Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by sahal80 »

"If he gets rid of Guudlaawe he will get rid of laftagareen and Madoobe" Hiiraan source said

Hassan Sheikh oo dagaal JL, PL, KG, Hiiraan of Hirshabelle oo dhamaan xad la leh itoobiya ayaa is afgarad hordhac ah la gaarey beesha dhexe Hiiraan in Guudlaawe iyo Dabageed hal mar isla tuuro, Si isbadal loogu sameyo JL iyo KG waa inuu u maro Hirshabelle oo credibility u yeeleysa.

Guudlaawe ayaa markuu xogta kulanka helay oo uu ku jiray wasiir Abdirizaaq wuxuu dabageed ka codsadey inuu itoobiya la xirto maadama uu asaga Jowhar saas ka sameyn karin oo Xamar ku tiirsantahay itoobiyaba joogin. Guudlaawe caan uu ku yahay munaafaqnimada sida uu ku sameeyay Farmaajo. Dabageed ayaa weerarey dhaqanka iyo wasiirka iyo xildhibaan qoono oo karkarinaya isbadalka sheegayna "in hada kahor loo xoogsheetey asagoo gudoomiye ah oo uu itoobiya u cararey soona noqdey" hadalkaan oo ula jeedey 2007 duulaankii itoobiya kadib markii ay maxaakimta ka saartey hiiraan. waa tahdiid kale oo itoobiyaan ku xiran ah.

Hassan Sh ayaa aamansanaa in Guudlaawe labadiisa sano dhameysto talo uga timid la taliyaashiisa UPD oo u badan hiraab oo la simaya QoorQoor halka ay rabaan inay badalaan laftagareen iyo Madoobe laakin isbadalka amni ee ka jira gobolka hiiraan iyo itoobiya oo ka af dhaw waxay ku kaliftey inay u soo diraan wufuud badan oo Raysulwasaaraha u danbeeyo ayagoo u maraya milkiilayaasha Hirshabelle sida Sanbaloolshe sidoo kale waxaa lagu qarinyaa fashilkii amni ee hotel xayaat si guulaha hiiraan u sheegtaan laakiin guud ahaan waa siyaasad dawlada ku hananeyso Hiiraan iyo Gudoomiye Jeyte oo itoobiya ka soo noqdey.

https://fb.watch/f6eSHXPWGk/
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by Murax »

You can’t compare Guudlaawe to the others. Laftagareen, Madoobe, Deni are all backed by different countries. Laftagareen disappointed me with Ethiopia, but the game is the game. لا تكون عوناً للشيطان علي اخيكم

Ofcourse once HSM declared war on Laftagareen, he would run to Ethiopoa Somali nature. HSM obviously learned nothing new from the mistakes he made in his last term, nor the mistakes Farmaajo made which is unbelievable. With Kenya he opened the qaad from day one without even extracting anything back. What leverage does he think he has with Madoobe?



Really best case for HSM is to focus on Benadir, HirShabeele forget about everywhere else.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by sahal80 »

Murax wrote: Wed Aug 24, 2022 5:08 pm You can’t compare Guudlaawe to the others. Laftagareen, Madoobe, Deni are all backed by different countries. Laftagareen disappointed me with Ethiopia, but the game is the game. لا تكون عوناً للشيطان علي اخيكم

Ofcourse once HSM declared war on Laftagareen, he would run to Ethiopoa Somali nature. HSM obviously learned nothing new from the mistakes he made in his last term, nor the mistakes Farmaajo made which is unbelievable. With Kenya he opened the qaad from day one without even extracting anything back. What leverage does he think he has with Madoobe?



Really best case for HSM is to focus on Benadir, HirShabeele forget about everywhere else.
Guudlaawe waa kan ugu munaafaqsan ee ma heesto meel uu dabada la galo. xildhibaanka abuukaate Cabdilkadir oo booskiisa ka kacsadey naag nin waceysle qabo oo hassan sh keenay 2016 ayuu usoo bandhigay $150k waanaka diiday isla lacagtaas wuxuu siiyay oo ka yeelay taliyaha policeka hiiraan oo kula tartamayay yuusuf gamadiid oo ah xooghayaha himilo oo jijeelo ah. waxay u tuuri la yihiin hoos uu kala shaqeynayay xiligii doorashada markii afisyoone la tagayna waa cadeystay hadana sidii uu hassan sh ku sameynooyaa.
Reer hiiraan point waxaa waaye hadaad ninkaan badashid macnawiyan ayaad heli credibility "Somali heshiis ah" hirshabelle uu ka bilowdaa laakin KG aan ka bilaabaa waa wax lagu qoslo.


Ahmed Madoobe waxay ka gudbiyeen waraaqo ay beesha caalamka siiyeen oo ah in Somalia fragile State tahay oo extensionka Madoobe keeni doono instability sidii tii Farmaajo Xamar looga hortagay in sidoo kale JL ay state building iyo reconciliationka wax u dhimi doonto ooy Kenya ku qasbaan inay ilaaliso dastuurada iyo heshiisyada isku haya bulshada dacwad noocaas ah ay karkarinooyaan beesha caalamka oo ka horimaataad arki doontaa waxay ku dhaheen it will create bad prescident for the other FMS. laakin wali waxay u baahantahay in Kenya laga soo dhameeyo.



Fartagaag iyo mucaaradkii Farmaajo ee Gedo uu dhahay buuq sameeya beesha caalamka ha idin maqashee.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by BigBreak »

InshaAllah Hassan Sheikh becomes the first leader to rule all of Somalia (5 FMS plus Banadir) since Afweyne MSB
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by original dervish »

I agree......Hirshabelle, KG and JL are different political animals......there is no connection between them.


The Hirshabelle question is complicated.
Hawaadle have alienated the other prominent Hiiran clans with this " Gentleman's Agreement " which is basically a carve up of power between them and Abgaal.

Furthermore, Abgaal's are unreliable partners and cannot be depended upon to uphold any agreements, and why should they.....they can align with a few Hiraan clans to have a cast iron super majority in the Hirshabelle parliament. Hawadle needs Abgaal more than they need them.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by BigBreak »

Hiiraan should be separated from Middle Shabelle, Gedo should be separated from the Jubbas and Bari should be separated from Nugaal. It's high time Somalia becomes 13 regions under a strong federal government rather than stay as 5 enclaves under a weak federal government
User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by MrSinister »

BigBreak wrote: Fri Aug 26, 2022 5:20 pm Hiiraan should be separated from Middle Shabelle, Gedo should be separated from the Jubbas and Bari should be separated from Nugaal. It's high time Somalia becomes 13 regions under a strong federal government rather than stay as 5 enclaves under a weak federal government
Let’s separate awdal and waqooyi galbeed as well. The garxajis and gadabursi are tired of Muse Bixi’s dictatorship.
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Hassan Sh told: the Road to JL and KG Goes through Hirshabelle

Post by BigBreak »

MrSinister wrote: Fri Aug 26, 2022 7:38 pm
BigBreak wrote: Fri Aug 26, 2022 5:20 pm Hiiraan should be separated from Middle Shabelle, Gedo should be separated from the Jubbas and Bari should be separated from Nugaal. It's high time Somalia becomes 13 regions under a strong federal government rather than stay as 5 enclaves under a weak federal government
Let’s separate awdal and waqooyi galbeed as well. The garxajis and gadabursi are tired of Muse Bixi’s dictatorship.
Somaliland is not Zoomalia mate, we are a separate country and we're both indivisible and independent forever

So called PL will cease to exist sooner or later
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”