Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

Hiiraan waa waqooyi iyo Koonfur wax la dhoho bari iyo Galbeed ma jiraan laakin waxaa jira beelaha cirifyada galbeedka sida Gaaljecel in buq caqable iyo ceelcali as you can see in this map iyo Jijeele xadka bakool-Itoobiya not galbeedka itself.

Galbeedka waa Buulburde iyo Jalalaqsi inta u dhaxeysa oo ah koofurta hiiraan. waxaas oo tuulo oo laamiga u dhaxeeya iyo wabiga ku taxan waa Xawaadle iyo labo xabo i
oo Baadicade ah sida Buurweyn oo Al Shabaab u ah gabaad. Hada Buurweyn ayaa la xoreeyay oo galbeedka meesha ugu weyn ee ka degaan ah. waxaa u harey bas cirifyada galbeed ka aka gaaljecel sida Buaqable oo ku aadan Halgan waa meesha ka soo dusaan oo qal qal ku haya wadada Halgan marta

this Baladweyne Galbeedka iyo bariga ay sheegayaan aaway. Xaawo taako waa xawaadle, Kooshin waa Xawaadle, Buundoweyn oo galbeedka wabiga ah waa Xawaadle 10% of Hawlwadaag waa Xawaadle markii buundada liiqliiqato la dhaafo dhinac waa gaaljecel dhinacna xawaadle oo u dhaxeeya ayaga iyo jijeele waxaa la dhahaa shanta dabakaayo.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1731508087

Hadaa waxaa xor ah majorityga waqooyiga(gobolka Hiiraan). howlkagalla wuxuu ka socdaa Gobolka shabeelada sare(buuloburde Jalalaqsi) meeshaan SNA iyo macawisleey ayaa iskaa shanaya.

WARBIXIN GAAR AH: MACAWIISLEYDA BEESHA DHEXE OO WAQOOYIGA HIIRAAN GUULO KASOO HOYISAY HAATAANA AFKA SAARTAY XOREYNTA KOONFURTA HIIRAAN.

Macawiisleyda Hiiraan ayaa markii ugu horeysay laba xuduud oo muhiim u ah dhulweynaha Hiiraan oo kala ah xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan iyo mida Hiiraan iyo Galgaduud ayay Macawiisleyda ku guuleysatay inay ka sifeyso Shabaab iyo dhul lagu qiyaasay ilaa 300KM square oo ka tirsan waqooyiga HIiraan.

1. Dagaalo socday maalmo ayay Macawiisleyda ku guuleysatay inay Xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan nabadgelyo buuxda kusoo dabaalaan taasoo keentay dowlada Itoobiya iyo Dowlad degaanka Soomaalida iyo mareykanka diyaaradihiisa inay si toos ula shaqeeyaan cududaan Macawiisleyda oo ka duwan xooggagii baacasan jiray Shabaab. Xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan ayaa maanta ah goob nabad ah oo ka caagan Shabaab. Mahadi haka gaarto Macawiisleyda.

2. Xuduuda Galgaduud iyo Hiiraan dhanka Maxaaseed ayay Shabaab waxay soo tubeen 5000 nin Shabaab dhanka Ceeleey degmada Maxaaseed oo ay kasoo aruuriyeen maleeshiyaadkaas Galgaduud iyo gobolada Konfureed Soomaaliya ayay macawiisleeydu fooda dareen iyadoo dagaalo socday 5 beri xiriir ah kadib Shabaab ka dhigeen wax la dilo wax baqtigooda ay cuneen dugaagta. Macawiisleyda ayaa markii ugu horeysay ka talaabtay xuduuda Galgaduud iyagoo baacsanaya Shabaab kadibna ku soo noqdeen xuduudahooda. Waxaan shaki ku jirin in Xuduuda Hiiraan uu la wadaago Galgaduud in maanta nabagelyo kusoo dabaaleen Macawiisleyda. Mahadi haka gaarto Macawiisleyda.

Dagaalkii dhanka waqooyiga HIiraan xuduudihiisa ka socday ayay soo gebogebeysay Macawiisleyda iyadoo u itaal sheegatay Shabaab kana sifeysay xuduudaha Hiiraan uu la wadaago Itoobiya iyo gobolka Galgaduud, waxay ku jirtaa Macawiisleyda diyaar garoow labaad oo ay isku diyaarineyso dhanka Koonfureed ee dhulweynaha Hiiraan xuduudaha uu la wadaago Sh/dhexe iyo Bakool iyadoo Macawiisleyda Jalalaqsi, Halgan, Buulo Burte ay sugayaan dhanka kale dagaal saf balaaran oo koonfurta Hiiraan ay ka bilaabaan iyadoo haataan uu socdo dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq oo cadawga lagu wiiqayo laakiinse uusan bilaaban dagaal buuxa. Koonfurta Hiiraan ayaa la filayaa in dhowaan ay ku kala baxaan dagaalka Maleeshiyaadka Shabaab iyo Macawiisleyda.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1764701078
Baadicade buurweyn liberated. you can see it in the map south of Buuloburde
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4698459360

maalmo ka hor tuuladaan ayaa laga xoreeyay oo buurweyn u dhaw

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0356038470



freed Areas: Xuduuda galgaduud up to Mahas on the border between the yellow map and the green map and From Baladweyne To matabaan(waqooyiga Hiiraan)
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

teedaan village oo Gobonimo ku nool 80km From Baladweyne 60km from Maxaas no Amisom near
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2698316902
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

Guusha Hiiraan oo looga dabaal degay madaxtooyada

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3652704818
haweenka oo raashinka u sameynaya ciidama dibuxoreynta. saas markeey dad yihiin baa Al shabaab la jabin karaa
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 7388386178


haweenka oo barakacayaasha naago al Shabaab ka raadinaya :lol:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6465638521
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

North Hiiraan freed green map

Buuloburde was the first Somali town Siyad barre lost in october 1990. Moorgan failed to recapture it from Jowhar in november 1990 in December lost most of the south and was ousted in 26 January 1991. we will repeat this with Al Shabaab Hiiraan be the first!




this is why i say its wrong to give Guudlaawe more time his lataliye talked shit against Macawisley. he is Ceyr but they say he was talking on his behalf that is his position and he did not fire him till now.


instead of Backing Macawisleey Guudlaawe incites this war in Raage ceele and Cadale he arms his jufo against the other jufo. they used this war before as an excuse to not back Abgaal macawisleey it is not a coincidence this war to coincide with Hiiraan macawisley war.there is someone behind it to make excuse for not backing Abgaal macawisley "bc these two jufo will turn against eachother if we arm both of them"? now they arming one side so Guudlaawe fears for his jufo!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1173543863






in Hiiraan XL are one against Al Shabaab. this is Villa Hiiraan last night dabaaldaga guusha
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3652704818
Last edited by sahal80 on Sun Sep 11, 2022 2:56 am, edited 3 times in total.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

Abgaal Macawisley sufferes from lack of Support due to Al Alshabaab enablers!


instead of uniting Abgaal against Al shabaab Guudlawe is involved in this divisive qabiil war.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2585831839

"Reer Hiiraan oo dagaal Shabaab kula dhex jiro Iyo Shabellaha Dhexe dagaal beeleed ku jiro ma hal Mamuul ka wada tirsanaan karaa Somaliyeey?"

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 7284918191
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by BigBreak »

Sahal I really respect this guy Guled Wiliq, he's a supporter of Somaliland independence. Also I agree that Mudulood needs to totally unite in opposition to Al Sheydaan like XL

Hiiraan should split from Middle Shabelle and be it's own region. All 13 regions of Somalia should be separated from one another, nearly all of the 13 regions are each bigger than little independent country Djibouti
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by AbkoowDhiblaawe »

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by original dervish »

Abkoow.......which Abgaal subclans are fighting and why?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

Goobo mid ka mida tuulooyinka ciidamada deegaanka gacanta ku hayaan ee maxaas hoostaga
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 9846791055



dhulkaan waxaa la dhahaa caduun oo la macno ah hawd waa buuraha gadaashooda. Laamiga hiiraan waxaa ku hareereysan buuro dhinaca baladweyne xiga waa plain ilaa itoobiya dhinaca kale waa hawd iyo baliyaal ilaa ceelbuur. gadaasha ceelbuur xeebta waa bacaad. jalalaqsi hadii bari loo dhaafo waa bacaad.

caduunka buuraha gadaashooda waxaa ka baxa yicibta. buuraha waa safe maadama tuulooyinkaan la xoreeyay kuma gaban karaan.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0505493927

dhinaca plainka ee baladweyne waa ku waas buuraha laamiga xamar iyo gobolada dhexe uu maro
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4503601370

biyaha buuraha oo wabiga ku shubma
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3091552090

qaar ka mid ah buuraha Hiiraan waxaa ku yaal biyo aan goin abid oo durdur la dhoho
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Map of the Hiiraan Macawisley offensive

Post by sahal80 »

Buuloburde siege broken. Terrorists bases in Buqcaqble destroyed. you can see yasooman in the map i posted before.
Yasooman.
Dharyo.
Cabdi Madoobe.
Jabeel.
Ab dhaare.
Qurac qodaxle.
Waag dhaceey.
Waceer.
Waa Xur, Next inta Dhiman Guul iyo Gobanimo.

Next Moqokori
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1764701078

wasiirka warfaafinta Al cadaala wuxuu yiri Al Shabaab madaxey iska jareen bad publicity. XL gawracney i have seen it wallahi indhahaan gacanta saartey ayagoo nool oo la bireynayo :lol:

Madax iska gooynta Alshabaab.

Dhacdo yaab leh ayaa lasocotay guulearadii habeen ka hor ay Shabaab kala kulmeen Abooreey.

Maleeshiyada firxadka ahayd ayaa gooystay Madaxyada labo ka mid ah kuwii ka geeryooday.

Ciidamada ayaa soo helay labadii madax oo ay iska tuureen kuwii cararay markii ay Ciidamada Qaranku baacsanayeen

Sababta ay sidaas usameeyeen ma cadda ilaa hadda balse waxeey ubadantahay in maydadka ay Madaxyada ka goosteen yihiin horjoogayaal sarsare oo ay diidayaan in la aqoonsado magacyadooda baarista socota ayaase cadayndoonta xaqiiqada .

FG: ilaalinta Dareenka Bulshada awgeed ayaan uga gaabsaday in aan idinla wadaago muuqalka Madaxyada ay iska jareen Shabaab.

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3742867022


https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6877674636
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”