Page 1 of 5

Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 8:19 am
by sahal80
Qaacidadaan meel ku qorta waa inuu Damjadiid yahay. saadaq eenow iyo bla bla horta qaacidadaas kuma jiraan waa dad lacag ku bixiya in ay caan noqdaan :lol:



ninka ugu dhaw aa la ii sheegay shaley magiciisa waan hilmaamay waxaa loo yaqaan "wiilka hassan Sh" waa MJ cusman Maxamuud wuxuu ahaa gacanyarihiisa xafiiska intuu joogay waagii hore wuxuu qabaa ilhan Omar walaasheed his name starts with K i will ask my source again laakiin waa dad busy ah dhaqso uma helo


Faroole ayaa Kheyre wax ka dhisay doorashadii la soo dhaafey codkiisa iyo kan biciidyahan ayii u leexiyay si pmka wiilkiisa maxamed faroole u qaato ana nin ku jufo ah sida cawad iyo juxa

Deni oo ka aargoosanaya Faroole ayaa "wiilka hassan sh" taageersan ooy isku jufo yihiin taasoo lid ku ah wax qeybsiga MJ madana ay osman maxamuud hayaan jagada madaxweynaha PL.

Ninka la xulanayo shardiga koowaad waa inuu Damjadiid yahayay si ay isula jaanqaadaan xassan Sh hada ka horna isla soo shaqeeyeen

shardiga labaad waa inuu taageero ka heli karo PL iyo JL oo ka dhigan inuu beel ahaan ka soo jeedo beelaha kala hogaamiya


magiciisaan sugayaa waa soo gudbin hadaad taqaanid waa sheegi kartaa waa reer mareykan, markii ugu danbeysay xafiiska Kheyruu xoogaa joogay wuu ka buriyay

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 9:24 am
by Rebelxx222
Maxamed Keynaan miyaa la jeeda? HSM wuu qasaaray hadii uun wiilkaas yar soo saaro. Maalintii Farmaajo la doortay Trainka wuu ka dhegay kii Kheyre buu soo fuulay. 2018 baa kheyre xilkana ka qaadey musuqmaasuq la xiriirta.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 9:33 am
by Rebelxx222
Keynaan, waxa ay isku beel siyaasadeed yihiin Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, kaasoo haddii uu Xasan xilka Ra’iisul Wasaaraha u magacaabo Maxamed Keynaan, lumin kara kursiga Madaxweynaha maamulkaas, doorashada soo socota.

Axmed Madoobe, ayaa qudhiisa ka mid ah, shaqsiyaadka aadka saameynta u leh, ee doonaya in qof uu wado laga dhigo Ra’iisul Wasaare, wuxuuna xusul-duub ugu jiraa in shaqsi ka soo jeeda beeshiisa Ogaadeen markii ugu horeysay loo macagaabo xilkaas.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 10:33 am
by sahal80
Yes Keynaan Thank you.
Ninkaan ayaa horey u sheegay laakin xogteyda waa fresh from Damjadeed circles waxaana idiin raaciyay inuu hassan sh gacanyare u ahaa ooba loogu yeero wiilkiisa oo qabo ilhan Imar walaasheed horey uma maqlin.


Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 11:04 am
by Rebelxx222
sahal80 wrote: Tue Jun 07, 2022 10:33 am Yes Keynaan Thank you.
Ninkaan ayaa horey u sheegay laakin xogteyda waa fresh from Damjadeed circles waxaana idiin raaciyay inuu hassan sh gacanyare u ahaa ooba loogu yeero wiilkiisa oo qabo ilhan Imar walaasheed horey uma maqlin.

Sahal Magacaabista Keynaan waa dagaal loo wado saciid Deni oo Rajeynayo inoo Puntland sii Hogaamiyo 2024 iyo labo sano Mudo kororsi ah. HSM ma dooranin xisbiga Upd waxaana doortay Soomaliya iyo midowga mucaaradka (Jubaland/Puntland) Katirsan. Hsm yuusan Dagaal macno laheyn ka fikirin. Farmaajo was hated because of his conflict with regional states, let’s learn from the past mistakes.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 11:42 am
by sahal80
Rebelxx222 wrote: Tue Jun 07, 2022 11:04 am
sahal80 wrote: Tue Jun 07, 2022 10:33 am Yes Keynaan Thank you.
Ninkaan ayaa horey u sheegay laakin xogteyda waa fresh from Damjadeed circles waxaana idiin raaciyay inuu hassan sh gacanyare u ahaa ooba loogu yeero wiilkiisa oo qabo ilhan Imar walaasheed horey uma maqlin.

Sahal Magacaabista Keynaan waa dagaal loo wado saciid Deni oo Rajeynayo inoo Puntland sii Hogaamiyo 2024 iyo labo sano Mudo kororsi ah. HSM ma dooranin xisbiga Upd waxaana doortay Soomaliya iyo midowga mucaaradka (Jubaland/Puntland) Katirsan. Hsm yuusan Dagaal macno laheyn ka fikirin. Farmaajo was hated because of his conflict with regional states, let’s learn from the past mistakes.
Deni is ok with him wuxuu ku xumeynayaa Faroole oo PM u dagaalamayay in jufadiisa hesho xiligii doorashada oo uu kheyre taageerey markii horana shariif he doesnt care if Osman mohamud takes the pm post too.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 11:53 am
by Rebelxx222
Waa runtaa Saciid Deni wuxuu raba inuu faro xumeeyo nimankii Aaran Jaan aha oo Kheyre codokooda ugu shubteen, but this time I’m getting xog that Deni wuxuu rabaa in RW markii ugu horeyso OG la siiyo, Axmed Madoobe arintaas wuu ku mideeysan yahay because beeshiisa Absame waxay cadadiis xoogan ku muujiyeen in sanadakan jagadaasu la dhaafinin deeganada Jubbaland

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 12:16 pm
by barbarossa
Irrespective of who ultimately wins the premiership, the tradition of making the "laandheers" the depositories of power must be maintained at all cost.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 7:09 pm
by somaliforums
They threw a gaff for you to run with. The name starts with M, and he is not neither Mj nor OG. Mark my word!

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Tue Jun 07, 2022 7:33 pm
by sahal80
somaliforums wrote: Tue Jun 07, 2022 7:09 pm They threw a gaff for you to run with. The name starts with M, and he is not neither Mj nor OG. Mark my word!
From Farmaajo haduu soo noqdo maxaa sameynee ninkii igu waali jiray to Hassan Sh barya hanoo magacaabo maxamed Sh doodisho waraa caqli xumidiinaa caadi maaha. :lol:


UPD aka HAG waxay heshiis ku yihiin in isbadal beeleed PMka ku dhoco marabaan qaladkii Shariif ee CCC after yeey waliba PL uu heestey adiga maxaa heesataa? ceelwaaq? :lol: . in other words Xamar waa idinka dhamaatey!

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Wed Jun 08, 2022 10:38 am
by OwQariib
Ustaad, rumours were rife of HSM naming a female PM, i doubt it to be true but it would be a crazy move. Only thing crazier is if he had a Darood wife and named her PM :lol:

Doesn't matter who he names, that PM should be irrelevant or conflict free for the next 5 years while real change is taking place.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Wed Jun 08, 2022 12:04 pm
by BestP
Madoobe doesn't want an Ogaden prime minister.He never wishes an Ogaden man to outpower his influence in Somali politics.

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Fri Jun 10, 2022 10:28 am
by BigBreak
HSM should appoint a Leelkase as premier

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Mon Jun 13, 2022 8:05 pm
by sahal80
Xogihii ugu danbeeyay siyaasada iyo PMka

Qorshe Amni oo waxaa la dajiyay Shabaab looga sifeynayo from xarardheere iyo Ceelbuur and from hiiraan iyo Shabeelooyinka oo jubooyinka lagu shubayo. qorshahaan la,aantiis Doorasho toos ah ma dhici karto maamulada dhaxe ayayna rabaan in UPD cod kooda xoogan ka helaan.

waxyaabo badan lagama hadli karo maadama aan xukuumadii wali la dhisin sida maamulgoboleedyada

Pmkii horta Hassan Sh waxaa moodaa inuu qaatey fakarkii in 30 maalin ka badan ay san ku qaadan magacaabida pmka asagoo aaminsan inaan xeerka bulsho re ilaa 60kii jiray aan la jabin sidii Farmaajo oo kale. bari 15 june bay ku egtahay mudadaas.

maxaa cusub? Hassan Sh waa HG man ayagaana sameeyeen oo Farmaajo meesha ka saarey xaqna waa u leeyihiin inay maamulaan marka waxay diidan yihiin MJ pm they switched from Mx to OG asaga Keynan uu rabaa laakiin xataa Rooble baa diidan nin aan OG aheen inuu ku wareejiyo

Deni aad uu u xanaaqsanyahay in nin mj la diido "asagoo Farmaajo meesha ka saarey" laakin siyaasada there are no permanent enemies, and no permanent friends, only permanent interests :pac:

Aad uu u taageeray Keynaan oo ku jufo ah. Keynan wuxuu la saftey Deni dagaalkii ilmo diyaano.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6561661169


markaan fiiriyay pageka keynaan wuxuu la taliye hassan Sh u noqdey 2014kii sawirkaan kadib horeyna mareykanka uu ugu soo dhaweeyay.



hassan Sh with Keynaan 2014
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =575258187

Re: Damjadeed PM loading

Posted: Mon Jun 13, 2022 9:26 pm
by Rebelxx222
Madaxweyne hassan wuxuu sheegay in khalad weyn tahay in beel weynta Ogaden Absame laga ilaaliyo qabashada Rw Somalia,
hawshaasna uuna raali ka ahayn, xaqna u leeyihiin qabashada xilkaas qaran.

Madaxweyne hassan inuu tobanka milyan ee geeska africa wax oga tari karto waa inuu PM ka dhigtaa waa hadii uu rabo in tareenkiisa uu si fiican u dhaqaaqo.

Dr. Hamza barre was amongst the early establishers & chairman of UPD party formerly known as PDP based in Mogadishu. Dr Hamza was also seen campaigning alongside PM Rooble & Mahad salad in Afisyooni Hall. Dr Hamze was the one who swayed 12 out of the 14 Absame votes to HSM including the Ceelwaaq votes in the first round of the election. Dr. Hamza is a professor who is from waamo Afmadow Jubbaland and lived and taught in Mogadishu city for many years.

Ustaad Hamza Barre is the man to beat the Kheyre record of being the first PM to complete a whole term with his president

https://www.facebook.com/10000209063053 ... q7jZl/?d=n

https://www.facebook.com/706598732/post ... gYhXl/?d=n