Jimbie wrote: Wed Apr 27, 2022 5:00 pm
sahal80 wrote: Wed Apr 27, 2022 4:48 pm
Jimbie wrote: Wed Apr 27, 2022 4:44 pm
Sh sharif+khayre will the new duo if they pull this off
besides Farmaajo votes. i Think Hassan sheekh, Ex damjadiid, Rooble team, Deni together has more chances than Shariif and Kheyre.
Farmajo+sh sharif+khayre easy landslide
Fahad suggested to Farmaajo to make Tanaazul for Kheyre in the first round not in the washamsi second round but Kheyre is unlikely to be in the third place how can he make tanazul for him in the first round? Farmaajo has to say if he scores less than a 100 after the first round. "my supporters give my vote to Kheyre"
also Kheyre is part of the much hated N&N system. Election of former speaker Adan madoobe shows people have
nostalgie for the old regimes could be hassan sheilh vs Sharif and Faraajo backing sharif
here a message i sent about Fahad plan to a friend last monday
"Fahad iyo Farmaajo waa is khilaafeen. Fahad waa qorshe Qatar oo ka weyn qabiil halka farmaajo yahay qorshe qabiil oo ah in asahlga iyo qabiilkiisa meesha heestaan waligood.
maxey isku khilaafeen?
Farmaajo oo dhahay doorashada waa ka hortagayaa waa ujeedaa wareerarada uu maanta wado ninkaan waa ismiidaaminooyaa in istoogtaa xataa dhici karta. marabno inaan badbaado xamar igu
no inaan badbaado xamar igu jawaabno waa suu rabo another pm iyo waqti lumis. wuxuu yiri waa diideynaa doorashada xataa hadii madaxweyne la doorto kamana qayb galayo waxaa la jabiyay heshiiskii sep 17 waxaan waayey xildhibaanadii Gedo ooy ku jiraan mid xassan sheekh aad u taageersan. xildhibaanada ceelwaaq waxaa la dhahay haduu farmaajo soo baxo wuu idinka qaadi kuraasta marka marabaan ineey u codeeyaan. waxaa ka buuxa reer guri ciilqaba oo ka tirsan maamulka JL
Farmaajo xaalkii hitler uu taagan yahay inleen bil kayaraa u hartey
Fahad oo soo jeediyay in markastaba doorashada galaan laakiin uu Farmaajo tanaasulo wareega koowaad haduu keeni waayo codad sare yacni wax la eg 130 sida ay sheegtaan maba gaari karo 80. hadii Farmaajo 100 gaari waayo wareega koowaad uu tanaasulaa wuxuu u baneyn meesha Kheyre oo heli kara ilaa 35-40 cod
wareega
wareega labaad ayaa kheyre qaadan codadkii farmaajo waxaa lagaari wareeg sadexaad kheyre iyo mid kale
qorshahaas uu fahad degay laakin farmaajaa diidan. Kheyre iyo fahad waa isku biireen mar kale
https://ibb.co/94R641J
https://ibb.co/GJGxYJY
https://ibb.co/ZxfHkVN
fahad plan
https://ibb.co/xG7Fy06
khayre second round
https://ibb.co/N28bq1b