Magacayga Muhammad Farah ma aha qofka sharcigisa ku so galay, child trafficking, naag ba iso kaxaysay from Jabouti si aan ugu shaqeeyo
This is a bomb shell, thanks god he got that out of his chest he must be feeling relieved now
What made him make this announcement, could it be some people tried black mail him
Mo Farah I was a child slave
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: Mo Farah I was a child slave
No idea but the west knows most Somalis lie about their backgroundgobdoon wrote: Tue Jul 12, 2022 4:26 am Magacayga Muhammad Farah ma aha qofka sharcigisa ku so galay, child trafficking, naag ba iso kaxaysay from Jabouti si aan ugu shaqeeyo
This is a bomb shell, thanks god he got that out of his chest he must be feeling relieved now
What made him make this announcement, could it be some people tried black mail him
I suspect someone was about to expose him and he came out before that
Re: Mo Farah I was a child slave
Watched full documentary, good these things happen, I wish him good luck in the future
Re: Mo Farah I was a child slave
Ops, I just the case is being investigated by the Metropolitan Police, but I thought Home office stated before there would be no further actions against his citizenship and some people suggested TV advertising of Mo Farah is not played
Sow ku dhacde waxan maqli jirey Af aamusani wa Dahab
Sow ku dhacde waxan maqli jirey Af aamusani wa Dahab
Re: Mo Farah I was a child slave
They are investigating the family that enslaved him kkkkkk my nigga claimed to be an adoon ceeb badanaagobdoon wrote: Thu Jul 14, 2022 12:26 am Ops, I just the case is being investigated by the Metropolitan Police, but I thought Home office stated before there would be no further actions against his citizenship and some people suggested TV advertising of Mo Farah is not played
Sow ku dhacde waxan maqli jirey Af aamusani wa Dahab
The home office said they won’t investigate him
Re: Mo Farah I was a child slave
Islaanta waxay ula dhaqantay sidi Gabar Boyayso ah ba maskaxday ku so dhacday, hadana waxan iri hab dhaqanki Somali oo dhan ba Khaldan siday Gabdhaha ugu isticmalan maid oo qarkood u xumeyan
Just imagine if Mo Farah was a young female girl qof hadal ka keeni laha ma jiro, hab dhaqankan ma laga yaba in uu Carabta inoka yimi
Si kastaba arinku ha ahade waxan arkay nin Sheikh YouTube oo leh ma ahayn naagti iyo reerka keenay in uu Qarxiyo
Lkn gabadhu si xun bay ula dhaqantay Wiil Yar oo magan u ah oo waajibka ka saran yahay in ay u koriso sidi nin rag ah si sax ah u kara also she comes across as a lazy woman oo gaari ahayn Wiil yar ku oranaysa caruurta Xafayada ka bedel
Her responsibility was to bring up the young boy as a fine young man but to neglect and humilate him

[quote=gobdoon post_id=5026566 time=1657822006 user_id=1266]

[/quote]
Good point saaxiib.
Soomaalidu way caadaysatay ku adeegsiga gabdhaha waliba si qaab daran. hadii uu gabadh ahaan lahaa dhawr sanno oo danbe ayay waliba sii haysan lahaa. marka ay yara roonaatana wayba carari lahayd, nin xun oo inyar oo attention ah siiyay ayaa haddan jarka ka sii tuuri lahaa.
Xuseen cabdi kaahin in badan arrintani ciilaysay. kaba sii darane, waxa uu intaa ka cabsanayay hadii ay ku soo shaac baxdo dhibta ka soo raaci karta.
ninku inuu daacad yahay waxa kuu caddaynaysa sida Ilaahay u asturay. isaga oo in badan lagu ogaa oo Somaliland oo dhani ogayd baan haddan cid soo sheegtay oo aduunka ku ceebaysay jirin.
Daacadi Alle ayay leedahay.

Good points, I am glad you agree with me, hab dhaqana badan oo fiicnayn, dhaqamo qalaad iyo diinta oo Mar Mar si khalad ah loogu dhaqmo Mujtamac somalidaxergeeye wrote: Sat Jul 16, 2022 4:09 pmGood point saaxiib.gobdoon wrote: Thu Jul 14, 2022 1:06 pm Islaanta waxay ula dhaqantay sidi Gabar Boyayso ah ba maskaxday ku so dhacday, hadana waxan iri hab dhaqanki Somali oo dhan ba Khaldan siday Gabdhaha ugu isticmalan maid oo qarkood u xumeyan
Just imagine if Mo Farah was a young female girl qof hadal ka keeni laha ma jiro, hab dhaqankan ma laga yaba in uu Carabta inoka yimi
Si kastaba arinku ha ahade waxan arkay nin Sheikh YouTube oo leh ma ahayn naagti iyo reerka keenay in uu Qarxiyo
Lkn gabadhu si xun bay ula dhaqantay Wiil Yar oo magan u ah oo waajibka ka saran yahay in ay u koriso sidi nin rag ah si sax ah u kara also she comes across as a lazy woman oo gaari ahayn Wiil yar ku oranaysa caruurta Xafayada ka bedel
Her responsibility was to bring up the young boy as a fine young man but to neglect and humilate him
Soomaalidu way caadaysatay ku adeegsiga gabdhaha waliba si qaab daran. hadii uu gabadh ahaan lahaa dhawr sanno oo danbe ayay waliba sii haysan lahaa. marka ay yara roonaatana wayba carari lahayd, nin xun oo inyar oo attention ah siiyay ayaa haddan jarka ka sii tuuri lahaa.
Xuseen cabdi kaahin in badan arrintani ciilaysay. kaba sii darane, waxa uu intaa ka cabsanayay hadii ay ku soo shaac baxdo dhibta ka soo raaci karta.
ninku inuu daacad yahay waxa kuu caddaynaysa sida Ilaahay u asturay. isaga oo in badan lagu ogaa oo Somaliland oo dhani ogayd baan haddan cid soo sheegtay oo aduunka ku ceebaysay jirin.
Daacadi Alle ayay leedahay.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 6 Replies
- 1147 Views
-
Last post by Physicists
-
- 1 Replies
- 843 Views
-
Last post by SAIFULLAH_1
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by young@muslim
-
- 37 Replies
- 39301 Views
-
Last post by SiennaEarth
-
- 15 Replies
- 3153 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 13 Replies
- 16817 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by musika man