https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4605192962
Hassan Sheikh talaabo fiican ayuu qaadey haduu mar taabtey qabiilada argagixisa la shaqeeya oo uu u goodiyay inay ka dhexbaan waa arin cusub in ciidanka markii ugu horeysay galaan buqcaqable iyo Shaw laga bilaabo markii the Al Shabaab enabler 58 cod Xamar hoostagtey mistakenly.
Indhacade wuxuu tilmaamay in beel gooni ah lagu fiirsanayo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab si hadii ay u guuleystaana dheefta loola cuno hadii ay ku jabtaba beeshaas dhibku gaaraan! wuxuu ula jeedaa beesha dhexe ii hiiraan!
Khabiir indhacade wuxuu sheegay inaan Al shabaab la jabin karin ilaa meel kaste dagaal looga furo suda Galmudug, KG, JL hadana Hirshabelle xataa uma wada dhamo!
ugu danbeyn wuxuu sheegay in Shacabka oo aad u kacsanaa 2017kii uu Mr 59 cod siyaasiyiintoodii ku jeestey halkii uu Shabaab la dagaalami kahaa!
halayaabin Qeylada agoonta 59 hada oo Shabaab dabada la galay ilaa waxaa bilaabmay dagaalkii Al Shaab ee uuu59 cod istaajiyay
https://fb.watch/fzFRNeqCJ7/
Head of CBB Caliyare warned us from "Al Shabaab attacks in Xamar"
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0438226659
one hawadle dhaqan killed in Xamar by Al Shabaab Allah yarhamo
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2918572560
we must target al Shabaab sympathizers agoonta 59 cod!

