"JL will start operation in Gedo soon supported by the Govt. Cunaqabatayn al Shabaab ayaa saaran Baardheere according maxmuud sayid. i know between garbahaarey iyo Baladxaawo iyo Doolow iyo Luuq Al Shabaab baa ka buuxa ayadoo Gedo 5 ethiopian bases joogaan iyo inta u dhaxeysa ceelwaaq iyo faafaxdhuun oo Kenya mamnuucdey oo duqeyso waa gadaasha baardheere. afartaas tuulo dhexdoodaad amni ka dhigi karin ayadoo Gedo tahay a peninsula between Ethiopian and Kenyan ciidamo

https://www.facebook.com/18882129614851 ... DNKMtmV5l/
yet you cant secure between garbahaarey and Baladxaawo. Waxey ku faanayaan wax caloosha HG ku jira laakin Gedo ma difaaci karaan"
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4489383147
they control Gedo countryside like caracas, golweyn tuulobarwaaqo. i will make thread about it soon!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 7069252866
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2599166236
#UPDATE: Dagaal 4gees ah ayaa kasocda Gedo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada dawladda Faderaalka iyo kooxda Argagixiso ee Al Shabaab, kooxda ayaa laga qabsaday deegaano cusub.
Ciidamada dawladda ayaa ka ruqaansaday Baled-xaawo, waxayna qabsadeen Cara-caso, Garbohaarrey Ciidan kasoo baxay ayaa ku wajahan Tuulo-barwaaqo, Sidoo kale Luuq & Buurdhubo ayey kabaxeen ciidamada dawladdu.