If there was a strong friendship between the two why did Afwerki refused to send him his soldiers? subhaballah Al Halik Farmaajo cidla ayaa qof walbe uga tagay qoorqoor, Guudlaawe, Afwerki makrigiisii ayaa ku noqdey

"Xog sir ah ayaan helay oo sheegaysa in Farmaajo diiday inuu Eritrea tago sideey isugu dhaceen Abiy ayadoo afwerki casumay dhowrkaas jeer taas oo keentay in Erirea ay ciidamadii ay tababartey u soo diriweysay xiligii doorashada oo uu rabey inuu ku boobo ama isaga caabiyo ciidamada badbaado qaran. sirtaas ayaa ka danbeysa safarka xassan Sh uu ku bilaabey Eritrea siyaaradiisa dalalka mandiqada oo itoobiya u cuntami weysay taas oo keentey inay ka cudur daarato inay qaabisho".
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=407141