
Siyaasadii UPD ee Shanta sano in Hassan Sh looga dhigo 5-year terms sano oo PL iyo Maamulgoboleedyada loo marayo awal waxaan idiin sheegay in PM taabcasan iyo Baarlamaanka oo raba asagana inay shan sano noqdaan loo marayo hada wadahadaladaa Hassan Sh iyo Deni iyo Madoobe ooy taleefan ku la hadleen waxaa gun dhig u ahaa "mudo korarsi sharciyeysan" oo dhamaan villa Xamar iyo maamulgoboleedyada shan sana term looga dhigayo.
waxaa cad inaan hada Laftagareen la badali karin oo sadex bil u hartey marka waa qasab in sanadkaas uu kula gorgoramo in Hassan Sh loogu daro asagana sanad sidoo kale Axmed Madoobe oo Kenya heesta waxaa loo marayaa PL oo Deni asagaba raba inuu extension ku sameeyo "si uu u qabto doorasho qof iyo cod ah" inkastoo Faroole ka horyimid asagoo la raba familykiisa ooy jiiradooda tahay. Deni oo culeyska reer Faroole oo Kheyre u codeeyay ka baqaya ayaa u arka in ay Hassan Sh extensionka isku kaa shadaan. waxaa dhacay is afgarad in PL loo maro heshiiska FMSka iyo SFG ooy shirka koowaad ayada qabato.
Hirshabelle iyo Galmudug saameyn kuma lahaanayo heshiiskan 5-years terms waa shan sano laakin madaxweynayaasha ayaa laga tuurayaa qaab siyaasadeed iyo dibuheshiineed waliba hirshabelle. Madaxweynaja cusib ee Hirshabelle oo Hiiraan ka soo jeeda ayaa markaas sadex sano hogaamin doona hadaanba ka hor la badalin Guudlaawe sida beesha dhexe ee Hiiraan dalbanayso. labadii sanoo Farmaajo naga qasaariyay 1 sanad waa soo ceshanaynaa

wasiir Abdirizaq iyo Sanbaloolshe ayaa mid kamida qaban doona Hassan Sh wuxuu la rabaa wasiirka Abdirizaq Omar inuu qobto oo qaraabo dhaw la ah maadama Sanbaloolshe sounds uncontrollable oo cid kale deal la gali karo xiliga doorashada sanbaloolshana wasiirka laga dhigo. wuxuu ku jiray no more Abgaal in 2016. Faalkii Afaafiil no more new face oo soo baxay

https://fb.watch/fcy2DyLhUT/
Galmudug waxaa loo wadaa Cayr Mahad Salaad vs AAW. Dabcan Mahad Salaad ayaa ku soo bixi laakin AAW ayaa lagu sii sasabayaa inuu intaas sii joogo sida Sanbaloolshe haddana ergeyga gargaarka sii ahaado
Sida Geylan sheegayo xaqii hawiye ee JL ee hassan Sh horey u gatey 2013 ayaa madoobe lagula gorgortamayaa jiiradan waxaa filaa in beesha Cabdi Yuusuf XL xildhibaan ka hesho oo hada wasiir ku xigeen ku leh.

waa shax fiican exchange xassan Sh sameeyay in mudukorarsi iyo doorasho heshiis lagu yahay la sameysto oo ah intii Farmaajo ku fashilmay maadama uu damcay inuu xoog ku sameysto. hadii uu shan sano joogay xataa waxba ma ahayn sanadkaas oo badbaadaqaran ciida afka u darey Rooblana doorashada kala wareegay.
#UPDATE: Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo, Puntland ayaa ka aqbashay Madaxweyne Xassan, in ay martigaliso shir wada-hadal oo ay iskugu imaanayaan Madaxda dawladda Faderaalka & Dawlad gobaleedyada, xili uusan wanaagsaneyn xariirka Villa Somalia iyo qaar kamid ah madaxda dawlad gobaleedyada.
Saraakiil aad ugu dhaw Madaxweyne Deni ayaa cadeyanya in uusan kalsooni badan ku qabin, sida Madaxda faderaalka loo aamini karro, maadama madaxda dawlad gobaleedyada qarkood ay diidan yihiin. Gaylan
https://fb.watch/fcuQs4LjSx/
i already revealed this UPD policy after two weeks of his election
HSH plans Changing the term of the president to 5 years, reducing the powers of the PM and Banaadir State
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 9&t=406937