Page 1 of 1
Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Sat Jul 30, 2022 9:03 am
by sahal80
Somalia laba mashruuc ayaa ka jira: Mashruuca Al Shabaab oo Hawiye lafdhabarka u yihiin iyo Mashruuca Itoobiya oo Daarood horboodayaan(yeey and Farmaajo)
waxay ku dhamaanee fashilinta dawlada hawiye ee Hassan Sh sida tii Cabdiqasim waxaa badalaya madaxweyne Daarood ah. hawiye marka cashar kama baran taariikhdaas dhan laga bilaabo 1997 shirkii Qahiro. Furaha deganaashaha deegaamadooda oo dhibka mar kaste ku dhaco wuxuu ku jiraa gacanta itoobiya halka ay masar u cararayaan.
Hassan Sh wuxuu soo nooleynayaa siyaasadii 90ska ee Masar kula safatey hawiyaha kadib markii ay soo jeedisay in Cali Mahdi madaxweyne noqdo Hussen caydiidna raysulwasaare waxaa ka horyimid Cabdullahi yuusuf oo markaas PL sameeyay qaab isku tashi camal ah
Hada Itoobiya waxay soo mareysaa Dblock ooy PL ugu horeyso iyo Beesha digil iyo mirifle si la mid ah shirarkii Sodere, Eldoret iyo Imbagati oo looga soo horjeeday shirarkii masar iyo Djibouti oo u ugu danbeyn Cabdullahi yuusuf lagu doortey beesha D&M ay dawr weyn ka cayaartey.
"Somali heshiis ah meel ha iga harto"
https://en.m.wikipedia.org/wiki/2002_So ... Conference
Re: Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Sat Jul 30, 2022 9:49 am
by original dervish
What kinda of backward mentality is this?
Even hoes aspire to be free of their pimps.

Re: Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Sat Jul 30, 2022 11:44 am
by sahal80
Masar oo dhagta soo qabatey afhayeenka Hassan Sh oo qirtey in afaaraha itoobiya ka hadleen
Re: Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Sat Jul 30, 2022 2:40 pm
by OwQariib
Labo HSM ha isku qaldin. Harakat Shababul Mujahideen have nothing to do with the visit to Egypt. Shabaab are pushing for an offensive to stir chaos. They don't have the mobility to fight on two fronts so unless they recruit Oromo in Bale, they can't expand into Ethiopia. Why buttress to Ethiopia? They are exactly like the Christians and Jews mentioned in Baqarah, they won't stop until you yield to them completely and convert. Abiye was inviting Muuse Biixi to Addis whilst invading Baydhabo to back Laftagareen. Dal qunyar socod aa nahay Itoobiya aan ku tiirsano warkaas 1960 ma socon 15 sano gudaheed ciidamada Africa kuwa ugu awooda badan aa yeelanay because at that time Somalia was a non aligned country with many allies in peace time training our forces. History only remembers the brave.
Re: Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Sat Jul 30, 2022 11:31 pm
by noer
OwQariib wrote: Sat Jul 30, 2022 2:40 pm
Labo HSM ha isku qaldin. Harakat Shababul Mujahideen have nothing to do with the visit to Egypt. Shabaab are pushing for an offensive to stir chaos. They don't have the mobility to fight on two fronts so unless they recruit Oromo in Bale, they can't expand into Ethiopia. Why buttress to Ethiopia? They are exactly like the Christians and Jews mentioned in Baqarah, they won't stop until you yield to them completely and convert. Abiye was inviting Muuse Biixi to Addis whilst invading Baydhabo to back Laftagareen. Dal qunyar socod aa nahay Itoobiya aan ku tiirsano warkaas 1960 ma socon 15 sano gudaheed ciidamada Africa kuwa ugu awooda badan aa yeelanay because at that time Somalia was a non aligned country with many allies in peace time training our forces. History only remembers the brave.

sland got nothing to do wit ethopia n al shabab. i wish we did sponsor our own militias in the in the ex italian colony

but we don't got no stake here
ustad sahal spit some truths though. cagderland n hawiya fight. under the guise of ethiopia n n egypt. sahal is wrong about 1 thing though. it's just gonna be gurgurte against cagders. magertenland gonna sit out. wasakhgalis n dolbahanta got nothing to do with the ex italian colony. n lelkase are under occupation of stealth secessionists. maybe hawiya crush cagders. maybe marehan gonna help hawiya so they reconquer jubaland. hamsa n madobe got trouble. abiy is weaker than zenawi
this embarassing though

pimp abiy against gurgurte wit egyptian backing
Re: Egypt(HBlock) VS Ethopia(Dblock) Reviving the politics of the 1990s!
Posted: Mon Aug 01, 2022 5:57 am
by BestP
Itopiya in la isku dhiibo ama saaxib dhaw laga dhigto ma fiicna Balse hadana dagaal wadan kale (Masar) ay itopiya la galayso maaha in Somalia qayb ka noqoto.
Xasan Sheekh waxaa laga rabaa wax qabad muuqda ,uguna horayso xasilinta Xamar iyo deeganada Hawiye .Taana waxaa lagu heli karaa dal dhab inuu la galo Shabaab .Midaas na waxaa lagu heli karaa inuu xiniiyo yeesho Ciidankana soo dhawaysto .
Anigu waxaan aaminsahay Xasan Sheekh inuu fursad fiican haysto .Qorshe cad ha keeno oo dalka ha samata bixiyo ama God dheer haku rido bal ninka ay Caano kaga daataan