Page 1 of 1

Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 9:06 pm
by grandpakhalif


See dareemay xagee maroosa sahal :russ:

Re: Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 9:13 pm
by sahal80
:lol: ceebta ku dhacda Farmaajo ila sug waa arkeynaa ninkii wiifta wixiisa noqdaan

Madeira waa galbadey codad sir baa laga hayaa iu Farmaajo iyo argagixisada siyaasadeed kula saftey wasiirka dibadana waa la burin

Re: Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 10:02 pm
by grandpakhalif
sahal80 wrote: Wed Apr 06, 2022 9:13 pm :lol: ceebta ku dhacda Farmaajo ila sug waa arkeynaa ninkii wiifta wixiisa noqdaan

Madeira waa galbadey codad sir baa laga hayaa iu Farmaajo iyo argagixisada siyaasadeed kula saftey wasiirka dibadana waa la burin
Codkaas wan dhagaystay xaguu been ka sheegay? Madoobe iyo Deni Garbaharay carqaladaynaya, HAG oo qaraxi aamina siyaasadeeya iyo rajada Farmaajoo oo aad u sareeysa.

You have 44 hours left to remove him

Re: Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 10:08 pm
by sahal80
grandpakhalif wrote: Wed Apr 06, 2022 10:02 pm
sahal80 wrote: Wed Apr 06, 2022 9:13 pm :lol: ceebta ku dhacda Farmaajo ila sug waa arkeynaa ninkii wiifta wixiisa noqdaan

Madeira waa galbadey codad sir baa laga hayaa iu Farmaajo iyo argagixisada siyaasadeed kula saftey wasiirka dibadana waa la burin
Codkaas wan dhagaystay xaguu been ka sheegay? Madoobe iyo Deni Garbaharay carqaladaynaya, HAG oo qaraxi aamina siyaasadeeya iyo rajada Farmaajoo oo aad u sareeysa.

You have 44 hours left to remove him
:lol: Danjire looma ogala inuu hal dhinac la safto kan waaba CBB Djibouti ayaa leakgareysay taliska amisom uu la hadlayay hadana Djibouti ayaa soo dhameynaysa ileen Eritrea ciidan meesha uma joogo :russ:

"Fransisco Madiera wuxuu ahaa calooshiis u shaqayste CBB da Farmaajo ka mid ah, waxaana laga laaluushi jirey canshuurta dadka Muqdisho laga qaado.

Waa kanaa asagoo codkiisii asagoo aflagaadeynaya Raysulwasaaraha, madaxdii hore ee dalka iyo madaxweynayaasha JL iyo PUNTLAND, wuxuu xaqirayaa dilkii Xil. AAMINO, waxaana hadalkiisa ka muuqda inuu Ololaha Farmaajo qeyb ka yahay!

Wuxuu ka soo gudbay xeyndaabkii iyo anshaxii diplomaasiyadda, wuxuuna u caytamayaa sida CBB-da Farmaajo oo kale, talaabada lagu eryay waxay ahayd mid sax ah, Farmaajaha waqtigu ka dhamaaday ee waraaqaha fadhi ku dirirka ay uga soo hartayna waxba laga weydiin maayo eryidda calooshiis u shaqayste Madiera.

Safiirada hore wasiirka arrimaha dibadda warqadiisa ayaa lagu eryi jirey ayadoo aysan jirin sabab cad!maanta warqad Raysulwasaare Madiera oo gefkaas geystay laguma eryi karta ninka na leh waa nin qarwaya ee oday hurdada ka toos, dalku ma ahan boos 13 ah oo aad adigu cabiratay!"

Re: Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 11:11 pm
by sahal80
we got Djibouti and Kenya in the AU. FM Abdi Said and maybe balal to be fired from foreign ministry. ar Farmaajo al baabkii ugu danbeeyay waa ka soo xirmay
:dead:


Re: Pres Farmaajo rejects Wiiftada Rooble and says ATMIS envoy Francisco Madeira can stay

Posted: Wed Apr 06, 2022 11:32 pm
by WadaniggaBarakaysan
sahal80 wrote: Wed Apr 06, 2022 11:11 pm we got Djibouti and Kenya in the AU. FM Abdi Said and maybe balal to be fired from foreign ministry. ar Farmaajo al baabkii ugu danbeeyay waa ka soo xirmay
:dead:
You have been saying this for the past two to three years. You have been continuously making threats against Farmaajo’s government. You made a lot of empty predictions against Farmaajo. Farmaajo completed 4 years and added extension to his term and nothing happened :lol:

When will you just give up?