Mahad Salaad Named Head of NISA

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Mahad Salaad Named Head of NISA

Post by Kees70 »

Mahad Salaad Named as Head of NISA is an larger Plan to prepare him Militarily and Politically to take over Galmudug after QQ Salebaan term will be Ceyr's Turn for Galmudugs Presidency.

:stylin:

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Mahad Salaad Named Head of NISA

Post by gobdoon »

Wa mare CCSh golaha wasiir ma ansixin ee side Mahad u ansixin, teeda kale Barlaman ba wax ansixiya ban maqli jirney, mise meesha farsamo xumo ba ka socota, teeda kale qof walba wa Somali jago wa lo magacabi kara, lkn qof hadi lo diro hawl ka so bixi karin cidi magacawday ba ku ceboobi
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19038
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Mahad Salaad Named Head of NISA

Post by FarhanYare »

gobdoon wrote: Thu May 26, 2022 11:52 am Wa mare CCSh golaha wasiir ma ansixin ee side Mahad u ansixin, teeda kale Barlaman ba wax ansixiya ban maqli jirney, mise meesha farsamo xumo ba ka socota, teeda kale qof walba wa Somali jago wa lo magacabi kara, lkn qof hadi lo diro hawl ka so bixi karin cidi magacawday ba ku ceboobi
Haduu dhulbahante ahaan lahaa saas maad oran laheen. Qabileste baad tahay
User avatar
paperino
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4028
Joined: Fri Mar 10, 2017 4:10 pm

Re: Mahad Salaad Named Head of NISA

Post by paperino »

The new head of NISA was vocal in the case of Ikraan Tahliil, and bringing justice to her. If he ignores the case or fails to bring justice now that he has the power, then it means he wasn't sincere but just doing what a corrupt politician does, by politicizing a case for personal gains:
Muxuu taliyaha cusub ee NISA Mahad Salaad horey uga yiri dilkii Ikraan Tahliil Faarax?
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad waxaa uu ka mid ahaa xildhibaanadii hormuudka ka ahaa u ololeyntii sidii ay cadaalad u heli lahaayeen qoyska Ikraan Tahliil.

Markii bishii November uu soo baxay warka ku saabsan dilka Ikraan Tahliil ayaa waxaa uu Mahad Salaad shaki galiyay cidda ka dambeysa dilka isaga oo taliyihii xilligaasi ee Nisa Fahad Yaasiin ku eedeeyya dilkeeda.

“Al-Shabaabka Fahad Yaasiin sheegay in ay dileen Ikraan Tahliil waa ISAGA. Isagaa dilay, duugayna Ikraan Tahliil. Ehelada Ikraan waxaan kula talinayaa in ay furtaan gal dacwadeed Fahad ka dhan ah,” ayuu ku yiri qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay.

Mr Mahad ayaa marar badan ku celceliyay waqtii ay doonto ha qaadatee in Ikraan iyo qoyskeeda ay caddaalad heli doonaan.

Qof anaga naga mid ah inta uu nool yahay insha allah kiiska Ikraan Kama hari doono inta caddaalada la horkeenayo dambiilayashii shaarka dowladeed idinku dhibaateeyay” ayuu 24 March ee sanadkan ku soo qoray bogiisa Facebook.

Maadaama imika loo magacaabay taliyaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka, ma cadda tallaabada uu Mahad Salaad qaadi doono ee ku aadan kiiska Ikraan Tahliil.
https://www.caasimada.net/muxuu-taliyah ... il-faarax/
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Mahad Salaad Named Head of NISA

Post by gobdoon »

FarhanYare wrote: Fri May 27, 2022 12:00 am
gobdoon wrote: Thu May 26, 2022 11:52 am Wa mare CCSh golaha wasiir ma ansixin ee side Mahad u ansixin, teeda kale Barlaman ba wax ansixiya ban maqli jirney, mise meesha farsamo xumo ba ka socota, teeda kale qof walba wa Somali jago wa lo magacabi kara, lkn qof hadi lo diro hawl ka so bixi karin cidi magacawday ba ku ceboobi
Haduu dhulbahante ahaan lahaa saas maad oran laheen. Qabileste baad tahay
I am opposite what you think, friend, and believe and destructive the system of every reer wanting some one from their Qabiil given to best portaveleos, I mean what kind of society are We when we measure value of an individual their Qabiil
So let us not jumping around when some one given a position lkn aan ku qiimayno sida ay shaqada u gutan uga so baxan, at the end of the day Somali public are watching oo hadi qofku xilka lo dhiibay ka so bixi waayo, sharaftisa way dhaawici dadki ku han weynana way baran
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”