kkkk Murax war ma noo shahay horta?
Dalka waxaa ka taliya xukuumada Somalia oo uu hogaamiyo rooble waad aragtaa jabka uu u geesto Farmaajo maalin kaste waxaa ugu danbeeyay madeira oo wasaarada amniga oo laamaha amniga hoostagaan mamnuucday.
waxaadan aqoon systemka dawlada. madaxweyne meelna kama soo galo bankgia dhexe marka laga reebo magacaabida gudoomiyaha miisaaniyada iyo lacagta waa masuuliyada xukuumada wuxuu u baaanyahay wasiirka maaliyada oo u shaqeeya mana u shaqeeyo. lacagta ciidanka waxaa bixiya wasaarada maaliyada waxay martaa wasaarada gaashaandhiga oo ku shubta bankiyada loo mariyo sida salaama bank oo askariga cardkiisa ugu rida. Dabaaaldagii farmaajo 12 april ee amisom ku ilaalineysay lagama bixin bankga. ciidamadii uu baladweyne u diray bankga lagama biilin. ku darso $12 million ee bankga u diray SL oo rooble amrey.
villa baydho vs afisyoone
Aminga doorasha ciidan meel kama soo galo farmaajana meel kama soo galo waxay la shaqeeyaan Rooble laakiin Farmaajo wuxuu rabaa qas iyo isku dhac si uuu u baajiyo doorashada. Ciidanka waa qeybsan yahay laga bilaabo villa wardhiigley waakuwa iska soo horjeeda waa tii kuwii farmaajo ee ku soo duuley xafiiska rooble la buriyay oo Farmaajo shaqo joojin ku sameeyn waayey rooble? Hadii amisom ka baxdo villa wardhiigley waad ogtahay in Farmaajo saacado yar sida qadaafi loo galayo ninka gaashaandhiga tagi waayey amisom la aanteed
sxb qas marabno doorashada dib u dhiga your farmaajo will be out in less than a month saa darteed waxaan aadney meel xildhibaanada ceelwaaq bas gali karaan buuq la,aan iyo 17 sep baa la jabiyay.
farmaajo waa is waalwaali karaa inta amisom ilaalinayso marka maxaan ka faaideynaa isku dhac amisom atmy asaga waardiyeynaso? rag haduu yahay banaanka ha iskeeno without amisom!
markaan doorano madaxweyne gudaha bisha may ayaa hal mar amisom naga hor wareegi sidaas ayaan u rabin isku dhac baajiya doorashada oo qolka mugdiga uu ku sii joogo!
waxaan soo galin wiifto Farmaajo kaga cabanayo rooble inuu mushaarka ka jarey maleeshiyadiisa soo taas kuma filna?
wasaarada maaliyada ma bixin miisaaniyada 12 april
4:20. Farmaajo in my eyes is a warlord who uses illegal qatar money.
https://fb.watch/cCihHSah4W/