
Cayr HG oo trainka ka dagi raba, AAW oo markii hore laga dhigay ergeyga gargaarka maadama aysan jirin wasaarada gargaarka waxaa booskaan markii hore ku jiri jiray hayada musiibooyinka iyo gargaarka oo Kheyre ku badalay wasiir gargaarka
Xafiiska Xamze ayaa damcay in gargaarka la hoosgeeyo kadibna fiqi ayaa kula qabsadey oo u ogolaadey laakin waxaa la soo celiay hayadii masiibooyinka oo wasaarada gudaha la hoosgeeyay. waxaan maqlay waagii hore hayada wasaarada gudaha ay hoos joogi jirtey laakin maadama AAW wasiir dadban ahaa oo walaalkiisa waxay aheed inuu u dhaafo
kulamadii AAW ee safiirada ee danbe waxaa la fadhiyay hayada meel walbe where is the role of the envoy?
gargaarkii ay Hiiraan u direen waxaa joogay hayada iyo xafiiska Xamsa!
Indhocade oo weerar ku qaaday amniga oo si dadban Mahad salaad ula jeeday waxaa loo arkaa inuu ku hadlayo carabka AAW wuxuu sidoo kale dhaliilay barlakaanka Farmaajo xildhibaanimada siiyay intaan 4 xubnood ka aheen. taas kama dhigno inay Farmaajo taageersan yihiin ee waa curfi siyaasadeed in ex madaxweynaha xildhibaan sharafeed yahay
we have Cayr ticking bomb!
UPD saan horey u sheegay waxay isku qeybsheen qolo wasiiro noqdey iyo qolo qandaraasyo qaatey sida Sanbaloolshe oo qaata mushaar ka badan wasiirada xukuuumada marabo inaan ku dheeraado ninkaas waa mulkiile hadana Hiiraan ku soo jeediyay gargaarka iyo siyaarada madaxda sare oo la faliyo.
Maamulgoboleedyada: hal mar kama gali karo Dagaal KG, JL and PL waxaana ka faaideystay madoobe oo extensionkiisa la soo hormarey oo dhabo u furi doona laftagareen!
Arimaha Dibada siyaasad aad u xun uu masar kula saftey taas oo keeneysa in xoojiyaan madoobe iyo Laftagareen
PM waa khayaar fiican laakin waxaan maqley xog ah in ay isla gaari doonin intii Farmaajo iyo Kheyre islagaareen sababahaan.
Xiligii Farmaajo hal milkiilaa jiray oo ah Fahad siyaasada iyo amingaba hada fashalkii amni ee Xayaat waxaa ugu wacnaa milkiilayaasha badan oo midba amar bixinayay. .milkiilayaasha siyaasada waxaa ka mid ah Farah abdulqaadir, Bukhaari, Fiqi, Xassan macalin dadkaan afkaar kala duwan ay pmka ula imaanayaan waxaa ka dhalan doona loolan garabyo ah tusaale loolanka ka dhashay gargaarka
Xamsa oo Dblock cadaadis kala kulmi doona inkaste uu ogyahay in sidii kheyre hawada lagu cuni doono
PL oo diuday inay qaabisho Xamza iyo Hassan Sh oo Khamiista u socda. markii lagu daro extensionka madoobe Xamza challenge weyn ayaa horyaal ma ka gambisan Madoobe mise JL oo weyn doonaa?
Kheyre wuxuu lahaa group khaas ah oo asaga keensadey sida ducaale, canshuur, wasiirkii gudaha ee Cayrka ahaa. waxaan hada ka maqlay sources ka ag dhaw wasiir cabdirizaaq in his predicessor Shiikhalow oo team Farmaajo la shaqeynayay inuu ku dhahay waxba ha saxiixin ilaa aan aniga madaxweyne ka noqdo anaa saxiixa iyo soo saaridaba batroolka sameyn doona laakin markii danbe agendihii Farmaajo uu saxiixay sheekada Farmaajo gadaal ka inkiray. Kheyre sax iyo qaladba caqabad uu ku ahaa soo saarida batroolka oo hadii la bilaabi laha hada meel fiican hawsha mari laheed.
laakin xamsa ma leh his own group iyo sir tan waxay keeni doontaa inuu qarxo

Hasaan sh waxaa looga baahanyahay inuu milkiilayaasha yareeyo oo mid walbe ku ekeeyo his region sida Sanbaloolshe oo ah mulkiilaha Hirshabelle laakin siyaasada iyo amniga federalka aruursanyihiin oo asaga iyo teamkiisa iyo teamka pmka isla shaqeeyaan oon wasiirada ku jirin. wuu la shiri karaa wasiirada UPD laakiin inuu awoodooda dhimo
asagoo ka baxay khadkii National unity Govt sida isgarabeynta lagu sameeyay AAW
waxaa isku biiri doona Sh Sharif, Kheyre iyo AAW waxay nacfi ka raadin iyo madoobe iyo Deni iyo xataa laftagareen!