There r two groups who are against arming ciidanada Deegaanka: Al Shabaab Hawiye enablers aka afarjeebles and Farmaajo CBB who want to keep the Status quo in Gobolada dhexe and Xamar so they can rule Xamar due to this political vacuum and lack of local ownership
CBBda Gedo Hiiraan waa ku waasheen Al baabadii aan ka xirnay ay ka soo gali jireen

5 sano kadib waa markii ugu horeysay ee page-ka Al-Shabaab lasoo dhigo in cadow soo weeraray iyo jihaad ha la galo.
3 jiho dagaal ayaa kaga furmay Sh/hoose,Hiiraan iyo Galgudud oo ay ciidanka dowladda iyo shacabka iskaashanaya howl-gal ka wadaan.
Hassan Sheikh Mohamud iyo meel hebel baa la xoreeyay waa wada socdaan halka dowladii hore ay furimaha dagaalka usoo rartay Daljirka Dahsoon iyo guriga Abdirahman Abdishakur Warsame.
Maxkamadda gobolka Banaadir oo galalka dacwooyinka ay qabato hoos u dhaceen,5 sano kadib maanta safaf dhaadheer ayaa sharciga loogu jiraa, halka markii hore ay shaqooyinkooda la wareegtay walaayada Al-Shabaab ee Banaadir iyo SH/hoose.
Horu socod iyo wadajir ayey Soomaali heshiis ah isku dhaarsatay.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0911805655
This is big lie! Omar carte disbanded SNA who was still controlling Hargeysa 10 days later after Siyaad barre was ousted then they left waqooyi and joined their clans. in Xamar there was already USC militias example the well known hawadle militia in the airport, Afisyoone and Xalane.
they don't want see this since Farmaajo didn't liberate one degmo in 5 years maybe buurdhuubo of Gedo if its degmo.