
ninka ugu dhaw aa la ii sheegay shaley magiciisa waan hilmaamay waxaa loo yaqaan "wiilka hassan Sh" waa MJ cusman Maxamuud wuxuu ahaa gacanyarihiisa xafiiska intuu joogay waagii hore wuxuu qabaa ilhan Omar walaasheed his name starts with K i will ask my source again laakiin waa dad busy ah dhaqso uma helo
Faroole ayaa Kheyre wax ka dhisay doorashadii la soo dhaafey codkiisa iyo kan biciidyahan ayii u leexiyay si pmka wiilkiisa maxamed faroole u qaato ana nin ku jufo ah sida cawad iyo juxa
Deni oo ka aargoosanaya Faroole ayaa "wiilka hassan sh" taageersan ooy isku jufo yihiin taasoo lid ku ah wax qeybsiga MJ madana ay osman maxamuud hayaan jagada madaxweynaha PL.
Ninka la xulanayo shardiga koowaad waa inuu Damjadiid yahayay si ay isula jaanqaadaan xassan Sh hada ka horna isla soo shaqeeyeen
shardiga labaad waa inuu taageero ka heli karo PL iyo JL oo ka dhigan inuu beel ahaan ka soo jeedo beelaha kala hogaamiya
magiciisaan sugayaa waa soo gudbin hadaad taqaanid waa sheegi kartaa waa reer mareykan, markii ugu danbeysay xafiiska Kheyruu xoogaa joogay wuu ka buriyay