village teedaan 85 km from baladweyne no amisom.
Al shabaab ayaa markii ugu horeysay isku fidisay Xawaadle country side ciil ay beesyaan u qabaan waxay ka hubeen ceelashii. dawlada ayaa balanqaadey inay wax walbe u dhisayso laakin waxaa looga baahanyahay inay ciidamo beeleed u sameyso Murusade iyo Abgaal oo hada magan galeen kuwii hiiraan kaga saarey su ay noogu soo noqon. Al Shabaab waxay joogaan banaanka Cadale oo 130 Xamar u jirta ilaa mudug . hawiyaha dhahaaya waxaan rabnaa inaan xukuno umado kale dhulkiina xoreysta marka hore. Jufo kaste oo xl ah hubkey qaadatey.
listen to this sarkaal. 6 bilood ay u adkeysanwaayeen nolosha karaamada leh wataas

https://fb.watch/f4o8kurwsb/
koonfurta baladweyne. reer Cumar xaashi oo wasiirka difaaca booqdey. 50km south Baladweyne
Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta ku kormeeray ciidamada deegaanka deegaanada kala ah ah Xujuub, Faaf-gumare iyo Baardheere oo ka tirsan Gobolka Hiraan.
https://fb.watch/f4p2A5L7YH/
xasuuq wadareed Al shabaab hiiraan loogu geestey
Ali Jeyte Labo bil iyo kabadan uu Baladweyne ka maqnaa ilaa uu Al shabaab xadka ka saarey without Amisom well done Mujaahid

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2302066155