Based on what? Who gives FEIT that power? War ileen meesha waxa la raba ayaa laga sameynaa. xagee ku qorantahay habracii 2016 ayaa loo maraa hadii kursiga la joojiyo? soo anaga joogna 2022. Mida kale FEIT maba diidi karaan oo kursiga ma celin karaan shaqadoodana ma aha. FEIT ma wuxuu isku qabanaa shaqada FEIT, SEIT iyo GXKD. Masjidka ciyaarta haa la ga daayo
Fahad waa la joojin waayay iyadoo la isticmaalayo sept 17. Mar hadii taas lagu fashilmay lama joojin karo iyado la isticmaalayo 2016 doorasho iyo qawaaniin meel laga keenay iyo meel ay ku qoranyihiin toona aan la garanayn.
Looks like the plan is to stop Fahad from being 1st deputy no matter what. They just want to hang on no matter what until 1st deputy speaker is chosen. Like I said, shows how unconfident some folks are.
