Ilhan disappeared in June 2021 khilaafka Rooble iyo Farmaajo wuxuu qarxay septemner 2021 inkastoon aniga soo gudbin jiray from april 2021 inuu Rooble ka soo hari doono sida mudokoratsigii uu diiday laakiin sidee nin N&N ahaa mahad salaad ula shaqeeyay xiligaas?
waxay ka tahay Dagaal uu HG kula jiro sida Rooble, Al Cadaala, Mahad Salaad oo ku xirayo Karataay oo Ceyr HG ah
wuxuu kalo si dad ban u sheegay inuu ex pm Cali geedi ka badbaadiyay mahad salaad oo uu ka wado isku dirka Abgaal iyo HG.
bal halkaan fiiriya asagoo Karataay amaanaya oo leh wuxuu ka soo horjeeday qaraxyada soo warkiisa ma burinayo?
Geylaan waxaan ugu yeeri jiray CBB xariif ah macnaha farsameysan oo la mid aheen Dajaal Abdi Xirsi iyo kuwa kale. wareysigiisa wuxuu cadeeyay in Fahad lacag siin jiray oo Turkeyga ku biili jiray waayo fahad sidey isugu dhawaayeen qof kale toos numberkiisa uma siiyo. wuxuu dhahay "waa taan ku soo wacay markaad jabuuti joogtey"
taxliilkeygii baa soo baxay daarood(Farmaajo iyo Deni waxay heleen 124 halka ku dhawaad 200 oo kale hawiye aadeen)
Deni PL bas baan siiyay laakiin haduu JL ku darsado 70 ma dhaafayo waa soo baxdey he got 65 halka mashallah abuu shabiyad Farmaajo 59 cod helay.
"last elections it was the other way around hawiye got 193 in the first round and Daarood some thing like 100"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 1#p5020178
hadana Fahad ayaa u yeertey oo ka cararaya qarxiska Mahad Salaad ee soo socda
waxay ka tahay Qaniiyaa qaniiyo kaa fujiso sida MP Qaali shire tiri.
Fahad wuxuu tirtiray dhamaan computeradii wuxuu siibtey kaamirooyinkii xafiiskiisa wuxuu leeyahay sadex bullet proof doors oo fingerprints ku furma kan ugu danbeya farihiisa bas ayaa furi karey
Mahad Salaad ayaa wuxuu u yeertey shirkado caalami ah oo wax walbe oo la tirtiray soo celinaya waxaas ayuu Fahad ka cararayaa
Sida dahir Jeesow xaqiijiyay Ikram baabuur NISA ayaa lagu qaadey kadib lama arkin
Xog waxaa soo baxaysa in Kulane jiis iyo kuwa la shaqeeya ay faraxumeeyeen oo saas ku dhimatey ayadoo is daafaceysa waxaa laga duubayay filin loo adeegsan rabey si ay ugu shaqeyso way dagaalantey waxay u sheegeen Fahad inay qoftii si kadis ah ku dhimatey kuma dhiman xabad waxaa laga yaabaa inay jaranjaro ka soo dhacdey ama margatey kadib raqdeedii ayay merl aan la aqoon ku duugeen
beenta Fahad hadii mahad salaad iyo Al cadaala dileen horta Al cadaala xildhibaan ma aha muxuu u xiriwaayey? mahad Salaad xasaanada waa laga qaadi karay inta maxkakad loo maro dalka UK ay ka dhacdaa xildhibaano kufsi lagu eedeeyay.
fikrada in faro laga hayo dadka u shaqeeya oo video ka duubaan waxaa fahad baray nin Sudanese ah oo mukhaabaraadka Sudan u shaqeyn jiray 40 sano oo dalka Qatar ku nool. Weerararkii Kismaayana ee Abdullahi Nasri loo adeegsan rabay waxaa keenay Eritrea
Filinkaan ayuu mahad Salaad soo saari rabaa waxaana xasaanada laga qaadi kulane jiis oo maxkakad la weydiisanayo marka hore.
hawiyaha cilad xun ay leeyihiin oo ah in mujrimiintioda faraha ka qaadaan sida Fareey iyo farxaan qaroole sheekadii USC kula dhaqantey hussen kulmiye iyo cabdi qaasim ooysan taaban
inta mujrimiintaan laga leexanayo cadaalada babaanka ma imaaneyso
ugu danbeyntii snake Farmaajo oo sidaad aragteen Xassan Sh u sharfey asagoo madaxdii geeska africa la kulan siiyay oo garabkiisa istaajiyay halka hassan sheekh dadka ku dhex jiray c 2017 ayuu waxaan oo shirqool ah hoos kala wadey Fahad laakiin waa u dhamaatey maadama Fahad oo ku shaqaysan jiray laga burburiyay hadana cadaalad la keeni doono
Corrupt Farmaajo waa ninka ugu fasahaadka badan madaxdii soo martey dalka. hadaad rabtaan ceeabta tuugada waxaa la fiiriyaa lacaga dadka u shaqeeya. Cabdullahi nasri oo $300k lagu siiyay inuu madoobe ka taqaluso iyo laftagareen walaalkiis oo $2 million uu siiyay inuu baladweyne kagu doorto kuna fashilmay waxaa fiirisaa taliye shube sadex dabaq oo waaweyn oo 10 baabuur gali karto waxaa ka kireystay Daahir geele oo xarun u tahay xisbigiisa waxaas dhan waa intuu farmaajo joogey. taliyahaasha ciyaalka yaryar ee hawiye sida odowaa iyo farxaan qarole iyo fareey waxaa la siinayay extra $10k bishii iyo naago sida odowaa oo lagu darey garoob birmingham laakin shube waxaa malaayiin lagu siiyay mashruucii koonfurgalbeed ee laftagrareen
Tuugaas weyn Farmaajo ayaa leh "shacabka guri ha ii dhisaan waxma heesto"
wallahi billahi naagtiisa uu u diiday ayadoo shubi rabta guri laba million iyo bar ah oo Nairobi ku yaal intoojoogay xukunka "wuxuu ku yiri naga dhaaf intaan meesha joogno"
sidaan horey u sheegay Tuug Farmaajo malaayiintii uu ka xadey miisaaniyad aan xisaab xir la heyn oo uu kala direy gudigeedii mucaaradka ku jireen wuxuu ku shubtey bankiyo ku yaala switzerland iyo turkey oo sir ah halka xassan sheeikh iyi Damjadiid Xamar gashanayeen farqigaas basaa u dhaxeeya Farmaajo waa nahaab dajaal ah oo dadka iska qariya laakiin fiiriya nimanka u shaqeeya oon hantidooda qarin sida General shube.
Dahir Jeesow Nisa ayaa dishay Ikran Fahadna wuxuu joogaa xiligii tawbada aan la aqbali jirin
https://fb.watch/dCMXiY2N08/

