Desperate and shameless Gedo CBB claims now our mps after his G16 got suspended

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Desperate and shameless Gedo CBB claims now our mps after his G16 got suspended

Post by sahal80 »

:pac: :dead:
Ma ogtahay Sababta Madoobe iyo Rooble uga aamunsanyihiin Gedo ayadoo ku dhawaad 10 cisho ka dhaminatahay doorashada guduunka baarlamaanka? Farmaajo wuxuu ku dhagey september 17 oo garbahaarey ku qorantahay. Madoobe iyo Rooble waxay u dhigeen Shax ah in laga aamuso ilaa 14 april oo beesha caalamka taageertey markii xiligaas lagaaro waxaa qasab ah in la doorto doorashada gudoonka baarlamaanka sida beesha caalamka rabto saas waxaa lagu laaley kuraastii Gedo. adiga 17 sep ay kaaga dhagan tahay soomaha kaaley oo qabo doorashada Gedo without Madoobe :lol:

Safiirka mareykanka ayaa toos u taageerey inaan Gedo la sugin aasagoo yiri sharciga kama hor imaaneyso maadama 2017 asagoon baarlamaanka buuxsamin la doortey gudoonka maxaa ku xiga?

in Kuraasta Gedo loo daayo
madoobe uu ugu yaraan nus qaato ama ceelwaaq ugu qabto hadii ay rabaan inay ka gaaraan tan madaxweynaha

This shameless Gedo CBB wuxuu bilaabey inuu kuraasta Baladweyne sheegtoo madaama aysan waxba heesan. haduu askari yahay meeqaa askar ah oo mucaaras ah oo baarlamaanka soo galey? waa been Gedo xilkama hayo waa Hirshabelle 27naad laakin meel kaste wuu tagaa sida gedo iyo galgaduud


ma kulatahay in beeshiisa dooran laheed hadii fahad iyo farmaajo laga urin lahaa?

ninkaan Kheyraa ugu Dhaw saan horey u sheegay sidoo kale hadii Xaaskiisa waa Abgaal xildhibaanadii ka horeysayna waxaa qabay Abgaal marka waxaa la yiri atleast asaga waa nin ma aadi doono dhinacaas laakiin waa xildhibaanada beesha keentay oo la filayo inay pro Abdinur aadi doonaan. maadaama xisbi ama fahad iyo farmaajo keenin. Suaal hadeey Farmaajo yihiin muxuu ugu xiriwaayey?







User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Desperate and shameless Gedo CBB claims now our mps after his G16 got suspended

Post by sahal80 »

all Xildhibaanada "Farmaajeysan" uu sheegtey qarxishooda halkaan ku sug waliba kuwa hiiraan ay ka midyohiin garyaqaan iyo buraale iyo "Abdirahman Gedo" :pac:

Tani waa zamam waceysle my Dumaashi oo ninkeeda ka dhintahay oo ahaan jiray xooghayahii hore oo banaadir. ZamZam waxay taageertey mudukorarsigii baarlamaanka ee si sadban Farmaajo ugu darayay waa fikir ay taageersanaayeen inta badan xildhibaanada tuugada ah oo mushaarkooda rabay inuu u socdo waxay u fasireen inay Farmaajo taageertey maxay hada u taageeri weysay? :lol:
maxishoodnomadaan fiiri inaad sheegatid dhamaan musharaxiinta beeldhan oo ka soo jeedo xasssn Sheekh?


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Desperate and shameless Gedo CBB claims now our mps after his G16 got suspended

Post by sahal80 »

Gedo CBB oo isku dhexyaaay hada farmaajo ayaa ka raali ah "xildhibaandada N&N" ee FEIT u cararey ninkaan lagama adkaan karo soo idin ma dhihin waan soo galin halkaan kuwa hiiraan uu sheegtey waaba iga hor marey :russ: :dead: :deadrose:

Fahad sooma aheen ninkii xalay uu xooghaya baarlamaanka ku daadiyay markuu ku dhahay Rooble ayuu doorashada uga danbeeyaa waa inuu FEIT soo maro marka hore kulahaa xildhibaanada olol kama bilaabin soo tan guudlaawe iyo lafta gareen taageereen Fahad oo xildhibaanada hadideen?


Jeesow lee ka arkaa wax N&N ah asagana waa isbadalay afcad oo sh shariif ah iyo zamzam ay sheegan jireen waa kuwaas Farmaajo dhag jalaq usiin beentii ha iga harto farmaajaa xildhibaano heesta :pac:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”