Farmaajo waa isbadal doon!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

:pac: :dead:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by AbkoowDhiblaawe »

:russ: :dead:
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Kees70 »

:snoop: Handicap Mohamed Abdullahi Farmaajo waa Kheyrul-Masuul dal iyo dad wuu iibiyey shartiisa allah na dhaafiyo, walahi waqtiga ayuu naga lumiyay.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

Xogtii aan halkaan ka sheegi jiray waa hore inuu Wareega koowaad kadib Kheyre u baneeyo oo Golfyare soo dhigay inkastoo Kheyre ka xusin waxaana ugu wacan Shariif oo la sasabayo. waxaa kaloo soo baxaya inuu isa sharaxeyn. Gudiga doorashada madaxweynaha oo uu another puntlander Geele hor kacayo iyo Adan madoobe oo ku heshiiyay in marka Farmaajo shahaadada musharaxa qaato uu la mid noqonayo musharixiinta kale oo uu madoobe toos ula wareegayo amaanka dalka. markaas ayaa madoobe fasixi doonaa xildhibaanada ceelwaaq oo ka qeyb galaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta ileen amaankuu uu la wareegi kadib markuu farmaajo is diiwaan galiyo. Shahaadada waxaa la bixinayaa inta u dhaxeysa 8 iyo 10 busha(isdiiwaan galinta) yacni afar maalin gudahood Farmaajo waa shacab.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Fri May 06, 2022 9:48 am Xogtii aan halkaan ka sheegi jiray waa hore inuu Wareega koowaad kadib Kheyre u baneeyo oo Golfyare soo dhigay inkastoo Kheyre ka xusin waxaana ugu wacan Shariif oo la sasabayo. waxaa kaloo soo baxaya inuu isa sharaxeyn. Gudiga doorashada madaxweynaha oo uu another puntlander Geele hor kacayo iyo Adan madoobe oo ku heshiiyay in marka Farmaajo shahaadada musharaxa qaato uu la mid noqonayo musharixiinta kale oo uu madoobe toos ula wareegayo amaanka dalka. markaas ayaa madoobe fasixi doonaa xildhibaanada ceelwaaq oo ka qeyb galaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta ileen amaankuu uu la wareegi kadib markuu farmaajo is diiwaan galiyo. Shahaadada waxaa la bixinayaa inta u dhaxeysa 8 iyo 10 busha(isdiiwaan galinta) yacni afar maalin gudahood Farmaajo waa shacab.

Walahi Shariif waa jaahil if he still believes that he is Farmaajo/Fahads PLAN B, they have used shariif a lot and they will soon discard him for Xasan kheyre.

Anyway whichever Hawiye candidate becomes President, one thing is for certain that Farmaajo and his beesha reer Gedo are finished, there is no way that the incoming Hawiye President will choose to defend Gedo's interests over the bigger Kablalax block's (JL and PL) interests, an heavy karbaash called gumeysi awaits reer Gedo post Farmaajo.
Last edited by Kees70 on Fri May 06, 2022 10:24 am, edited 1 time in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Fri May 06, 2022 10:04 am
sahal80 wrote: Fri May 06, 2022 9:48 am Xogtii aan halkaan ka sheegi jiray waa hore inuu Wareega koowaad kadib Kheyre u baneeyo oo Golfyare soo dhigay inkastoo Kheyre ka xusin waxaana ugu wacan Shariif oo la sasabayo. waxaa kaloo soo baxaya inuu isa sharaxeyn. Gudiga doorashada madaxweynaha oo uu another puntlander Geele hor kacayo iyo Adan madoobe oo ku heshiiyay in marka Farmaajo shahaadada musharaxa qaato uu la mid noqonayo musharixiinta kale oo uu madoobe toos ula wareegayo amaanka dalka. markaas ayaa madoobe fasixi doonaa xildhibaanada ceelwaaq oo ka qeyb galaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta ileen amaankuu uu la wareegi kadib markuu farmaajo is diiwaan galiyo. Shahaadada waxaa la bixinayaa inta u dhaxeysa 8 iyo 10 busha(isdiiwaan galinta) yacni afar maalin gudahood Farmaajo waa shacab.

Walahi Shariif waa jaahil if he still believes that he isFarmaajo/Fahads PLAN B, they have used shariif a lot and they will soon discard him for Xasan kheyre.
:lol:

i don't think even Kheyre will work for them he has around 30s qarxiska hada socda looguma codeyn doona sida Sacadiya Salaad oo number fiican heesatey(she was number 2)
filimkaan xildhibaanada waa la socdaan wixii Farmaajo laga uriyo waa laga carari hadeey sii sheegaana cardkiiseey gubayaan
my new thread the return of ex Damjadeed loading. im still collecting xog i need until 10 of may to see who is candidate and who is not including Farmaajo. when i said ex Damjadeed i don't mean particular candidate though Hassan Sheikh is the one who is in the first place laakiin ilaa hada hal musharax uma aruursana waxaa kamid ah Guuleed inkastoo uu Hassan Sheekh uga dhaw yahay

dhowr qodob ayaan ku saleeyay
1-Adan madoobe iyo Shariif waa isku xisbi lama rabo another mursal hadii kale waa isku milmayaan oo pmka ay u heshiinayaan
2- Damjadeed lacag badan aa soo gashey xildhibaano badan ay aruursanayaan

3-waa ugu calaaqaad badan yihiin tusaale groupkii Rooble iyo Abdullahi Carab, Deni, AAW

4-Hadii ay hassan Sheekh ku daba feylaan he can unite PL, Galmudug, Hirshabelle and JL
Last edited by sahal80 on Fri May 06, 2022 10:30 am, edited 1 time in total.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Nomand »

You said he would not run, and now it is official he is running for reelection. btw there is no plan b or c. no one trusts that snake Kheyre.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

Nomand wrote: Fri May 06, 2022 10:30 am You said he would not run, and now it is official he is running for reelection. btw there is no plan b or c. no one trusts that snake Kheyre.

:lol: as skeptic im not very fond of using the language of certainty i say it's unlikely or likely also this piece of propaganda can't prove shyt.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Nomand »

sahal80 wrote: Fri May 06, 2022 10:38 am
Nomand wrote: Fri May 06, 2022 10:30 am You said he would not run, and now it is official he is running for reelection. btw there is no plan b or c. no one trusts that snake Kheyre.

:lol: as skeptic im not very fond of using the language of certainty i say it's unlikely or likely also this piece of propaganda can't prove shyt.
:wtf: :wtf:

So the official communique from president farmaajo spokesperson doesn't mean anything. But the ramblings of golfyare is the truth?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

Nomand wrote: Fri May 06, 2022 11:55 am

hadhoow maxaad dhihi haduu Farmaajo gali waayo wareega koowaad oo lagu cadaadinayo? :lol:

"Odayga Mohamed Abdullahi Farmaajo maba dhihin mar kale ha leey doorto’e, dad u ololeeynaya ma iyagaa la dooranayaa? Sida 2017 inta fagaaraha yimaado ha noo sheego barnaamijkiisa cusub."

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Kees70 »

sahal80 wrote: Fri May 06, 2022 10:24 am
Kees70 wrote: Fri May 06, 2022 10:04 am
sahal80 wrote: Fri May 06, 2022 9:48 am Xogtii aan halkaan ka sheegi jiray waa hore inuu Wareega koowaad kadib Kheyre u baneeyo oo Golfyare soo dhigay inkastoo Kheyre ka xusin waxaana ugu wacan Shariif oo la sasabayo. waxaa kaloo soo baxaya inuu isa sharaxeyn. Gudiga doorashada madaxweynaha oo uu another puntlander Geele hor kacayo iyo Adan madoobe oo ku heshiiyay in marka Farmaajo shahaadada musharaxa qaato uu la mid noqonayo musharixiinta kale oo uu madoobe toos ula wareegayo amaanka dalka. markaas ayaa madoobe fasixi doonaa xildhibaanada ceelwaaq oo ka qeyb galaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta ileen amaankuu uu la wareegi kadib markuu farmaajo is diiwaan galiyo. Shahaadada waxaa la bixinayaa inta u dhaxeysa 8 iyo 10 busha(isdiiwaan galinta) yacni afar maalin gudahood Farmaajo waa shacab.

Walahi Shariif waa jaahil if he still believes that he isFarmaajo/Fahads PLAN B, they have used shariif a lot and they will soon discard him for Xasan kheyre.
:lol:

i don't think even Kheyre will work for them he has around 30s qarxiska hada socda looguma codeyn doona sida Sacadiya Salaad oo number fiican heesatey(she was number 2)
filimkaan xildhibaanada waa la socdaan wixii Farmaajo laga uriyo waa laga carari hadeey sii sheegaana cardkiiseey gubayaan
my new thread the return of ex Damjadeed loading. im still collecting xog i need until 10 of may to see who is candidate and who is not including Farmaajo. when i said ex Damjadeed i don't mean particular candidate though Hassan Sheikh is the one who is in the first place laakiin ilaa hada hal musharax uma aruursana waxaa kamid ah Guuleed inkastoo uu Hassan Sheekh uga dhaw yahay

dhowr qodob ayaan ku saleeyay
1-Adan madoobe iyo Shariif waa isku xisbi lama rabo another mursal hadii kale waa isku milmayaan oo pmka ay u heshiinayaan
2- Damjadeed lacag badan aa soo gashey xildhibaano badan ay aruursanayaan

3-waa ugu calaaqaad badan yihiin tusaale groupkii Rooble iyo Abdullahi Carab, Deni, AAW

4-Hadii ay hassan Sheekh ku daba feylaan he can unite PL, Galmudug, Hirshabelle and JL
Ustaadow, we can easily see who the Candidate of Damul-jadiid is, by just looking at which of these 2 Guuleed and HSM has the most votes.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by SultanOrder »

We are in year 6 of Farmaajo's presidency with less than two weeks to the presidential election and somehow it still doesn't make sense to Sahal's head a President's constitutional mandate ends only on the swearing in of another recognized presidential replacement. :|
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by sahal80 »

SultanOrder wrote: Fri May 06, 2022 1:22 pm We are in year 6 of Farmaajo's presidency with less than two weeks to the presidential election and somehow it still doesn't make sense to Sahal's head a President's constitutional mandate ends only on the swearing in of another recognized presidential replacement. :|
:lol: im tired of this muran sxb also from tomorrow night it will be one week i need update from your conspiracy theorist after a week
:ufdup:
Shantabaq
Posts: 222
Joined: Tue Mar 23, 2021 10:38 am

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Shantabaq »

@Sahal

What I really cannot figure out is what method Farmajo uses to control people like Qoorqoor or Laftagaren, Hijar or Mursal.

Until today, what is his power over them?. Money? Sex pictures as claimed by Dahir Alasow?
Shantabaq
Posts: 222
Joined: Tue Mar 23, 2021 10:38 am

Re: Farmaajo waa isbadal doon!

Post by Shantabaq »

If Farmajo can come to parliament and speak, without prompt cards, I will support his re-election.

I hope they don't accept teleprompter for him.

I hope the autistic idiots, runs again. Also I hear Qalbidagax will address parliament on the 15th
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”