internal security minister explains what happened. horta Dhabancad maaha waxa la hor istaagey ee waa xildhibaanada Ceelwaaq oo Xijaar u diiday inay asaga u galaan si uu u dhaariyo. xijaar wuxuu iska dhigayay nin ilaalinaya dhabancad laakiin hoose siyaasad ka shaqeynayay(lama kulmi kartaan Dhabancad) wasiirka amniga oo uu hoostago ayaa amrey asna wuxuu sameeyay amar diido. waa inoo soo noqoshada Rooble odagaan midabada badan waa in sidii Fahad loo qubeeyo!
https://fb.watch/cCPUmo_fX3/
Xijaar alamtara waa soo dhaafey!
https://fb.watch/cCTmGXyr-4/