Waxaa arkidoontaan CBB oo ciidamadaan cayndoona
horta aaway the crew uma dabaaaldagayaan "5000 ciidan mise aabo Farmaajo oo loo tababaray ayaan jirin"

Dhalinyaradaan markii si sir ah NISA ku dirtey waxaa lagu marin hahaabiyay Qatar ayaa la idinku tababari. Dawlada qatar oo arintaas inkirtey ayaa ka gambisatey inay bixiso qarshkii tababarka kadib markii fadeexadaan soo baxdey sidaa darteed waxay u afduuban yihiin Isaias Afwerki oo sherganaya dhaqaalahaas. hadaba xogag hooae ayaa sheegaya in Dawlad UAE la wareegtey fileka ciidankaas oo Eritrea siinaysa Dhaqaalihii ku baxay sidoo kale nagonaya meeshiya taabcsan imaaraadka.
ujeedada ciidankan ayaa ahaa in lagu celiyo Itiobiya iyo Eritrea hadii la soo weeraro waa ciidamo la xariiri madhruucii fashilmay ee "isdhexgalka geeska"
dhinaca kale waxay aheed talo xun inuu Xassan Sheekh Eritrea aado xiligan uu xataa xukuumadiisii dhisin. Eritrea waa wadan qatar ah oo ka soo hor jeeda Somalia xor ah. hada ka hor ayaa xiligii maxaakimtii garabkii asmara ay diiday inay dalka ka baxaan waxaa lagu soo wadey mukhaabaraatka masar oo ka shaqeeyay inay marka hore qaagira tagaan kadibna uga gudbaan jabuuti. Masar ayaa taageertey Itoobiya oo xiligaas masaalixda biyaheeda ilaalin jirtey. cumuuman hadii ay ka aheed dhalinyaradaan 5000 ah hooyooyinkood ha arkaan inay noolyihiin oo Mr 59 cod intaas awoodi waayey oo naftiisa tahluko ugaliyay caawa waxay ku seexdeen rajo inkastoo kuwo badan ku dhinteen rafaadka isilaca ay la kulmern walina laheen number sax ah. ciidamo caati ah oo gubtey oo sandal qabo dhul buuroley ah kuwaan labo sano oo nafaqo ah ayay u baahan yihiin!
qoraalkeygii hore ay ku jirtey
'UAE oo dekada Kismaayo lagu wareejinayo halka Turkeyga ay tan Muqdishu hayaan
Kenya oo Ganacsiga loo fasaxayo
Eritrea oo lala mucaamilayo maadama ay isku xiran yihiin itoobiya sidoo kale aysan siyaasada gudaha u soo farogashan iyo 5000 ee ciidan ay taba bartey si aysan u qashqashaadin(ciidankaan ayaa u badan marginalized hawiye clans, D&M iyo Daarood oo Fahad iyo biixi qoreen. Hiiraan gaaljecel ay ka qoreen!
waxaa jirey qorshe ah in 20,000 la gaarsiiyo oo gadaal loogu diro itoobiya iyo eritrea hadii la soo weeraro!!
Qatar oo lala mucaamilayo laakiin aan saaxiib aheen si dhaqaalaha u sii socdo
Sacuudi, Masar iyo UAE oo la soo dhaweysanayo
war siyaasadaan ayaa aduunka lagula dhaqmaa hal dhinac la iskuma tuuro way ku adoonsanayaan. this is the real madaxbanaani not subordinate part of Ethiopia like it was under mr 59 cod"
initial Qatari project
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6989917710
https://fb.watch/ebbyksb2sl/