Kees70 wrote: Fri Apr 29, 2022 3:59 pm
sahal80 wrote: Fri Apr 29, 2022 3:25 pm
grandpakhalif wrote: Fri Apr 29, 2022 3:13 pm
Khayre rajadiis ka waran sahal Murusade ka qaraabanaya ani
Number 3 in hawiye candidates i think after Sharif and ex Damjadeed and team Rooble who r under HG influence who ever leads them. i will give him less than 40 cod in the first round.
Hadii Farmaajo u tanaasulo after first round he will be in the final but bc of isbadaldoonka the other candidate will win. for F&F its better to back Shariif instead of Kheyre hadii kale ex Damjadeed and Hassan Sheikh will win it and then they will retaliate on F&F
Im hearing that Farmaajo is putting Cali Yare as N&N Candidate, this candidacy will cause rupture in the opposition since we all know the HG camp have the most influence in the Parliament and also this will put an huge dilemma to HGs in the opposition camps, will they stick with shisheeye candidates or will they back their cousin Cali yare.
Will the likes of Mahad Salaad campaign against his brother Caqli yare???

Cali yare amuu ka danbeeyaa warkaas wax lagu qoslo waaye.
Farmaajo aduunka HG lama tusi karo waana ka shalaaya maanta dhan. Siyaasi XL ah oo aad sxbo u yihiin oon inta ka sheegi karin magiciisa uu meel dhaweyd HG iyo Rooble uga calaacalayay waxay ka hadleen ragii qabiilada kale oo siyaasigaas ku jiro oo rooble la sharaxnaa balse Farmaajo Fahad iyo team shiikhaal warkooda qaadtey.
HG waa gob markaste xoreysa Hawiye xataa hadii aad weydaan pmka waxaad ka tagteen karaamo iyo gobonimo
aniga waxaan u soo jeedin lahaa HG inay taxaaluf ka gasho dir iyo D&M iyo OG oo speakerka OG ka dhigaan markaas Pmka HG ha qaadato madaxweynahana D&M.
markaas PMkaa toos u xukumaya Xamar
Sharif sakin ayaa fikirnaan Damjadeed u soo jeediyay 2016 inuu guuleed pm ka dhigayo laakin hassan sh ayaa diiday