The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

Maadama Xukuumad Hawiye joogto hada oo ka dhabeyn karta Dagaalka Al Shabaab waxaa jira Qorshe Al Shabaab Jubooyinka la isugu geynayo ilaa sanadka soo socda.

Dagaalka SNA waxaa ka fiican dagaalka ciidamada deegaanka oo ka bilowdey Hiiraan iyo Galgaduud waa in shabeelada dhexe laga bilaabo.

Saleebaan Xarardheere front
Ceyr Dhuusamareeb-Ceelbuur Front
Xawaadle-Maxaas Ceelbuur front
Abgaal cadale-Ceeldheer front.

this map waa Al Shabaab inteysan bariga hiiraan qabsan(maxaas-matabaan) 6dii bilood ee la soo dhaafey oo hadala laga xoreeyay. Al shabaab were pushed back to wabxo of Ceelbuur
User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by Kees70 »

:dj: Guuleysta the HAG Tripartite HS/GM/Banaadir
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

Kees70 wrote: Thu Sep 08, 2022 3:27 am :dj: Guuleysta the HAG Tripartite HS/GM/Banaadir
:stylin:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by gobdoon »

Better late than never, We would see
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by original dervish »

Inshallah they will defeat these scumbags. However, the offensive must continue until they're wiped out. No use in chasing them to another province where they can reorganise and regroup.
They must be annihilated.....just like the Tamil Tigers were chased to their strongholds and massacred.
Today nobody remembers the Tamil Tigers.....all their leaders and top commanders were either killed in battle or summarily executed in the field. The footsoldiers and children can be re-educated.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

Al Shabaab waa hawiye markaan leeyahay waa tanoo kale. Al Shabaab waxay joogtaa masjid cali gaduud banaanka Cadale magaalada bas ay joogaan oo amisom heesato hal tuulo ma jirto oo Abgaal ah oon amisom joogin oo xor ah markaasey ku leeyihiin laandheere waa weynasn nahay. quantity ma leh ayagoo hubkii somalia oo dhan heesta
Warshiikh, ceelmacaan, balcad, cadale, Jowhar, Raage ceele, biyacade, mahadaay, ceelbaraf kurti waa amisom bases waana 130 km! waa inta u dhaxeysa maxaas iyo baladweyje oo ah 140 km oo ciidanka deegaanka gacanta ku haayaan amisom waxay joogtaa bas baladweyne iyo maxaas dagaalka tuulooyinka kuma jiraan. bakadweyje xataa gudaha ma joogaan 4km ay u jiraan halka Jowhar ay ka daganyihiin airportka iyo madaxtooyada! guudlaawe al Baabkiisa waa Amisom baladweynana waa aragteen lamagalaay oo ah xarunta maamulka waatii aan hubkeena ku heesanay xiligii there is no amisom in it.

runta in la sheegaa fiican maadana ay ciidankeenii deegaanka ka cabaadayaan oo hada ka hor galey bariga shabeelada dhexe ee fog :lol:

half of the tiny uninhabited side of middle shabelle ay Al Shaab kaligeed heestaa sida mapkooda uga jeedaan ninkaan waa lataliyaha isbaaristi guudlaawe meeshii uu iska xoreyn lahaa Al Shabaabta gumeyssaya ilaa xarar dheere xaasidnimadiisa kulahaa ciidamada deegssnka hiiraan ayaa nooga daran Al shabaab. waa waxa ay ku sheekeystasn guudlaawe hadsan sh ay kulahaayeen ha nagu hubeyn xl mesheegin magacooda. warhassan sh asagpon ns hubeyn ayaan hiiraan xireysanay rasaas jadasn u baahanana ganacsataan leenahay generalada itooobiyaan ka iibsan ama dawlada iyoobiyaan na siin mareykankaa na siin idiinma baahnin ee xassan sh ha xoreeyo cadale iyo xarardheere inta u dhaxeysa

car ha keenaan hal tuulo oo abgaal ah oon amisom joogin oo xor ah i challenge you! maanta hadii amisom laga saaro Somalia wallahi 1 km ma heesan karaan anagana waa ogeedeen 2008 ilaa 2010 aan hiiraan dhan heesanay withoout itoobiya or Amisom for a year

waxay rabaan inay Amisom waligoid ku hoos jiraan. wallahi billahi hassan sh waa baxaa ayagoo saan ah oo waxba iska badalin nin dal fog ka yimid ayaa itoobiya ku qabsan doona sidii yeey inleen waa Al shabaab

https://www.facebook.com/10000974472025 ... sru2TG4Yl/

This Amisom xero aka madaxtooyada Hirshabelle they are also in the airport and police station. three Amisom bases in Jowhar alone! this man haduu damiir lee yahay waa is qarin lahaa magaalo wada dhooqo iyo amisom ah 8 amisom bases in 130 km :snoop:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

biya cade

warsheikh wich is adjacent to Banadir

Ceelmacaan

mahaday iyo ceelbaraf waa isku degmo 15km aa u dhaxeysa both have amisom bases!. dadkaan ma xishoonaay wallahi ciidamada deegaanka xl oo 18 km haaya ay afku ku soo taagayaa.

6400 burundi baa jooga Middle shabelle. Djibouti waa 2000 oo kala jooga baladweyne, buuloburde Jalalaqsi ileen waxay ku tiirsan yihoin deegaanka. ethiopia waa boqolaal.
Last edited by sahal80 on Thu Sep 08, 2022 2:25 pm, edited 2 times in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

xaaji cali is in Adale outskirts cadale still they have inside cadale another base! wasiirka amniga Hirshabelle

Maday iyo ceel baraf. mahaday is 120km from Xamar and jalalaqsi is 150 km from Xamar. ceelbaraf is between them! some thing like 15km from Mahadaay

Afajeeblayaasha Abgaal u taliya waxaas aa la taliyaal u ah dhex jiifa 9 amisom bases !

xishoodka ala idinka qaad! Jeyte labo bilood ayuu Baladweyne ka maqnaa oo duyrka ku jiray ilaa uu xoreeyay dadkiisa dadkaas aa ilaahey wax noogu darey ka waran oo nala raba inaan amisom dhex jiifano tuula kaste iska daa magaalooyinkii

Brig. Gen. Barandereka visited FOBs in Jowhar, Ceel Egelow, Balad, Ceel Macaan along the Indian Ocean coastline north of Mogadishu city, Bio Cadale, Maslah and Qorilow, among others

https://amisom-au.org/2021/06/amisom-se ... frontline/
Last edited by sahal80 on Thu Sep 08, 2022 2:32 pm, edited 1 time in total.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Thu Sep 08, 2022 12:58 pm Al Shabaab waa hawiye markaan leeyahay waa tanoo kale. Al Shabaab waxay joogtaa masjid cali gaduud banaanka Cadale magaalada bas ay joogaan oo amisom heesato hal tuulo ma jirto oo Abgaal ah oon amisom joogin oo xor ah markaasey ku leeyihiin laandheere waa weynasn nahay. quantity ma leh ayagoo hubkii somalia oo dhan heesta
Warshiikh, ceelmacaan, balcad, cadale, Jowhar, Raage ceele, biyacade, mahadaay, ceelbaraf kurti waa amisom bases waana 130 km! waa inta u dhaxeysa maxaas iyo baladweyje oo ah 140 km oo ciidanka deegaanka gacanta ku haayaan amisom waxay joogtaa bas baladweyne iyo maxaas dagaalka tuulooyinka kuma jiraan. bakadweyje xataa gudaha ma joogaan 4km ay u jiraan halka Jowhar ay ka daganyihiin airportka iyo madaxtooyada! guudlaawe al Baabkiisa waa Amisom baladweynana waa aragteen lamagalaay oo ah xarunta maamulka waatii aan hubkeena ku heesanay xiligii there is no amisom in it.

runta in la sheegaa fiican maadana ay ciidankeenii deegaanka ka cabaadayaan oo hada ka hor galey bariga shabeelada dhexe ee fog :lol:

half of the tiny uninhabited side of middle shabelle ay Al Shaab kaligeed heestaa sida mapkooda uga jeedaan ninkaan waa lataliyaha isbaaristi guudlaawe meeshii uu iska xoreyn lahaa Al Shabaabta gumeyssaya ilaa xarar dheere xaasidnimadiisa kulahaa ciidamada deegssnka hiiraan ayaa nooga daran Al shabaab. waa waxa ay ku sheekeystasn guudlaawe hadsan sh ay kulahaayeen ha nagu hubeyn xl mesheegin magacooda. warhassan sh asagpon ns hubeyn ayaan hiiraan xireysanay rasaas jadasn u baahanana ganacsataan leenahay generalada itooobiyaan ka iibsan ama dawlada iyoobiyaan na siin mareykankaa na siin idiinma baahnin ee xassan sh ha xoreeyo cadale iyo xarardheere inta u dhaxeysa

car ha keenaan hal tuulo oo abgaal ah oon amisom joogin oo xor ah i challenge you! maanta hadii amisom laga saaro Somalia wallahi 1 km ma heesan karaan anagana waa ogeedeen 2008 ilaa 2010 aan hiiraan dhan heesanay withoout itoobiya or Amisom for a year

waxay rabaan inay Amisom waligoid ku hoos jiraan. wallahi billahi hassan sh waa baxaa ayagoo saan ah oo waxba iska badalin nin dal fog ka yimid ayaa itoobiya ku qabsan doona sidii yeey inleen waa Al shabaab

https://www.facebook.com/10000974472025 ... sru2TG4Yl/

This Amisom xero aka madaxtooyada Hirshabelle they are also in the airport and police station. three Amisom bases in Jowhar alone! this man haduu damiir lee yahay waa is qarin lahaa magaalo wada dhooqo iyo amisom ah 8 amisom bases in 130 km :snoop:

I was in the outskirts of Warsheikh in July and there was not a single Amisom base from Warsheikh to xamar. Stop spreading missinformation.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

AbkoowDhiblaawe wrote: Thu Sep 08, 2022 2:31 pm

:lol: ma aqaan meel aad "xogahaada" ka keentid laakin xaqiiqatan Deegaanada Abgaal waa kaaga xogool sanahay tusaale buuloburde 220 xamar u jirta aa tiri cadale oo 130km Xamar u jirta baa 220km u jirta mahadaay oo ku aadan ayaa 120 xmar u jirta jalalaqsi oo ka fog baa 150km Xamar u jirta.

Warsheekh Amisom baa heesa waxaa jira barnaamaj bug ah oo CBB Farmaajo ku faanayeen oo ah Mogadishu stadium ay amisom ka gurtey, warshiikh bay ka guurtey, Via afmadow Kismaayo bay ka guurtey when in Reality ay yihiin xeryo laakin sadexdeda magaalo ay hayaan!

Amisom waxay xero ka dhiga tay meel u dhaw warshiikh oo qorilow la dhoho xabad hadeey ka yeerto gudahavwarshiikh isla daqiiqo ay ku soo gaarayaan! waxay ku soo dhaweeyaan guudlaawe iyo Abgaalka oon toos magaalada u tagi karin ayadoo policekii loo dhiibay 5 sano kadib oo Amisom heesay!

5 sano amisom warshiikh.
https://amisom-au.org/2019/09/amisom-ha ... ice-force/

Aniga waxayga qabiil baashin ma aha laakin aafarjeeblayaasha Abgaal runta in loo sheegey u baahanyihiin. waxaan maalin dhaweyto sheegay kuwo ayaa dhagaha xasan sheekh ugu leh xl hanagu hubeen waana odowaa oo Abgaal soo direen!. Pm Xamza ayagaaba is hor taageen waxay xassan sh xildhibaanadeena u qabteen waqti yar inuu hubka bixiyo. xassan sh ficilkiisa waa Al shabaab i will give him the benefit of the doubt. majority of Hawiye are al shaabaab!

sababta nimankaas 8 Amisom base ah iyo Al shabaab u dhaxeeya u diidayaan in ciidamada deegaanka hiiraan ee Al shabaab bursadey ilaa xuduuda ceelbuur waa inay yihiin Al shabaab

The big Amisom transition lie: moved from inside warshikh to its outskirts! actually warsheikh is between the coast and Amisom more protected now!

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by AbkoowDhiblaawe »

sahal80 wrote: Thu Sep 08, 2022 2:55 pm

Bro I just reported what I observed. I didn't reach Qoriloow but Maaxaay which is like 17 km south of Warsheikh. From kaaraan to Maaxaay I only saw the ciidan of Saneey, Xaadole and Yasin geedi.

Arinta Middle shabelle waa arin u taal harti Abgaal and Daud. My lands are 100% free from shabab. From Balcad to Raage ceelle to Cadale.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by sahal80 »

Xildhibaan waceysle ah oo Gumeysi al shabaab ku jira 15 sano attacking ciidanka deegaanka Hiiraan. waa wareey war saan maad nooga xaartiin reer Al shabaab. :lol: Hawiye waa Al Shabaab soo idin ma dhihin?

XL mp oo u jawaabay: "Xildhibaan Abdirizak Xusul sxbkeeyow Masagawaay, Galcad iyo Ceeldheer utasho, oo ka xoreeya gumeysiga dadka aad matasho kujiraan wlhi cid kuu xureyneyso malahan, dadkeygu waa tashtay macawisleydaas aad ku dhaga hadleysid ayaa xoreyn doono insha Allah.

Forza Macawisleey"

https://fb.watch/fq8A7HQ6CH/

Xadkii hiiraan-ceelbuur saasaan u xoreeyeen al Shabaab ha iska kaa rarato waligaa afar jeeble
https://fb.watch/fq8KAjuDZQ/

last Hawadle village on galgaduud border is free 28 km from maxaas horta aaway kuwii facebooga ka sheegan jiray maxaas marka hore tuuladaan maad soo dhaaftaan :lol:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4829357946

Gabdhaha Hiiraan oo ku hubeyso baangado oo naago argagixoso ah ka raadinaya kaamamka barakacayaasha :lol:

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6465638521

Haddii xorriyaddu samada ka soo da'do dadka qaar ayaa dallado ka onkoranaya!

Xildhibaan Cabdirisaaq oo Galmudug laga soo doorto, gaar ahaan Ceeldheer iyo Masagawaay, ayaa sidan uga hadlaya halganka argagixisada Alshabaab ka dhanka ah ee Hiiraan iyo Galgaduud ka socda. Ninkaas waxa uu ku fadhiyaa kursiga Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud lagu matalo.

Waxaa taas ka sii cajiibsan in uu Alshabaab u arko dowlad mucaarad lagu yahay sidii dowladdii askarta ee Maxamed Siyaad Barre hoggaaminayay. Nuxurka hadalkiisu waa yaan "dowladda" Alshabaab na laga ridin! Shaki iigama jiro in uu ka mid yahay Xildhibaannada Alshabaab golaha Shacabka ugu jiro.

Waxaa xusid mudan Xildhibaanka sidaas u hadlaya degaanka uu ka soo jeedo ee in uu matalo xilka, xasaanadda, iyo xoolaha ku helay muddo dhowr iyo toban sano ah Alshabaab ka taliyaan, degaannada uu halganku ka socdana uu la deris yahay. Halkii uu halganka billowday fursad uu dadkiisa ku xoreyn karo u arki lahaa ayuu hiilka Alshabaab iyo aflagaaddo warbaahinta la soo fariistay.

Sidoo kale, xalay waxaa hadlay nin La-taliye u ah Cali Guudlaawe oo hadal nuxurkiisu midka Xildhibaanka la mid ahaa warbaahinta ka sheegay. Waxaa iska cad in dadkan isku hadalka eg hal qolo soo abaabushay, ama dhowr qolo oo isku dan ah.
mahor
Posts: 154
Joined: Fri Jul 02, 2021 6:55 am

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by mahor »

This gov has barely made any progress for nearly a decade now even with the international cohort of mercenaries, we will need to see it to believe it.
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: The tripartite attack that will eliminate Al-Shabaab in Gobolada dhexe

Post by Nomand »

Notice how murusade is not part of it. Go to Facebook and listen to their calaacal. The same guys who yesterday where waving hawiye card are now crying all over Facebook.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”