haye taageerataasha Farmaajo ma kula tahay inay wax u hareen asagoo G16 heesan? Fahad heesan? New gudoonka baarlamaanka heesan?
Farmaajo waxaa u furan bas wado fakfak cusub oo toos meesha uga saari doonta ka hor may. waa i baahanahay waqti aan ku dilno soonka
Xoogheynta baarlamaanka oo u qabtay xildhibaanada cusub inay shahaadada FEIT iyo IDga qaataan ilaa 13 april ka hor dhaarinta xildhibaanada
https://fb.watch/c83tgtPI8M/
.Dahir Jeesow xataa waa ka gambistey
https://fb.watch/c85n-8OVNY/


