Page 1 of 2

my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 5:24 am
by sahal80
i laughed at this guy(maxay kula tahay) who just cares about vews(both mucaarad and muxaafid)

waxaan goostey inaan thread ka sameeyo arintan si aan markii warkeygu soo baxo halkaan soo dhigo

Sababta kaliya een loo dhaarinayn xildhibaanada ceelwaaq waa si ay san u saameen jadwalka doorashada iyo hadal jeedinta murashixiinta gudoonka waayo hadii ay dib u dhacaan waxaa dib u dhacaya doorasha gudoonka. marka waxaa la dhaarinayaa waqti u dhaxeeya hadaljeedinta iyo doorashada gudoonka sida 25ka april iyo 26 april

Farmaajo mob ayaa qas ka dhex sameyndoona golaha hadii la dhaariyo xiliga hadal jeedinta oo maanta ku eg ee xataa amni ahaan loogama baqayo aminga doorashada waxaa ka masuul ah rooble.

Dhaarinta xildhibaanada ceelwaaq iyo doorashada gudoonka waxaa lagu qabanayaa afisyoone oo wax arbushaad ah ka dhici karin. dhaarinta xildhibanada ceelwaaq waa 25 april sidaan labo maalin ka hor sheegay ama talaadada 26 april ka hor 27ka april ee doorashada gudoonka waa qorshe ay isla degeen dhabancad iyo Rooble. take a screenshot. muran marabo waa inoo afisyoone
:ufdup:


https://fb.watch/cAT3RlMPFz/

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 6:05 am
by Kees70
Ninkan Abdulahi Osman Farah waa tuug CBB, he has been attacking the opposition Rooble, Madobe, Deni and MM except Xasan Kheyre, it's obvious that this calool shaqeysti Abdulahi Osman Farah is being paid by Xasan Kheyre to attack the opposition and also to praise him 24 Hours.


Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 6:14 am
by Sbashi
War cad! Sahal hadoow haa badalin saan ayaa dhacday iyo saan marabno. If these ceelwaaq mps by 27th are voting for new gudoomiye, you win. If the election of the speaker happens without them, we win. If the speaker election is postponed it's a tie.

See you on 27th :ufdup:

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 6:37 am
by Rebelxx222
I can’t wait to see the tears of a certain demographic on this site. I think the coward Voltage who fled the scene might commit suicide from all that stress kkkk

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 7:04 am
by sahal80
Sbashi wrote: Sun Apr 24, 2022 6:14 am War cad! Sahal hadoow haa badalin saan ayaa dhacday iyo saan marabno. If these ceelwaaq mps by 27th are voting for new gudoomiye, you win. If the election of the speaker happens without them, we win. If the speaker election is postponed it's a tie.

See you on 27th :ufdup:
:up:
war cad :lol:

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 7:23 am
by sahal80
Kees70 wrote: Sun Apr 24, 2022 6:05 am Ninkan Abdulahi Osman Farah waa tuug CBB, he has been attacking the opposition Rooble, Madobe, Deni and MM except Xasan Kheyre, it's obvious that this calool shaqeysti Abdulahi Osman Farah is being paid by Xasan Kheyre to attack the opposition and also to praise him 24 Hours.

:lol: yaanan ku danbaabin waa ramadaane. ninka dhahaya FEIT waa laba garab, QoorQoor oo guriga madoobe faraha la gali kara, doorashada garbahaarey, Farmaajo oo awood ciidan ku qabsan kara villa Baydhabo xili policeka iyo ciidanka mamnuuc ka tahay siyaasad amniga doorashadana masuul ka yahay rooble ayadoo la ogaa sidii laamaha amaanka madiera u diideen inuu soo galo ceebta ku dhici doonta u fiirso maalmaha soo socda laakiin waxaan ku bartey inuu isbadalo asagoo ka hordhacaya fashilkiisa. u fiirso markii his next Gedo topic!

CBB were attacking this guy for stating the truth. he implies Garbahaarey reaction is not recognized by FEIT "Based on election results recognised by the federal election committee"

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 10:15 am
by grandpakhalif


Aweey dhaarti Ceelwaaq :russ:

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 12:47 pm
by barbarossa
Ceelwaaq ama garbahaarey midna mala aqoonsan. Once again stalemate uu ku dhumaadey loolanka labada Co-beelaha dhexe ee jubaland. Back to the drawing board for Smallteeth and Longfeet.

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 3:20 pm
by TheOgadenAAR
at least P.O and co can solace in their modship. :lol:

the tears have been overflowing already on social media.

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 3:49 pm
by sahal80
mission accomplished!


Rooble Farmaajo sadex jab uu u geestey maalmihii la soo dhaafey horeyna gudiyada federalka ee doorasha ayuu uga adkaadey:
1-burintii madeira
2-the interim Speaker
3- Gudoomiyaha Gudiga doorashada baarlamaanka


Dadka hada ay fahmeen sababta uu Rooble u buriyey Madeira kaasoo ahaa mid kamid ah Caqabadaha Doorashada hagar daamin jiray

Xildhibaanada Ceelwaaq afisyoone ayaaa lagu dhaarinayaa haduu joogi lahaa madeira wuu is hortaagi lahaa

Dhabancad wuxuu hada joogaa xeendaabka airportka laga yaabo bari oo bandaw lagu soo rogayo looma ogolaan doono waxaan Rooble fasax ka heesan







being under the mercy of the ex opposition speaks volumes



Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Sun Apr 24, 2022 6:45 pm
by grandpakhalif
Rooble foowdo u wada laakin uu malayn maayo in baarlamaan degan inay la kulmayaan hadi jajuusinta Kenya laso geliyo.

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Mon Apr 25, 2022 5:52 am
by Nubis
:up:

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Mon Apr 25, 2022 10:21 am
by sahal80
25tii april waa la gaarey. kuwii Farmaajo ee Garbahaarey oo kadaba ordaya kuwii ceelwaaq meel walbe ilee afisyoone. dartood ayaa hotel decale loo kireeyay kuwii ceelwaaq car soo gala

waa kuwaan kuwii axmed buulo oo xalane hortaagan oo jac ku dhagtey war maxaad madoobe u daba ordeysaan meel walbe hadaad wax isku heesaan maad waqtigiina gashaan :pac:

.



.

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Mon Apr 25, 2022 10:43 am
by sahal80
xogteydii sooma sii bixin 25ka bisha :myman:

16 ceelwaaq Gedo waa la dhaariyay

Re: my take on Ceelwaaq vs Garbahaarey, take a screenshot!

Posted: Mon Apr 25, 2022 10:46 am
by Kees70
:russ: :dead: