27 april doorashada gudoonka golaha shacabka waxaa ka soo horeeya tan aqalka sare. xeerhoosaadka baarlamaanka wuxuu qabaa sagaal maalmood kadib magacaabdida gudiga baarlamaanka in gudoonka golaha shacabka lagu doorto oo ku beegan 27 april
waxay ila tahay in ka dooranayo mucaarad from KG sida Adan madoobe laakin malaga yaabaa in Rooble team iyo UPD oo gudiga doorashada barlamaanka hogaaminaya xidig ku xadi rabaan taas oo soo afjari karta qorshaha Deni?
sida muuqata hadii 27 la doorto speakerka G16 ceelwaaq kama gaari karaan.
Geylan caawa Qeylodhaan ayuu dirayay

one comment "Yaaa daaroodey besaa kuu dhiman
"MADOOBE: Ceelwaaq baa mashquul looga dhigay mashruuca 16-ka Kursi, Deni-na maanta uunbuu kusoo laabtay Garoowe, Farmaajana Kursiga Fahad ayuu mashquul kuyahay."