Gudoomiyaha Reer waqooyi
Ku xigeenka koowaad Galmudug&Hirshabelle
Ku xigeenka labaad(JL&PL)
Maadama shaley Galmudug heesay(Bukhaari) Jiiradaan Hirshabelle ayaa rabta waxaana ka sharaxan senator Canjeex oo ah Xawaadle
Maadama Shaley JL heesay ku xigeenka labaad (Mowliid) waxaa jiiradaan u sharaxan PL(Sareedo)
waxyaabaha ee CBB la fahmiwaayeen in gudiga doorashada aqalka sare nin KG ah loo dhiibo waa qabiil darteed maadama aysan aqalka sare meel ka soo galin sida Dir, Daarood iyo Hawiye.
waxaa jira kooxda la baxdey mataanaha ceelbuur(Dhageey iyo Dhagdheer) oo raba inay waayoarag xamlad ugu galaan inay qaadtan gudoomiye ku xigeenka koowaad waase arkeynaa this is Hirshabelle time
Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
Moderator: Moderators
Re: Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
My guy Canjeex hasn't run yet for the first deputy and looks like he's not going to do so as his cousin Shacbaan is running for it. He is Hawadle of Jowhar so we were expecting to have the both sides of Hirshabelle backing him but they r not doing shit to claim that its Hirshabelles turn we need a president from Hiiraan to look after the State interests!
Hirshabelle looks shit and absent from the political scene under this reer B**diye
Looks like it will be the Ceyr Abdihakim macalin from Galmudug he has wide connections from QoorQoor to Ahlusunna and PL even pro Farmaajo will vote for him as he is no longer opposition(Fired by Himilo)
Aqalka Speaker will likely be Abdi Hashi again. Salah Ahmed Jamac is pro Farmaajo

They're not Waqooyi, they're reer Banadir. Nevertheless I acknowledge their hustle
Abdi Hashi is a key part of the opposition
Abdi Hashi is a key part of the opposition
Re: Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
Midababada Abdihakin Maalin oo hada matabaan sheeganaya si uu Hirshabelle u noqdo warninkaan carar badanaa
one comment
"Hhhhhhhhhhhhh hal sano gudaheed ayaa la isku maray upd, himilo qaran, nabad iyo nolol, sen abdihakiin waa nin dadkiisa jecel inuu soo wada salaamo
"
Hirshabelle Hawadle
Galmudug HG
gudoomiyaha labaad JL waxaa ka sharan OG(gaboose) iyo MX(Fartaag)
PL mj Sareedo
.

one comment
"Hhhhhhhhhhhhh hal sano gudaheed ayaa la isku maray upd, himilo qaran, nabad iyo nolol, sen abdihakiin waa nin dadkiisa jecel inuu soo wada salaamo
Hirshabelle Hawadle
Galmudug HG
gudoomiyaha labaad JL waxaa ka sharan OG(gaboose) iyo MX(Fartaag)
PL mj Sareedo
.
Re: Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
indhoadeega Reer mudug hanala tartamina ayagoo awal horey u heestey jagadaan
igaarkeena he has the backing of Dabageed. i was pro Canjeex but Dabageed and reer hiiraan sees him as reer Jowhar
.
what a flip flopper watch this video. siyaasada muufeysiga aa mawqif laheen

igaarkeena he has the backing of Dabageed. i was pro Canjeex but Dabageed and reer hiiraan sees him as reer Jowhar
.
what a flip flopper watch this video. siyaasada muufeysiga aa mawqif laheen
Re: Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
Sahal Cabdukxakiim is an two-timing snake, many HGs already know that he is Pro-Fahad iyo Farmaajo, and this is why QQ elected him as Senator, so having said this, i must say that its Guudlawe's fault, because it is he who should builtand suport his Hirshaeblle representatives for the tartanka senate election and parliament election.sahal80 wrote: Thu Apr 21, 2022 6:07 pm indhoadeega Reer mudug hanala tartamina ayagoo awal horey u heestey jagadaan![]()
igaarkeena he has the backing of Dabageed. i was pro Canjeex but Dabageed and reer hiiraan sees him as reer Jowhar
.
what a flip flopper watch this video. siyaasada muufeysiga aa mawqif laheen
Anyway, i hope the best man win for this Post.

Re: Musharixiinta Gudoonka aqalka sare
Kees,
Abdihakim eeleeydii dhan uu heestaa HG maxeey ka faaiddee nin danahooda lid ku ah? sababta aqalka sare xor u ahaa waa Abdi hashi iyo bukhaari sabata aqalka hoose loo qabsadey muudeey iyo cawad. Abdi hashi wuxuu u baahanyahay nin hawiye ah oo xor ah. Nasiib daro xoogaa yar oo HG ah oo mucaarad ah abdihakim ay taageerayaan out of tolnimo
HG hadeey rabto codka Hawadle ee madaxweynaha booskaan ha baneeso
Abgaal iyo udeejeen mowqif musharaf ah ay ka qaateen sidoo kale gugundhabe iyo jareerta
laakin maamulka inuu ku doodeey aheed jiiradaan hirshabella leh.
i hope taagerada Cali yare inay qarxiso
8deeda senator ee Hirshabelle waa mideysan yihiin taas waa guulweyn. Two hawadle, Two Abgaal, 1 udeejeen, one sadex cumar (jareerweyne) 1, gaaljecel, 1 jijeele(gugundhabe)
Hirshabellenimada ha waarto

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 532 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 61 Replies
- 7016 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 25 Replies
- 1638 Views
-
Last post by Nomand
-
- 4 Replies
- 572 Views
-
Last post by Thecoolguysomali
-
- 33 Replies
- 2568 Views
-
Last post by Thecoolguysomali
-
- 2 Replies
- 498 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 11 Replies
- 1011 Views
-
Last post by sav12600
-
- 7 Replies
- 3472 Views
-
Last post by Geeljire252
-
- 34 Replies
- 4815 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 6 Replies
- 2705 Views
-
Last post by smooth