Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by sahal80 »

Faqashta Hawiye

dhowr jeer baan idiin sheegay arintaan sidii ku dhacdey USC oo Faqshtii Daarood burisay tii hawiyaha fasaxay

Filish, Farxaan qaroole, Ali yare, odowaa iyo Kaadiriintii Farmaajo ee hawiye ay meesha qabiil ahaan ugu hayaan. Dadka uu magacaabay mahad Salaad waa hawiyihii Farmaajo la shaqeynayay waxaa la beegsadey kuwii daarood waxay keeneen inay fashiliyaan xassan Sh.

Tusaale weerarkii Jimcaha oo ah maalinta shabaab weerarada qaadaan sida hotel Saxafi waxaa loo diray haramcad Al Shabaab waxay joogeen dabaqa sadexaad hoosna haramcad. Kuwa kale ayaa la soo direy oo amar kale heesta Haramcad waa laga soo saarey waxay keentay in Al shabaab u soo degaan dabaqa labaad iyo kan koowaad ooy dadkii ku jiray wada toogteen waxayna ka galeen difaac labadii dabaq ay qabsadeen ee hoose taas oo keentay inay meesha heestaan ilaa maalintii labaad

Hassan sh fashilkiisa amni waxaa ugu wacan asagoo sameyn isbadal amni islamarkii uu la wareegay xafiiska 100 kiisii maalin 2 maalin ayaa ka hartey ifafaalo fiicana ma muuqdo waxaa ka mida gareenadii uu kuwii hawiye soo dhaweystey kuwii daarood iyo D&M duudka xijisiiyay

Somali heshiis ah beel

itoobiya ku dar

war hooy isqabo :ufdup:


Gudaha hotelka waxaa deganaa Al shabaab ka kooban murusade, Gugundhabe iyo eelaay. sidee ku dhacdey in xogtaan ay NISA helin? Faqashta hawiyaa qarisay.

hotelka waxaa iska lahaa nin murusade ah oo buuloburde ku dhashey oo ku dhintay weerarka waxaa share ku leh kuwa xl ah oo buuloburde isku yaqaaneen waxaa aad u taga gugundhabaha oo ku dhamaadey ayagoo kuwa gugundhabe iyo murusade Al shabaab ah la daganaayeen oo gacantooda ku baxay.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1538910038
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by MrSinister »

History has a way of repeating itself. SSDF and maybe even SNM were interested in replacing the barre government with another unity government, USC on the other hand, never understood the concept of governance and in the end turned on themselves.

Same thing is happening today. They got rid of farmajo who probably did more damage to his own Darood and spent all of fgs resources on Mogadishu; and now they are turning on each other. Even fighting over who gets to steal aid meant for the poor.

Hawiye need better political leaders. Their playbook has never changed , scream unaka leh and rile up the shacab when they are not in power, and turn on each other when they are in power.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by BigBreak »

Let's hope Somalia has a new capital which should be Galkacyo IMO. Mogadishu is finished
Isseayaanle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 425
Joined: Mon Apr 26, 2021 4:28 pm

Re: Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by Isseayaanle »

I put the blame on the f-king Somaliland and Putland as a southerner. You guys are the reason HAG are litteraly burning Somalia and Somalis. Why? Because putland and Somaliland keep up the status quo. If they put their foot down or secide officially then HAG would’ve become irrelevant. ALSO Galkacyo is the worst since the same Hutus still live there. A more classic place like Awadal, Barawe, Kismayo or KG is the way. But Xamar is long dead.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by BigBreak »

Isseayaanle wrote: Mon Aug 22, 2022 10:20 am I put the blame on the f-king Somaliland and Putland as a southerner. You guys are the reason HAG are litteraly burning Somalia and Somalis. Why? Because putland and Somaliland keep up the status quo. If they put their foot down or secide officially then HAG would’ve become irrelevant. ALSO Galkacyo is the worst since the same Hutus still live there. A more classic place like Awadal, Barawe, Kismayo or KG is the way. But Xamar is long dead.
Stop putting Somaliland and Puntland in the same sentence. Somaliland is a separate independent country and so called Puntland is a tribal region that's permanently part of their country Somalia

Somaliland has nothing to do with our neighbour Somalia so don't blame Somaliland for your failed country's woes
User avatar
noer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 747
Joined: Sun Jun 19, 2022 12:06 am

Re: Sababaha Fashilka Amniga Xamar waa....

Post by noer »

BigBreak wrote: Tue Aug 23, 2022 3:24 am
Isseayaanle wrote: Mon Aug 22, 2022 10:20 am I put the blame on the f-king Somaliland and Putland as a southerner. You guys are the reason HAG are litteraly burning Somalia and Somalis. Why? Because putland and Somaliland keep up the status quo. If they put their foot down or secide officially then HAG would’ve become irrelevant. ALSO Galkacyo is the worst since the same Hutus still live there. A more classic place like Awadal, Barawe, Kismayo or KG is the way. But Xamar is long dead.
Stop putting Somaliland and Puntland in the same sentence. Somaliland is a separate independent country and so called Puntland is a tribal region that's permanently part of their country Somalia

Somaliland has nothing to do with our neighbour Somalia so don't blame Somaliland for your failed country's woes
kinda agree with him. for a different reason :troll: magertenland stealth secessionist brought tplf. the ex italian colony bin f**ked up ever since. somaliland just sitting there.

aran jam occupy east badan. somaliland didn't take sides in bosaso wars. even though wasakhgalis in west bosaso did take side.


somalailand letting his ex wife get violated like. we shoulda intervened n somalia the ex italian colony. instead. we just sit there. they stole our hajj seats. no response. we're letting somaliland's enemies take over our neighbor
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”