
i had political party (SNC) with 22 seats in the parliament.
i told you this many times Hiiraan had 12 mps 7 of them were Hawadle we were equal the to whole hiraab who something like 4 each leave alone Mx who had 3 mps
Carta mj ayaa ka maqnaa MX aa u qeybiyay ayaga iyo Daaroodka(Mx has 14 and MJ12 but bc of PL MJ have 5 in aqalka sare that is 17 ajd mx have 2 in aqalka sare 16 ) saas ku qaateen wax badan waliba wax badan baa laga soo dhigay oo daaroodka yaryar ku qadi gaareen sida awrtable iyo leelkase
4.5 waxaa lagu qeybiyay qabiil ee laguma qeybin gobol. Buuloburdo alone had more mps than Jowhar abd Xamar(7)
hadii aan hawiye ka helnay 8 halka proper hawiye Abgaal 9 ka heleen murusadana 7 comparing to hawiyeraaca kale sida Ajuuraan and Garjante gardheere oo loo waayay kuraas so they joined beeshashanaad, Gaaljecel got 4, Sheekhaal oo sadex heleen and Dagoodia who got nothing so meel fiican kuma jirno? Kudar labada aqalka sare oon gacanteena ku qoronay anagoo ah hogaanka Hirshabelle. wa idinkaga horeeynay siyaasada lafihiina ilaashada the only beesha who elected its mps

https://fb.watch/cfNYzgn-G0/