Page 1 of 1

Suldaan Hassan Ma Mucaaradku u Hiiliyay? Doorashada Muusow wakhtigeeda Qabo...

Posted: Sat May 28, 2022 6:26 pm
by jalaaludin5
Gullible Garxajis are already sending their thanks iyo ducooyiin Suldaan hassan ugu ducaynayaan. Reerku ma laba jirba? Damac yahuud miyeyna aqoon? Kitaabku miyaanu sheegin xalkeeda?

Caruurta garxajis ma sidii Palestinian ciilan ayey toorey shicib la dhici?

Ma mid mid hubaysan ayaa is biimayn?

Mise

daami bey u guuri oo gunimey ogolaan.

Cadhadi Abaarso Allah ka qaaday aya samada kaga soo dagayse in yar iska adkaysta. Garxajis ugu yaraan waa inu dhiig ku daadiya somaliland si u uga badbaadiyo Dhirbaaxada Allah.

Ps.....sanad kastu Anderson Cooper booqan jiray somaliland waxa lagu gardaadin jiray ilaa 3 am 4 caruura.
Cadho Allah miyeyna dalban.

Re: Suldaan Hassan Ma Mucaaradku u Hiiliyay? Doorashada Muusow wakhtigeeda Qabo...

Posted: Sun Jun 19, 2022 10:35 pm
by noer
:ufdup: already told bashe19. niggas need to stop hiding when they wanna attack sland. u ain't isse. tell us ur tribe