1. Clan networks should organise to help their individual members who lost their livelihood in waaheen market. For example if you know an immediate family member you should help first and you must contact other members of your clan to do the same.
2. We must take advantage of the Holy Ramadan. For those religious members of us . Tell your mosque community what happened to our community. In this way we can get a large junks of Muslim charities
3. For the non religious somalilanders , we should focus on western countries and their charities.
Our biggest goal for the next 3 weeks should be to bring as much relief as we can for our peaple. Each one of us must do something.
Multiple ways I think we can help our peaple
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Multiple ways I think we can help our peaple

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
Waa arin wanaagsan kolay dadka cid waliba way is abaabulaysaa illaahay dadkii hantidoodii ku waayey wax khayr qaba ha ugu bedelo lknse wixii umadaa loo keeno yaa Muuuse looga dhiibin.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
Timiroy waan ku salaamay indr , long time laguma arag. I hope in wakhtigu kuu wanaagsan yahay. Waxa isugu keen danbaysay anoo timaha ku haysta berigaan samatars vitamin ka cabsana . Hada ilaahay baa guulwadenimadii iga soo furtay wanan kugu waafaqsahay halkad muuse ka taagan tahay. In kastoo aan weli sii yar guulwadeyo markan is leeyahay madaxwaynaha nacabka qadaadweyn ta ka dhis hadana sidii hore ma ihi.Timiro1999 wrote: Tue Apr 05, 2022 1:11 am Waa arin wanaagsan kolay dadka cid waliba way is abaabulaysaa illaahay dadkii hantidoodii ku waayey wax khayr qaba ha ugu bedelo lknse wixii umadaa loo keeno yaa Muuuse looga dhiibin.

cagowayne baan isleeyahay wax kasii bal inuu il iskaga garto. Adigu gaastirigii sidaad ka tahay indr waadigii xasiigta xasaasiyada ka qabee

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
Dawarsi baynu isku ognahay. Aduunyada meel kastoo wax lagu bixinayo waa inaynu sida tukaha dul fadhino bishan oo dhan. Mid ila shaqeeya oo yuhuudi madaw ah xitaa waan baadhay maanta. Waar niyaw diintaada imisa qof baa haysta magaalada baan waydiiyey. 11 buu igu yidhi.
Waxan ku idhi anaga laftayadu yuhuudii horaanu kasoo hadhnay , oo sida ilaahay slavery ga iyo midab takoorka idiinku salliday bay ba anagana natural disaster nalooku salliday iyo xasuuq. Nimanyaw wax isku soo dardara sabtida baan ku qanciyey. We should relate to everyone
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
ustad thayusuf did u notice timiro always used derail xplaya when attack cagder. when cagder attack isak she would give a relative polite retort like ur occupied ethopia. then she just goes off on the other idoors. even ayub. i don't remember tha last time i seen an ayub nigga but i know i never seen any isak attacking idoor. n she had relatively tame replies against cagder dehumanizing isaktheyuusuf143 wrote: Tue Apr 05, 2022 4:49 amTimiroy waan ku salaamay indr , long time laguma arag. I hope in wakhtigu kuu wanaagsan yahay. Waxa isugu keen danbaysay anoo timaha ku haysta berigaan samatars vitamin ka cabsana . Hada ilaahay baa guulwadenimadii iga soo furtay wanan kugu waafaqsahay halkad muuse ka taagan tahay. In kastoo aan weli sii yar guulwadeyo markan is leeyahay madaxwaynaha nacabka qadaadweyn ta ka dhis hadana sidii hore ma ihi.Timiro1999 wrote: Tue Apr 05, 2022 1:11 am Waa arin wanaagsan kolay dadka cid waliba way is abaabulaysaa illaahay dadkii hantidoodii ku waayey wax khayr qaba ha ugu bedelo lknse wixii umadaa loo keeno yaa Muuuse looga dhiibin.Dawaduu saxardiid cadaani qaatay baa ii socota , cabdi casiis
cagowayne baan isleeyahay wax kasii bal inuu il iskaga garto. Adigu gaastirigii sidaad ka tahay indr waadigii xasiigta xasaasiyada ka qabee![]()

timiro protecting her cagder children while attacking every subtribe of isak
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... b#p4939905
there is a lot posts that folow this pattern. tame clapback against cagdeer. going hard against every isak subtribe. even idaga grand ayatollah n h. yunus. telling xplaya not to blame cagder for Jama' dubad ambush by cagder. saying don't blame cagder. blame ethopia. xplaya asked why would ethopita tell liyu to specifically attack idoor? didn't they make liyu to attack onlf? there is no onlf in gashamo. xplay said isaqi gashamo lagu dilay waxa lo dilay isanimo. timiro said no cagder are good people followint ethopian orders. blame ethopiaTa kale adeer GX waa qaran maaha laan-gaabka Ayuub ee tirada SM ku darsado.
Ta ugu dambaysa ogaaden waaba reer nasab ah waxa ugu daran kuwa oromada iyo waxa aan la garanahaynin wax u galaan

even ducaysane n sicid would defended garhajis from cagder attacks. why timiro was always tame against them n yet so harsh on h. je'lo, h. awal, she even attacked tha grand ayatollah of idagala haji warabe

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
Yusuf indr salaan culus qabso bal waran maxaa inoo kala dambeeyey anaga xagayaga waa khayrtheyuusuf143 wrote: Tue Apr 05, 2022 4:49 amTimiroy waan ku salaamay indr , long time laguma arag. I hope in wakhtigu kuu wanaagsan yahay. Waxa isugu keen danbaysay anoo timaha ku haysta berigaan samatars vitamin ka cabsana . Hada ilaahay baa guulwadenimadii iga soo furtay wanan kugu waafaqsahay halkad muuse ka taagan tahay. In kastoo aan weli sii yar guulwadeyo markan is leeyahay madaxwaynaha nacabka qadaadweyn ta ka dhis hadana sidii hore ma ihi.Timiro1999 wrote: Tue Apr 05, 2022 1:11 am Waa arin wanaagsan kolay dadka cid waliba way is abaabulaysaa illaahay dadkii hantidoodii ku waayey wax khayr qaba ha ugu bedelo lknse wixii umadaa loo keeno yaa Muuuse looga dhiibin.Dawaduu saxardiid cadaani qaatay baa ii socota , cabdi casiis
cagowayne baan isleeyahay wax kasii bal inuu il iskaga garto. Adigu gaastirigii sidaad ka tahay indr waadigii xasiigta xasaasiyada ka qabee![]()
Waxa iigu kaa dambaysay adigoo islaamihii uk degaana cadaan iyo madaw aad askaxoda gurtaye
Waar Ina cagaweyne tiisu guulwadayn ma aha waa halkii ingiriiskee waa whole new level guulwadayn ah indr kaasi record cusub ayuu dhigey cid jebin kartaana ma jirto markuu yidhi “madaxweynahu diyaarada ayuu joornal ku dhex akhriyaa” ayaan ka quustay
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
TarTar wrote: Tue Apr 05, 2022 9:29 pmustad thayusuf did u notice timiro always used derail xplaya when attack cagder. when cagder attack isak she would give a relative polite retort like ur occupied ethopia. then she just goes off on the other idoors. even ayub. i don't remember tha last time i seen an ayub nigga but i know i never seen any isak attacking idoor. n she had relatively tame replies against cagder dehumanizing isaktheyuusuf143 wrote: Tue Apr 05, 2022 4:49 amTimiroy waan ku salaamay indr , long time laguma arag. I hope in wakhtigu kuu wanaagsan yahay. Waxa isugu keen danbaysay anoo timaha ku haysta berigaan samatars vitamin ka cabsana . Hada ilaahay baa guulwadenimadii iga soo furtay wanan kugu waafaqsahay halkad muuse ka taagan tahay. In kastoo aan weli sii yar guulwadeyo markan is leeyahay madaxwaynaha nacabka qadaadweyn ta ka dhis hadana sidii hore ma ihi.Timiro1999 wrote: Tue Apr 05, 2022 1:11 am Waa arin wanaagsan kolay dadka cid waliba way is abaabulaysaa illaahay dadkii hantidoodii ku waayey wax khayr qaba ha ugu bedelo lknse wixii umadaa loo keeno yaa Muuuse looga dhiibin.Dawaduu saxardiid cadaani qaatay baa ii socota , cabdi casiis
cagowayne baan isleeyahay wax kasii bal inuu il iskaga garto. Adigu gaastirigii sidaad ka tahay indr waadigii xasiigta xasaasiyada ka qabee![]()
does timiro got cagder children who got murked by maryalol coalition of h. awal n h. je'lo
timiro protecting her cagder children while attacking every subtribe of isak
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... b#p4939905
there is a lot posts that folow this pattern. tame clapback against cagdeer. going hard against every isak subtribe. even idaga grand ayatollah n h. yunus. telling xplaya not to blame cagder for Jama' dubad ambush by cagder. saying don't blame cagder. blame ethopia. xplaya asked why would ethopita tell liyu to specifically attack idoor? didn't they make liyu to attack onlf? there is no onlf in gashamo. xplay said isaqi gashamo lagu dilay waxa lo dilay isanimo. timiro said no cagder are good people followint ethopian orders. blame ethopiaTa kale adeer GX waa qaran maaha laan-gaabka Ayuub ee tirada SM ku darsado.
Ta ugu dambaysa ogaaden waaba reer nasab ah waxa ugu daran kuwa oromada iyo waxa aan la garanahaynin wax u galaani'm blaming cagder n his ethipian master
even ducaysane n sicid would defended garhajis from cagder attacks. why timiro was always tame against them n yet so harsh on h. je'lo, h. awal, she even attacked tha grand ayatollah of idagala haji warabe
ustad khalid ali don't attack irro when timiro attack muse bihi. try going after her cagder children
Waar xasarad jeclidaa hadad afka somaliga fahmaysid anigu ogaden umaan hiilinahaynin ee reerkii Garxajis (Ismail Sheekh Isaxaaq Binu Hashim Binu Carab) ayuu doonay inuu nasabada ka saaro dee aniguna hadii reerka la soo qaado xaal ima qabto dee Ayub anigu maan haysane inankaasi isagaa reerkiisa laydh ku shidey
Anigu waxba isuma nihin meelna iskama soo galno inkastoo geelayagu Hawdka u wada ciyaar gudo
Re: Multiple ways I think we can help our peaple
⌃ kolku cagder aflagaadeyo isak, maxad ugu jawabijirtay "ogadenow msb aya idin wareeriyay oo wuhu idin ballan qaday dhulka isaq"
cagder ma warersane, iskis ayu weeraray isaq
if anything, msb was confused for thinking it was better to ally with ogaden against isak
cagder ma warersane, iskis ayu weeraray isaq
if anything, msb was confused for thinking it was better to ally with ogaden against isak
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2054 Views
-
Last post by zingii
-
- 27 Replies
- 1454 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 4 Replies
- 715 Views
-
Last post by TarTar
-
- 5 Replies
- 661 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 7 Replies
- 1153 Views
-
Last post by Nubis
-
- 11 Replies
- 782 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 33 Replies
- 2016 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 9 Replies
- 627 Views
-
Last post by Megatron
-
- 73 Replies
- 3887 Views
-
Last post by Leila2007