Hassan Sh waraaqaha laguu dusinayo iska hubi itoobiya gudaha dalka ay maamushaa yeeysan kugu kicin

الرئيس #السيسي: تطرقنا إلى ملف #سد_النهضة وأكدنا خطورة اتخاذ الخطوات الأحادية في هذا الشأن
Moderator: Moderators
There are so many wrong things with this comment that i don't know where to begin. I don't think you understand the severity of the issue at hand and i don't think you understand the consequences.OwQariib wrote: Wed Jul 27, 2022 10:49 am Sahal waxaa Galmudug uga reebtay gobolada HSM isku qabsan doonaan waa Suufiyiinta ayaa la wiiqay, Itoobiya wehel dambe kama heleyso xuduudaha dhulka Galmudug. Hiiraan iyo Gedo awalay fadhiyeen laakin magac ATMIS waa laga saari haday farogelin sii wadaan, Laftagareen iyo Deni haday wax calaaqaad la yeeshaanna Abiye waa inuu HSM labadaas birta saaro.
HSM is 100% correct to deal with the Egyptians. Mahad Salaad's close ties with them will be useful. The Qataris that Fahad was connected with offered nothing but empty promises and funds directly in Farmaajo's account. Egypt has provided more humanitarian assistance in the forms of schools, trained personnel and medicine. They also provided military scholaraships since the 50s. This is not the 2006 dagaal aan ka fiirsasho lahayn with a non state actor vs a state. Maanta labo dowladood oo isdiidan hadaa nahay Itoobiya duulaan masoo qaadi karto caalamka ayaa nala heshiis ah dal danaheeda si xaq u ilaashanayso aa nahay biyo xireenada waxaa keliya looga hortagi karay Jabuuti iyo Eritrea oo nagu raacdo inaan wax badeecad Itoobiya iskaleh laga dejin karin xeebaha Masawac Jabuuti iyo Berbera laakin saddex dal kuma heshiin karaan ileen biyoxireenka anagay direct impact nagu leedahay danahooda ma aha labada kale, Masar waa u simanahay dhibaatada qof la khiyaamaynayo ma jirto. Also, Egypt didn't support the Habashi invasion they just followed an understanding with the IC and remarked hope they would leave after their operation is over. CBB malaha warkooda dhanka Hiiraanimo aa ku raacday![]()
Ceelbuur iyo waceysle Hassan Sh dhulkiisa Al shabab baa heesata don't speak for HGOwQariib wrote: Wed Jul 27, 2022 10:49 am Sahal waxaa Galmudug uga reebtay gobolada HSM isku qabsan doonaan waa Suufiyiinta ayaa la wiiqay, Itoobiya wehel dambe kama heleyso xuduudaha dhulka Galmudug. Hiiraan iyo Gedo awalay fadhiyeen laakin magac ATMIS waa laga saari haday farogelin sii wadaan, Laftagareen iyo Deni haday wax calaaqaad la yeeshaanna Abiye waa inuu HSM labadaas birta saaro.
HSM is 100% correct to deal with the Egyptians. Mahad Salaad's close ties with them will be useful. The Qataris that Fahad was connected with offered nothing but empty promises and funds directly in Farmaajo's account. Egypt has provided more humanitarian assistance in the forms of schools, trained personnel and medicine. They also provided military scholaraships since the 50s. This is not the 2006 dagaal aan ka fiirsasho lahayn with a non state actor vs a state. Maanta labo dowladood oo isdiidan hadaa nahay Itoobiya duulaan masoo qaadi karto caalamka ayaa nala heshiis ah dal danaheeda si xaq u ilaashanayso aa nahay biyo xireenada waxaa keliya looga hortagi karay Jabuuti iyo Eritrea oo nagu raacdo inaan wax badeecad Itoobiya iskaleh laga dejin karin xeebaha Masawac Jabuuti iyo Berbera laakin saddex dal kuma heshiin karaan ileen biyoxireenka anagay direct impact nagu leedahay danahooda ma aha labada kale, Masar waa u simanahay dhibaatada qof la khiyaamaynayo ma jirto. Also, Egypt didn't support the Habashi invasion they just followed an understanding with the IC and remarked hope they would leave after their operation is over. CBB malaha warkooda dhanka Hiiraanimo aa ku raacday![]()
Sbashi wrote: Wed Jul 27, 2022 11:52 amFinally i laughed a lot at HSM fighting KG and Puntland. May I ask how and with what? There is no militayr option, just so you know there has been pay cuts 25% for military and 50-60% for NISA. Reduction in fuel permits, no longer free food for military they have to pay from their salary. And the cherry on top, it's 28th and the military haven't received their salaries yet. Mogadishu to LS security is getting out of hand. He cannot interfere in puntland anyways and with ethopia on KG's side, he can't interfere in there either. Now he guaranteed Laftagreen reelection and extension.OwQariib wrote: Wed Jul 27, 2022 10:49 am Sahal waxaa Galmudug uga reebtay gobolada HSM isku qabsan doonaan waa Suufiyiinta ayaa la wiiqay, Itoobiya wehel dambe kama heleyso xuduudaha dhulka Galmudug. Hiiraan iyo Gedo awalay fadhiyeen laakin magac ATMIS waa laga saari haday farogelin sii wadaan, Laftagareen iyo Deni haday wax calaaqaad la yeeshaanna Abiye waa inuu HSM labadaas birta saaro.
HSM is 100% correct to deal with the Egyptians. Mahad Salaad's close ties with them will be useful. The Qataris that Fahad was connected with offered nothing but empty promises and funds directly in Farmaajo's account. Egypt has provided more humanitarian assistance in the forms of schools, trained personnel and medicine. They also provided military scholaraships since the 50s. This is not the 2006 dagaal aan ka fiirsasho lahayn with a non state actor vs a state. Maanta labo dowladood oo isdiidan hadaa nahay Itoobiya duulaan masoo qaadi karto caalamka ayaa nala heshiis ah dal danaheeda si xaq u ilaashanayso aa nahay biyo xireenada waxaa keliya looga hortagi karay Jabuuti iyo Eritrea oo nagu raacdo inaan wax badeecad Itoobiya iskaleh laga dejin karin xeebaha Masawac Jabuuti iyo Berbera laakin saddex dal kuma heshiin karaan ileen biyoxireenka anagay direct impact nagu leedahay danahooda ma aha labada kale, Masar waa u simanahay dhibaatada qof la khiyaamaynayo ma jirto. Also, Egypt didn't support the Habashi invasion they just followed an understanding with the IC and remarked hope they would leave after their operation is over. CBB malaha warkooda dhanka Hiiraanimo aa ku raacday![]()
sahal80 wrote: Wed Jul 27, 2022 1:41 pmCeelbuur iyo waceysle Hassan Sh dhulkiisa Al shabab baa heesata don't speak for HGOwQariib wrote: Wed Jul 27, 2022 10:49 am Sahal waxaa Galmudug uga reebtay gobolada HSM isku qabsan doonaan waa Suufiyiinta ayaa la wiiqay, Itoobiya wehel dambe kama heleyso xuduudaha dhulka Galmudug. Hiiraan iyo Gedo awalay fadhiyeen laakin magac ATMIS waa laga saari haday farogelin sii wadaan, Laftagareen iyo Deni haday wax calaaqaad la yeeshaanna Abiye waa inuu HSM labadaas birta saaro.
HSM is 100% correct to deal with the Egyptians. Mahad Salaad's close ties with them will be useful. The Qataris that Fahad was connected with offered nothing but empty promises and funds directly in Farmaajo's account. Egypt has provided more humanitarian assistance in the forms of schools, trained personnel and medicine. They also provided military scholaraships since the 50s. This is not the 2006 dagaal aan ka fiirsasho lahayn with a non state actor vs a state. Maanta labo dowladood oo isdiidan hadaa nahay Itoobiya duulaan masoo qaadi karto caalamka ayaa nala heshiis ah dal danaheeda si xaq u ilaashanayso aa nahay biyo xireenada waxaa keliya looga hortagi karay Jabuuti iyo Eritrea oo nagu raacdo inaan wax badeecad Itoobiya iskaleh laga dejin karin xeebaha Masawac Jabuuti iyo Berbera laakin saddex dal kuma heshiin karaan ileen biyoxireenka anagay direct impact nagu leedahay danahooda ma aha labada kale, Masar waa u simanahay dhibaatada qof la khiyaamaynayo ma jirto. Also, Egypt didn't support the Habashi invasion they just followed an understanding with the IC and remarked hope they would leave after their operation is over. CBB malaha warkooda dhanka Hiiraanimo aa ku raacday![]()
![]()
Masar waxay la safatey itoobiya xiligii maxaakimta waliba your janaqoow wafdi uu ku jir baa loo direy oo si sir ah u qaabileen waa diideen inay na garab istaagaan waayo markaas itoobiya biyaha kuma hadadin. waxay fududeeyeen baxsadkii labada shariif ee Eritrea u xirnaa masaraa casuntey waa ogolaadeen inay tagaan waxaa loo gudbiyay jabuuti.
Hassan Sh fashil uu ku bilaabay waana siyaasada ka danbeysa fashilka hawiyaha laga soo bilaabo shirkii qaahira ee Xuseen caydiid iyo Cali mahdi oo Daarood diideen. waxaa lagu badalay shir ay itoobiya iyo daarood wateen oo ahaa sodari iyo ambaghati oo Cabdullahi yuusuf lagu doortey. siyaasiyiinta Daarood wey fahmeen meesha somalia laga cuno oo ah itoobiya waana saxeen qaladkoodii 77 sababtaas ayay yeey iyo Farmaajo hawiye iyo D&M ugu isticmaaleen itoobiya waxaa ku xigtey maxaakimtii hadana magaca Al shabaab iyo masar ayaa lagugu qabsan.
wax Hassan Sh badali karo ma jiro wuxuu ku dhamaan gudoomiyaha banaadir![]()
Kees70 wrote: Wed Jul 27, 2022 1:55 pmsahal80 wrote: Wed Jul 27, 2022 1:41 pmOwQariib wrote: Wed Jul 27, 2022 10:49 am
Horta Ustaadow, our Brother Ow-qariib waa Curudka Hawiye so he has all the right to speak for HGs + Galmudug is also his state.
And also, lately i have been ignoring your subtle attacks on HGs and Pres HSM because i can tell you have been wearing your Xawadle supremacist shirt ever since odaygi jahwarersan Xuud came back![]()
Ustadow waa naga codsi, si cad u sheeg mawqifkaaga halkii aad si qarsoodi ah noogu soo weerari lahaydXashaa lilah inaan HG cuqdad u haayo hadaad ka hadleysid threadkii golaha wasiirada mx oo la dhoho cuqdad uu Sahal u qabaa aan dhahay wasiir iyo ku xigeen ayaa loo qoray like they say don't shoot the messenger. waxna waa xog waxna waa fakirkeyga ma qariyaa xogta marka? Mj waxaa la siinayaa labo wasiir maadama Farmaajo Abgaal siiyay labo wasiir. HG ayaa tiri dawladaan anagaa keenay waa in aan helno xuquuq dheeri ah waana la qabaa sida Duqa muqdisho. Abgaal waa diideen duqii in laga jaro gudoomiyaha laakin wey dhici doontaa mar un waana ku sheegay threadkaas. wasiiradii HG waxaa lagu dhahay ama hal wasiir qaata ama "hal wasaaras hala idiin sarifo" oo ah wasiir ku xigeen iyo wasiir dawlo oo lakala siinayo sacad iyo saleebaan.
si HG hal wasiir u ogolaato hal wasiir MJ in looga qaado warsangali ama harti yar yar aa la soo jeediyay oo wasiir dheeraad ah daarood helin. wali final solution ma jiro.
Masar oo itiibiyo u fududeysay inay Jaamacada carabta taageerto duulaankii ay Xamar iyo koonfurta Somalia ku qabsatey. hassan dahir oo leh Somalia muu ka hadlo camar muuse oo masaari ah ahaana xooghayaha jamacada carabta
https://www.alarabiya.net/articles/2008 ... 22%2F50257
Xamlad ay goobjoog ku qaadey abgaal inay wax walbe usku darsadaan oo laga wado duqa muqdishu oo bukhaari loo diiday ayay hada ka cudurdaarteen.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1348819165
hadeey habargidir wasiir(fiqi) iyo wasiiru dawlo( bukhaari) hesho xlgteyda waa qalad laakiin sida hada u muuqata hal wasiir ay u badan tahay oo buuxa
aniga iyo hassan sh
Aniga waxaan ahay qof leh fikir xor ah ma taageero shaqsi ee waxaan taageeraa mabda federalismka iyo cadaalada. siyaasada hassan sh waxay u egtahay tii USC ee faqashtii hawiye sida xuseen kulmiye la soo dhaweeyay siyaad barrena la bursadey. Farmaajo waa baxay laakiin kaadiriintiisii ay la shaqeeyaan tusaale xubnaha mahad salaad u magacaabay NISA oo ah kaadiriintii farmaajo sida gabadha airportka oo ku jufo ah. kaadiriintii farmaajo fareey oo hubka laga dhigin oo wareysiyo iska bixinaya halka kulane jiis laga dhigay hubkii, farxaan qaroole oo hooshiisa wata waxaa kaaga daran guudlaawe iyo qoorqoor oo la soo dhaweystey oo la leeyahay ha dhameystaan anagaa badali doona Deni iyo madoobana iyo laftagareena dagaal lagu wado.
marka niyahow farmaajo aan heshiis ku aheen waana baxay hada nin walbe goofkiisa ha joogo!
Abgaal itoobiya xuduud lama leh aniga waaye waxay ay buffer zone ka dhigeyso thanks to hassan sh supporting Masar. masaalixdeyda are with Ethiopia not Egypt
im not with or against Hassan Sh yet. shecaarkiisa Somali heshiis ah dunidana la heshiis ah oon islahaa amuu pastgii wax ka bartey uma jeedo ilaa hada but i will give him the benefit of doubt.
"Buffer Zone-Ka Itoobiya sameynayso Aagaga K/Galbeed/Hirshabeelle intee ka le’eg yahay kan Kenya ay kasameysatay J/land-Kismaayo!!"