Map of the Hiiraan Macawisley offensive
Posted: Sat Sep 10, 2022 2:07 am
Hiiraan waa waqooyi iyo Koonfur wax la dhoho bari iyo Galbeed ma jiraan laakin waxaa jira beelaha cirifyada galbeedka sida Gaaljecel in buq caqable iyo ceelcali as you can see in this map iyo Jijeele xadka bakool-Itoobiya not galbeedka itself.
Galbeedka waa Buulburde iyo Jalalaqsi inta u dhaxeysa oo ah koofurta hiiraan. waxaas oo tuulo oo laamiga u dhaxeeya iyo wabiga ku taxan waa Xawaadle iyo labo xabo i
oo Baadicade ah sida Buurweyn oo Al Shabaab u ah gabaad. Hada Buurweyn ayaa la xoreeyay oo galbeedka meesha ugu weyn ee ka degaan ah. waxaa u harey bas cirifyada galbeed ka aka gaaljecel sida Buaqable oo ku aadan Halgan waa meesha ka soo dusaan oo qal qal ku haya wadada Halgan marta
this Baladweyne Galbeedka iyo bariga ay sheegayaan aaway. Xaawo taako waa xawaadle, Kooshin waa Xawaadle, Buundoweyn oo galbeedka wabiga ah waa Xawaadle 10% of Hawlwadaag waa Xawaadle markii buundada liiqliiqato la dhaafo dhinac waa gaaljecel dhinacna xawaadle oo u dhaxeeya ayaga iyo jijeele waxaa la dhahaa shanta dabakaayo.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1731508087
Hadaa waxaa xor ah majorityga waqooyiga(gobolka Hiiraan). howlkagalla wuxuu ka socdaa Gobolka shabeelada sare(buuloburde Jalalaqsi) meeshaan SNA iyo macawisleey ayaa iskaa shanaya.
WARBIXIN GAAR AH: MACAWIISLEYDA BEESHA DHEXE OO WAQOOYIGA HIIRAAN GUULO KASOO HOYISAY HAATAANA AFKA SAARTAY XOREYNTA KOONFURTA HIIRAAN.
Macawiisleyda Hiiraan ayaa markii ugu horeysay laba xuduud oo muhiim u ah dhulweynaha Hiiraan oo kala ah xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan iyo mida Hiiraan iyo Galgaduud ayay Macawiisleyda ku guuleysatay inay ka sifeyso Shabaab iyo dhul lagu qiyaasay ilaa 300KM square oo ka tirsan waqooyiga HIiraan.
1. Dagaalo socday maalmo ayay Macawiisleyda ku guuleysatay inay Xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan nabadgelyo buuxda kusoo dabaalaan taasoo keentay dowlada Itoobiya iyo Dowlad degaanka Soomaalida iyo mareykanka diyaaradihiisa inay si toos ula shaqeeyaan cududaan Macawiisleyda oo ka duwan xooggagii baacasan jiray Shabaab. Xuduuda Itoobiya iyo Hiiraan ayaa maanta ah goob nabad ah oo ka caagan Shabaab. Mahadi haka gaarto Macawiisleyda.
2. Xuduuda Galgaduud iyo Hiiraan dhanka Maxaaseed ayay Shabaab waxay soo tubeen 5000 nin Shabaab dhanka Ceeleey degmada Maxaaseed oo ay kasoo aruuriyeen maleeshiyaadkaas Galgaduud iyo gobolada Konfureed Soomaaliya ayay macawiisleeydu fooda dareen iyadoo dagaalo socday 5 beri xiriir ah kadib Shabaab ka dhigeen wax la dilo wax baqtigooda ay cuneen dugaagta. Macawiisleyda ayaa markii ugu horeysay ka talaabtay xuduuda Galgaduud iyagoo baacsanaya Shabaab kadibna ku soo noqdeen xuduudahooda. Waxaan shaki ku jirin in Xuduuda Hiiraan uu la wadaago Galgaduud in maanta nabagelyo kusoo dabaaleen Macawiisleyda. Mahadi haka gaarto Macawiisleyda.
Dagaalkii dhanka waqooyiga HIiraan xuduudihiisa ka socday ayay soo gebogebeysay Macawiisleyda iyadoo u itaal sheegatay Shabaab kana sifeysay xuduudaha Hiiraan uu la wadaago Itoobiya iyo gobolka Galgaduud, waxay ku jirtaa Macawiisleyda diyaar garoow labaad oo ay isku diyaarineyso dhanka Koonfureed ee dhulweynaha Hiiraan xuduudaha uu la wadaago Sh/dhexe iyo Bakool iyadoo Macawiisleyda Jalalaqsi, Halgan, Buulo Burte ay sugayaan dhanka kale dagaal saf balaaran oo koonfurta Hiiraan ay ka bilaabaan iyadoo haataan uu socdo dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq oo cadawga lagu wiiqayo laakiinse uusan bilaaban dagaal buuxa. Koonfurta Hiiraan ayaa la filayaa in dhowaan ay ku kala baxaan dagaalka Maleeshiyaadka Shabaab iyo Macawiisleyda.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1764701078
Baadicade buurweyn liberated. you can see it in the map south of Buuloburde
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4698459360
maalmo ka hor tuuladaan ayaa laga xoreeyay oo buurweyn u dhaw
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0356038470
freed Areas: Xuduuda galgaduud up to Mahas on the border between the yellow map and the green map and From Baladweyne To matabaan(waqooyiga Hiiraan)