Cali Shacbaan from Hiiraan ku xigeenka Koowaad
Ku xigeenka labaad sifiican lamo hubo maadama JL labo ka socdaan PLna ku jirto waliba mj kalia ayaa 5 xubin kuleh golaha hadii ay soo bixi waayaan waxay taageeri karaan dhinac labada kale gaboose(OG) iyo Fartaag(MX) Deni iyo Fartaag iskuma fiicna maadama uu mucaaradka Xamar ku xiranyahay.
Walaalaheen HG seey u dhaqayeen Abdihakin maalin farihii aa murxay kadib waa isaga hareen saan mar walbe u soo qufeynay ceebihiisa xiligii mudokorarsigii fashilmay oo uu ka hor yimid halgankii badbaado qaran iyo dabadhilifnimo badan oo qarsooneed

waxaa kaaga daran khudbadiisa xildhibaanaduu tuugo ku tilmaamay "hadeey tuug doortaan inay la mid noqonayaan tuugadaas" maah maah xun uu u soo qaatey.
Dhinaca kale Shacbaan ayaa duqeyn xoogan u geestey cabdihakim si dadban "hogaan daacad ah oo leh aragti kuwaas oon looga baran isbadbadal iyo gobildhacleyn siyaasadeed, hogaan meel cad iska taagi kara qadiyadaha waaweyn ee dalkeena isla markaana ay danta guud kala weyntahay mida shaqsiga ah, hogaan madaxbanaan oo fahansan in sababta ay siyaasada u soo galeen ay tahay dhaxal reeb.
Ugu danbeyn Maamulka hirshabelle ayaa taageero xoogan u muujiyay shacbaan. mucaarad mustaqil waaye been waaye dacaayada maxey kula tahay uu suuqa ka galiyay inuu kheyre ku xiran yahay ninkaan waa nin lacag leh uma baahna cid fundgareysa.