One of the reasons that Farmaajo will fail to protect Medeira is that he does not control the government which he is supposed to cooperate with him. if the government and its ministries refuse to cooperate with him how can he remain in the country? When Farmaajo takes control of the government then he will be able to prevent this man from being expelled. The army is not the powers of the prime minister but the government is responsible for their spending and budget and they are under the defense minister who is not loyal to Farmaajo. The militias that Farmajo sent to Baladweyne I called it a black market army(Suuqmadoow) because their budget was outside the government.and today the army that celebrates april 12 is not getting a penny from from the Ministry of Finance and gaashaandhiga as revealed by AAW. It's the money from the Qatari intelligence. Finally, not all of the army is loyal to Farmaajo, but rather majority of them arevloyal to the opposition, and the evidence is that they surrounded him in his place(badbaado Xamar) Finally, the army is apolitical and forbidden to interfere in politics and elections. Kursiga Fahad sababta looga reebayo sadexda Kale waa ciidamadii uu keensadey inkastuu markuu baxey meel xero banaanka ah ka dajiyay waxay hor imaanee habraaca doorashada.
waxaan jeclahay inaan idiin sharaxay Farqi u dhaxeeya Farmaajo iyo Rooble. there is no such thing as Farmaajo Govt he is a warlord.
Somali Govt and military are two different things
Moderator: Moderators
Re: Somali Govt and military are two different things
Sahal soo kan sanbalooshe cidaama keensaday, what about AAW oo asagana ciidama keensaday or godax or the other xawaadle mp whose militias surrounded the place. Ciyaarta naga daa. Adiga ayaa noo sheegay inuu musharax kasta ciidama wato kkk.
Re: Somali Govt and military are two different things
laba farqi baa u dhaxeysa ciidan diidan boobka oon bandaw magaalada galin oo xeradiisa ku eg oon xildhibaan kale isbaaro u dhigan sida kan musharixiinteena oo ku wajahnaa bas dabageed iyo mid magaalada dhan saameeyay oo caburiyay oo dhaawicii isbitaalka loo qaadiwaayey sida kan fahadSbashi wrote: Sun Apr 10, 2022 8:07 pm Sahal soo kan sanbalooshe cidaama keensaday, what about AAW oo asagana ciidama keensaday or godax or the other xawaadle mp whose militias surrounded the place. Ciyaarta naga daa. Adiga ayaa noo sheegay inuu musharax kasta ciidama wato kkk.
ciidanka sanbaloolshe waa isla xiidanka xirada wuxuuna la deganaaa taliyaha socdaalka hirshabelle. Ciidanka dabageed iyo staffkiisa xataa waa u dabaal dageen waayo waa isku jufo hoose oo samatar muuse iyo xassan muuse la isku dhaho. markuu meeshatagey ciidankii oo suugag wata ayaa ku biirey waa isla sida kuwa badbaado Xamar ileen Xerada dhan waa tolka ugu yaraan 90%
ma aheen ciidan ka yimid Xamar oo bandaw magaalada galiyay maalintuu yimid ka hor oo qarax dhacay oo dhaawacii isbitaalka loo qaadi waayey hadana asagii "doorasha " lala tartamun galay horey u watey xildhibaano iyo siyaasiyiin u sacabtuma oo your conspiracy theorist ku tilmaamey guul hor dhac u ah guusha farmaajo i think he meant jab hor dhac u ah jabka farmaajo

xaaska taliye hore oo dhintay oo maamulka ka tirsan
Re: Somali Govt and military are two different things
sahal80 wrote: Sun Apr 10, 2022 9:10 pmlaba farqi baa u dhaxeysa ciidan diidan boobka oon bandaw magaalada galin oo xeradiisa ku eg oon xildhibaan kale isbaaro u dhigan sida kan musharixiinteena oo ku wajahnaa bas dabageed iyo mid magaalada dhan saameeyay oo caburiyay oo dhaawicii isbitaalka loo qaadiwaayey sida kan fahadSbashi wrote: Sun Apr 10, 2022 8:07 pm Sahal soo kan sanbalooshe cidaama keensaday, what about AAW oo asagana ciidama keensaday or godax or the other xawaadle mp whose militias surrounded the place. Ciyaarta naga daa. Adiga ayaa noo sheegay inuu musharax kasta ciidama wato kkk.
ciidanka sanbaloolshe waa isla xiidanka xirada wuxuuna la deganaaa taliyaha socdaalka hirshabelle. Ciidanka dabageed iyo staffkiisa xataa waa u dabaal dageen waayo waa isku jufo hoose oo samatar muuse iyo xassan muuse la isku dhaho. markuu meeshatagey ciidankii oo suugag wata ayaa ku biirey waa isla sida kuwa badbaado Xamar ileen Xerada dhan waa tolka ugu yaraan 90%
ma aheen ciidan ka yimid Xamar oo bandaw magaalada galiyay maalintuu yimid ka hor oo qarax dhacay oo dhaawacii isbitaalka loo qaadi waayey hadana asagii "doorasha " lala tartamun galay horey u watey xildhibaano iyo siyaasiyiin u sacabtuma oo your conspiracy theorist ku tilmaamey guul hor dhac u ah guusha farmaajo i think he meant jab hor dhac u ah jabka farmaajo![]()
xaaska taliye hore oo dhintay oo maamulka ka tirsan
Ciidan waa ciidan. Ama ciidaan federal ama ciidan HS ama ciidan NISA. Ama haa joogo xamar or beledweyne. Maxaa ka digay ciidanka beledweyne xalaal oo kan mogadishu ka digay xaraan. Mida kale qarax baad sheegtay so kan mucaaradka ku qasbay guudlaawe asagoo qaraxi 50 qof AUN ku dhintay inoo doorasahada qabto oo nin mucaaraad ku soo baxay. Ma qarax kaas ka xun baa jira.
What about the last xawaadle mp, didn't his militias kill someone. Anyways dhoolatus is not illegal, if you can't do it, don't blame whoever can.
Finally, didn't sanbalooshe and those other armed contestants win their seats. They chose the ergo and everything. So it's not a military that's against looting of seats, it's a military for preventing others from looting seats so you can loot them yourself!
Re: Somali Govt and military are two different things
Sbashi wrote: Sun Apr 10, 2022 11:43 pmsahal80 wrote: Sun Apr 10, 2022 9:10 pmlaba farqi baa u dhaxeysa ciidan diidan boobka oon bandaw magaalada galin oo xeradiisa ku eg oon xildhibaan kale isbaaro u dhigan sida kan musharixiinteena oo ku wajahnaa bas dabageed iyo mid magaalada dhan saameeyay oo caburiyay oo dhaawicii isbitaalka loo qaadiwaayey sida kan fahadSbashi wrote: Sun Apr 10, 2022 8:07 pm Sahal soo kan sanbalooshe cidaama keensaday, what about AAW oo asagana ciidama keensaday or godax or the other xawaadle mp whose militias surrounded the place. Ciyaarta naga daa. Adiga ayaa noo sheegay inuu musharax kasta ciidama wato kkk.
ciidanka sanbaloolshe waa isla xiidanka xirada wuxuuna la deganaaa taliyaha socdaalka hirshabelle. Ciidanka dabageed iyo staffkiisa xataa waa u dabaal dageen waayo waa isku jufo hoose oo samatar muuse iyo xassan muuse la isku dhaho. markuu meeshatagey ciidankii oo suugag wata ayaa ku biirey waa isla sida kuwa badbaado Xamar ileen Xerada dhan waa tolka ugu yaraan 90%
ma aheen ciidan ka yimid Xamar oo bandaw magaalada galiyay maalintuu yimid ka hor oo qarax dhacay oo dhaawacii isbitaalka loo qaadi waayey hadana asagii "doorasha " lala tartamun galay horey u watey xildhibaano iyo siyaasiyiin u sacabtuma oo your conspiracy theorist ku tilmaamey guul hor dhac u ah guusha farmaajo i think he meant jab hor dhac u ah jabka farmaajo![]()
xaaska taliye hore oo dhintay oo maamulka ka tirsan
Ciidan waa ciidan. Ama ciidaan federal ama ciidan HS ama ciidan NISA. Ama haa joogo xamar or beledweyne. Maxaa ka digay ciidanka beledweyne xalaal oo kan mogadishu ka digay xaraan. Mida kale qarax baad sheegtay so kan mucaaradka ku qasbay guudlaawe asagoo qaraxi 50 qof AUN ku dhintay inoo doorasahada qabto oo nin mucaaraad ku soo baxay. Ma qarax kaas ka xun baa jira.
What about the last xawaadle mp, didn't his militias kill someone. Anyways dhoolatus is not illegal, if you can't do it, don't blame whoever can.
Finally, didn't sanbalooshe and those other armed contestants win their seats. They chose the ergo and everything. So it's not a military that's against looting of seats, it's a military for preventing others from looting seats so you can loot them yourself!

for the last time im telling you ciidanka mucaaradka forced to open the competition no more no less halka ciidanka Fahad uu boobay kursigiisa. anaga waa ka qaleynay maadama uu furo u ahaa doorashada Baladweyne boobkiisana na khuseen maamulkana ku dhex gabanayay.
markii kuraasta la furey waa carareen ragii iyo naagihii loo xiri rabay. waxaa ku soo baxay mucaaradkii.
askari la dilay ma maqlin marka laga reebo mid ku dhintey rasaasaasta dabaaldega oo meesha ka fogaa
Re: Somali Govt and military are two different things
Trolling ma aha. Ninkii godax ahaa soo kan 60% ergada asaga gacantiisa ku qortay sida aad adiga ee sheegtay, kabacdina ka noqday oo 50% qortay. Nin walba oo hubeysanaa wuu ku soo baxay kursigisaa marka laga reebo godax oo si farsamo ah looga adkaaday.
Kursigaan hop 59. Yaa qaatay? Ninkii hubka haystay yaa la tartami karo qofna. Hal qof oo malxiis ah ayaa la tartamay. Adigana waad sii sheegtay round 1 inuu soo baxaayo. Marka aaway kursiga furan? Tartan furan kulaha more like musharaxa qasbay in kursiga asaga loo xiro.
Who are these militias he has? These are the xalaal militia according to you, just nisa and gorgor are xaraan. As long as they are local militia they can be brought inside the voting area and be used to influence votes.
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=406378

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 1045 Views
-
Last post by NewHargeisaGirl
-
- 3 Replies
- 589 Views
-
Last post by original dervish
-
- 25 Replies
- 2380 Views
-
Last post by sahal80
-
- 0 Replies
- 482 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 33 Replies
- 5515 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 91 Replies
- 14285 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 4 Replies
- 784 Views
-
Last post by Coeus
-
- 2 Replies
- 1117 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1478 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 13 Replies
- 1650 Views
-
Last post by maman321