aaway murax ciidamada Farmaajaa u taliya? Labo maalin wuxuu ka shaqeeynay Farmaajo labo daqiiqo ayuu Rooble ku kala tuurey markuu soo noqdey. policekii ayaa Rooble amar ku siiyey inay degdeg ka baxaan goobihii ay saaka xirteen waxaana lagu badalay ciidan Xafiiska rooble ka socda oo la wareegay waxay soo galiyeen xildhibaanadii Ceelwaaq waxayna diideen kuwii Garbahaarey
war dalkaan xukuumad baa ka taisa ee warlord Farmaajo meelna kama soo galo
hanaladhaariyo oo loo diidey inay galaan afisyoone
Radio Shabelle oo saaka baafiyay beentii CBB Galwaaq hada waa qirteen in 16 ceelwaaq ku jiraan. waa ka saareen markii danbe warka dhahay roobley la socdeen