Rooble oo buriyay koofigaduudii Farmaajo ku heebta aheed ee ka tirsaneed ilaalada xafiiskiisa wuxuu soo wadaa iskushaandheyn heer sare Nisa iyo policeka
Ururka Al-Shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warkii xalay ka soo baxay hay'adda Sirdoonka NISA oo ay ku sheegeen in Al-shabaab beegsan rabaan madaxweyne Farnaajo iyo Ra'iisul wasaare Rooble.
Al-shabaab ayaa sheegtay in aysan hay'adda NISA ogaan karin xogta ku saabsan qorshayaasha Al-shabaab ee la xiriira dilalka iyo qaraxyada mas'uuliyiinta dowladda balse warkii xalay uu yahay mid muujinaya in NISA shirqool la beegsan rabto madax sare oo khilaaf kala dhexeeyo.
"Hadalka kasoo yeeray sirdoonka ridada wuxuu noola muuqdaa mid salka ku haya mushkilad dhexdooda ah oo ay NISA diyaarisay qorshe ka dhan ah qaar ka tirsan madaxda ugu sareysa ridada” ayaa laga soo xigtay Al-shabaab.
Sidoo kale Al-shabaab ayaa caddaysay in uusan jirin nin lagu magacaabo Maxamed Maahir oo ka tirsan ururkooda islamarkaana loo xil-saaray dilka madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul wasaare Rooble.
it was engineered by Farmaajo
.
Al Shabaab accuses Al Nisa for plotting against Rooble!
Moderator: Moderators
Re: Al Shabaab accuses Al Nisa for plotting against Rooble!
Rooble waaba nin hurda hadii asagoo farmaajo dagaal kala dhexeeyo nin ku heeb ah Farmaajo uu taliye u yahay horin ciidan oo ilaaladiisa ah. ninkaas ayaa soo galiyay niman aan la aqoon oo galay dhismo uu degan yahay saacad waxaa laga helay CCTVta maaha sheeko cusub waa mar dhexe waxaa laga helay camerada kadib tahdiidkii NISA baaritaan lagu sameeyay wixii soo gali jiray
Taliye Sacad ah ayuu ku badalay. Roobloow ilaahaa ku fakiyay ee waad is dayacdey
Taliye Sacad ah ayuu ku badalay. Roobloow ilaahaa ku fakiyay ee waad is dayacdey
Re: Al Shabaab accuses Al Nisa for plotting against Rooble!
ustad sahal uncovered anotha plot by master al shabab planner fahad who controls federal government of the ex italian colony

Re: Al Shabaab accuses Al Nisa for plotting against Rooble!
So you're believing AS propaganda? I'm confused at the people who say fahad wants to kill Rooble, so why warn him publicly? So he can be on guard when they go kill him or so he can choose his jiffo for his security? That doesn't really make sense.
There's no doubt that AS planned to kill rooble so it will be pinned on farmaajo or fahad or whoever instead of the real culprit AS. Rooble was informed privately but he doesn't seem to care. It's public so rooble can strengthen his security and be ready. And so later on people won't scream rooble got killed by the government. Or the people working at his office can claim no one informed them about this.
It seems this is a plot to stop us from going to elections in order to cause a war when they realized they have got no chance. I welcome rooble having people he trusts for security. His very own jiffo. He should surround himself with those guys. He should also limit who comes into his office and forces them to undergo searches.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1659 Views
-
Last post by paperino
-
- 4 Replies
- 882 Views
-
Last post by TarTar
-
- 23 Replies
- 3290 Views
-
Last post by Nomand
-
- 16 Replies
- 1682 Views
-
Last post by Kees70
-
- 6 Replies
- 659 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 798 Views
-
Last post by Kees70
-
- 2 Replies
- 1684 Views
-
Last post by galia
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 7775 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 7 Replies
- 1039 Views
-
Last post by paperino