Xanaaq awgiis. war meeshaan waa ku soo lugodeen baladweyne maaha wax garab la galin karo
Re: Farmaajo got 4 mps out of 38 hirshabelle seats, takes ciyaal backasii from baladwene outskirts after his defeat!
Posted: Wed Mar 30, 2022 6:55 am
by OwQariib
Even 10 seats is a win for N&N. I keep telling you Ustaad the crux is not GM or HS, they are Hawiye states so Farmaajo was never banking on them they are Mucaarad central. You do know he could win the elections with seats from SL, PL, KGS and JL...but i respect your efforts to combat the heavy propaganda against your state some delusional N&N did believe they would get votes from all states and win in the first round.
Re: Farmaajo got 4 mps out of 38 hirshabelle seats, takes ciyaal backasii from baladwene outskirts after his defeat!
Posted: Wed Mar 30, 2022 2:58 pm
by sahal80
OwQariib wrote: Wed Mar 30, 2022 6:55 am
Even 10 seats is a win for N&N. I keep telling you Ustaad the crux is not GM or HS, they are Hawiye states so Farmaajo was never banking on them they are Mucaarad central. You do know he could win the elections with seats from SL, PL, KGS and JL...but i respect your efforts to combat the heavy propaganda against your state some delusional N&N did believe they would get votes from all states and win in the first round.
they r not 10
the only person i exaggerated is Goodax waxaan sheegay inaan guudlaawe hor istaagi karin laakin waxaan hilmaamay in his jilaafo(jufadiisa jilaafada badan) u codeyn doonin waliba asagoo u qeybiyay ergada. 53 ergo uu goodax lahaa oo ah aglabiyad 10 uu ka helay bas
Sanbaloolshe had 34 or 33 out of 101. sadex Cali si siman loogu qeybiyay halka goodax reerkiisa 53 qaateen labada kalana 48 qaateen. jufada sanbaloolshe laba jeer ay ka weyntahay kuwa kale hadana looma badin.
goodax waa xildhibaanka kaliya oo toos asaga iyo nabadoonadiisa howsha soo dhanetsteen kaliya eeleygii Ladtagaeeen watey ayaa 7 xildhibaan ka shubay lacagta 10k ergadana wuxuu siiyay min $1500 dabageedna $200k total 1 $1m
anyone can go back to these threads add to hawadle mos who are all mucaarad.
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 6#p5020092
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 4#p5020273