waxaas Farmaajaa isticaalayay hadana qawleysatadiisii have ditched him and Fahad
waxaa kaloo la mida ismaaweelinta Gedo oon xataa heesan JLs SEIT ayaa maxkamed wax u tari kartaa bal ku quusta tan Fahad ku dhacdey! Sheikh CBB been uu idin ka dharjiyay ninkii lahaa Mursal ayaa speaker sii ahaanaya maalintii dhaarta baarlamaanka

Rooble's release of the SLs financial grants left a great impact on the souls of the northerners. like they said Af wax cuney xishoo. im joking laa shukra calaa waajib

Baashi waxaa la saarey cadaadis ilaa SL ah. waxaa la dhahay ma Rooble ayaad sidaan ugu Abaal mariniysaa? arintaan faraha kala bax!
Waxaa la dareenayaa sidii dhibaatadii suuqii waaheen u dhacdey isku soo dhawaansho reer Xamar iyo reer Hargeysa bal xataa waxaa la sheegayaa in muuse biixi uu Xildhibaanada waqooyi uu hassan Sheekh iyo Abdi hashi oo ku cid ah u weeciyay
waa kan moqifkii hore ee Baashi oo CBB ka yaabiyay waa isku dhexyaaceen