videogaan
https://fb.watch/fx_r5EbXze/
oon hada daa wadey waxaa soo koobaya cinwaankeyga "Ahmed madoobe oo cidiyaha ka siibay hassan Sh" waxaa ku la taliay inay ka aamusaan madoobe waana dhacdey waxaa kaloo jira in Madoobe si hoose loogu ogolaadey mudo korarsigiisa intii hassan Sh garowe joogay. madoobe has gone through wuxuu heestaa PMka, JL , Kenya iyo Itoobiya muda xileedkiisa hada sanad ka yar baa ka harey wuxuu joogayaa ilaa August 2024
laftagareen sadex bil ayaa u hartey danta laga leeyahay ayaa ka weyn halkiisa sano. sidaan horey u sheegay Hassan Sh 5 sano ayuu rabaa inuu ka dhigto termkiisa waxaa lagu qorayaa dastuurka marka waxaa lagula gorqortami 4 maamulgoboleed een PL aheen oo mudoxileedkeeda shan sano yahay oo daatuurka lagu qoro halka Deni PL loo dhaafayo intuu rabo inuu joogo bal laga yareeyo culeyska reer Faroole. Madoobe kadib waxaa laga yaabaa in Xamze oo ku reer hoose ah JL qabto(Keeping it in the family) ayadoo madoobe aduun dhan loo bandhigayo iyo Kenya oo loo marayo. haruusana pmka laga dhigo. haduu haruuse oo Nugaal ka soo jeeda PMka noqdo waxay PL u xalaaleyn diintaa Deni inuu joogo ilaa 2027 oo Xassan Sh doorashada kula tartamo. isfahan noocaas ah inay labadooda saa ada xirtaan ayay Garowe ku gaareen
markii intaas mudukorarsiga Xassan Sh "ee sharciyeeysan" maadama uu yahay wadar ogal baarlamaa kana la marsiinayo dastuurka daaimka ah oo lagu qorayo shan sano mudo xileedka madaxweynaha laga saxiixdo maamulgoboleedyada waxaa la tuuri doonaa QoorQoor iyo Guudlaawe laakin madaxweynayaasha badalaya labada sano ama halka sano wixii u harey soo dhameynaya suurtagal maaha in qoorqoor oo Hassan Sh iyo UDP dagaal la galay joogo ilaa 2025, Guudlaawana hadaaba la karkarinooyaa ninka UPD ee Hiiraan ka socda ee badali doona asaga ayaaba heshiiska lala gaari karaa
i revealed the 5 years term after two weeks of the election of Hassan Sheikh
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 9&t=406937
Next FMS presidents
KG leesaan Mukhtaar Roobow
Hirshabelle Hawadle, minister Abdirizaq Omar vs Sanbaloolshe, Milkiilaha Qoone
Galmudug Ceyr: Mahad Salaad vs AAW
JL OG reer Xirsi, PM Xamse may resign in 2024 and replace Madoobe. current FM Haruse Next PM in this scenario
PL Deni
Banaadir State Abgaal with Digil (probably Hawiye-Allied Garre) vice president. Gorgortan waxaa jira in Digil mps Banaadir la raaciyo halka 6 non mx Gedo Mps(Dir iyo Raxanweyn) KG la raacinayo(Luuq divided by the river)
Mogadishu Mayor HG and Murusade(will be elected like the city leaders of EU)