Page 1 of 1

Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 4:00 am
by sahal80
from crisis actor

Ogaysiis
Waxaa laga guuray Isbadaldoon
Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

When Farmaajo testifies against himself :pac:




Pro ibbi "oo ku sigtey inuu Nabi u aqoonsado Farmaajo"

هيهات هيهات لما توعدون


still now Farmaajo shows no strong signs of being candidate.


"arintaas waa ka yuusuf garaadeeyay ma maqashey" macnaha dhinac ma raacsana

sidaan idiin sheegi jiray xaguu Farmaajo ka keeni in ka badan 200 ee cod(A two-thirds, total number 329)

Xassan sheekh qalad uu sameeyay markuu tanaasulay second round 2017. chance break uu heestey dadka kula hadlo waa intaas oo isbadalaa.

anaga waxaan qabaa in third round labo kale oon Farmaajo ku jirin isku soo hareyso.

Re: Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 7:09 am
by Shantabaq
The social media insects will bring his video 5 years ago when he said he won't run for a second term, and claim he never intended to run and he mastermind this or that candidate to continue his legacy.

Re: Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 7:11 am
by sahal80
Shantabaq wrote: Sun May 08, 2022 7:09 am The social media insects will bring his video 5 years ago when he said he won't run for a second term, and claim he never intended to run and he mastermind this or that candidate to continue his legacy.
:dead: i thought the same.

Re: Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 9:05 am
by sahal80
Deni iyo madoobe oo xilfi Qabali ah ka bilaabay Xamar taas oo keentey in madaxweynayaasha kale taageeraan musharixiintooda waxaana dhexda ka baxay Farmaajo!

haduu farmaajo iskeeno 70 xataa ma gaarayo sidii waagii hore. Maalin dhaweed 80 baan dhahay waxaa igu daydey Geylan oo "over 80" hada siiya
2:35

Re: Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 9:07 am
by Shantabaq
Ceelwaq MPs approved by the 11th parliament. ✓✓

Re: Ogaysiis Waxaa laga guuray Isbadaldoon Waxaa looguuray Washamsi halaguqaado

Posted: Sun May 08, 2022 12:21 pm
by sahal80
Ciyaalkii NISA oo adeeradood isku soo dhiibay.Ninaan dadkiisa heesan maxaa daba dhigaya.