Page 1 of 1

Weriye nimo ma aha uun.......

Posted: Wed May 18, 2022 1:10 pm
by gobdoon
Ma ila aragteen weriyayasha Somali hal wax uun bay ka hadlan, wa sitasad, lkn kuwa aduunku dhan walba wa ka faloiodan oo ka war bixiyan haba ugu muhiim sanadeen dhanka waxbarashada, Caafimadka, dhaqanka iyo hidaha, lkn kuwa Somali siyasad, gobolaysi, qabiil iyo koxaysi bay ku wareeren layaab ma leh maxa yeelay majority waxbarasho journalism ma laha oo protocol iyo hab dhaqanka