Ethiopia is upset over HSH's visit to Eritrea, not Egypt!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Ethiopia is upset over HSH's visit to Eritrea, not Egypt!!

Post by sahal80 »

Xiriirka Abiy iyo afwerki wuxuu xumaadey kadib jabkii TPLF iyo Xabadjoojintii uu aqbalay Abiy oo culeys kala kulmey reer Galbeedka. Eritrea oo ka shaqeynaysay burburka itoobiya ayaa ka hor timid xabadjoojintii ayadoo rabtey in dagaalku sii socdo Abiy wuxuu kaloo hub ka dhigis ku sameeyay Jabhada Amharada FANO oo Eritrea diiday inay hubkooda dhiibaan bal mucaskar uga furtey Eritrea si ay dagaalka u sii wadaan. Xog sir ah ayaan helay oo sheegaysa in Farmaajo diiday inuu Eritrea tago sideey isugu dhaceen Abiy ayadoo afwerki casumay dhowrkaas jeer taas oo keentay in Erirea ay ciidamadii ay tababartey u soo diriweysay xiligii doorashada oo uu rabey inuu ku boobo ama isaga caabiyo ciidamada badbaado qaran. sirtaas ayaa ka danbeysa safarka xassan Sh uu ku bilaabey Eritrea siyaaradiisa dalalka mandiqada oo itoobiya u cuntami weysay taas oo keentey inay ka cudur daarato inay qaabisho. itoobiya waxay rabtey in ayada uu ku bilaabo not after Eritrea and Djibouti!

Ciidanka Ereatrea jooga waa qatar waa jawaasiis Eritrean ah saa darteed Xamar lama keeni karo ama waa in la kala diro ama waa in furumaha dagaalka al shabaab loo kala qeybiyo sida Jubada dhexe.

waxaan tootali ka soo horjeedaa in arinta Eritrea aan lagu darin Masar oo rabta inay ciidan ATMIS ku soo biirto. itoobiya waxaa ku filan dabageed iyo laftagareen ooy isticmaasho intaan la gaarin PL iyo JL. itoobiya waa dalka ugu saameynta badan Somalia xataa hadii ay daciif noqotay maaha in sida Farmaajo daba dhilif loo noqdo laakin waa in laga fogaado wixii tahdiid ku noqon kara amnigeeda sida ciidan masaari ah oo Somalia imaada waa iga digniin masar sifiican ayaan u aqaan dawlada jabuuti ayaa ka noqotay saldhigii ganacsi ay siin rabtey kadib markii ay wax kale ka dhigtey.

https://www.google.com/amp/s/amp.thegua ... on-militia
Eritrea training Fano
https://mereja.com/forum/viewtopic.php?t=287222
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Ethiopia is upset over HSH's visit to Eritrea, not Egypt!!

Post by noer »

ustad sahal bin on hot streak. but he is wrong here. afwerki is abiy's master. he ain't upset wit afwerk meeting gurgurte

onlf leader just returned to cagderland state. the nigga bin meeting with cagders in the ex italian colony n kenya. jidwak women were cheering for him. m*****f***ers don't like abiy or his boy cagjar.

abiy not happy gurgurte relationship with cagderland state opps
Sbashi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1097
Joined: Tue Sep 08, 2020 5:05 am

Re: Ethiopia is upset over HSH's visit to Eritrea, not Egypt!!

Post by Sbashi »

That is a fair point. HSM should avoid making somalia a geopolitical battlefield. He should keep everyone at an arm's length.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”