sahal80 wrote: Tue Apr 05, 2022 3:34 am
Sbashi wrote: Mon Apr 04, 2022 10:41 pm
FEIT is clear cut. The majority voted, end of and rooble can't remove people from FEIT. Now using force has never worked, let's see what results from that.
Rooble wuxuu ku socdaa nidaam horey Farmaajo u degsadey oo ka mid ah heshiiskii 17 september. FEIT oo ka kooban SFG iyo FMS waxaa kurti magacaabay Rooble.when he was "laheloow" in November 2020 waa shaqada pmka marka wuu badali karaa wuuna magacaabi karaa xubno cusub tusaale isbadlii june 2021 forced by Badbaadoqaran
https://wadani.com/rw-rooble-oo-magacaa ... naadiriga/
waxaa taa ka daran Rooble uu doorashada ku wareejiyay oo masuul ka ah. farmaajo is out of the equation marka FEIT waa inay asaga la shaqeyso
Farmaajo iyo Fahad walaa eelaayda KG wax ay ka hir imaankaraan maaha xildhibaanadiina waa diyaar Kag iyo PL iyo JL waxba kuma harin waa dhamaadey doorkooda.
moral of the story waxa waaye hadii PMka ku inqilaabo oodan tuuri karin waa kuu dhamaatey. farmaajo hada waxaa u soo harey card fakfak cusib iyo isbiimeen waana tuu ku bixi lagaa doorashada ka hor kasokoow ciidanka ku heebta ah Rooble mareykan baa u dhameyn tan la mid maaha tii hore Rooble waa dawlada oo taageerada xamar heesata.
Rooble can't fire anyone. And he didn't appoint FEIT, it was NCC which appointed them. Rooble can't fire them by releasing a paper from his office. What a joke. Show me where it's written he can fire them. Farmaajo ayaa saas sameeyay marabno. What you posted was SEIT banadiri which rooble was responsible for not FEIT. What Rooble did is illegal clear violation of sept 17 agreement and independence of FEIT. He is now threatening members of feit. Just like how cirro was threatened but this time it won't work.
Besides, like I said, FEIT is majority based. Muuse gelle can't make a decision himself, majority have spoken and signed releasing the seats. What excuse can rooble use now? Next step is choosing a new FEIT chairman, Libaan shuluq can keep the media that he got by force.
This is showing Rooble's and the mucaraad's weakness. You claimed in separate topics that Farmaajo is done. If he is done rooble would've chosen to go to election instead of releasing illegal papers. It's not like 4 seats (fahad and 3 for smoke) will make a difference if farmaajo doesn't have majority mps.
Anyways, enjoy the game saxib.