Page 1 of 1

Buffoon Fiqi wasiir ku sheeg dhawacay dagalka Alshb

Posted: Mon Sep 26, 2022 11:42 am
by gobdoon
Ninkan ma social media propagandist miya mise wa wasiir
Hadalka uu jeediyey oo yiri 3 koxood oo rabin in qoloda laga adkaado sow dadka ma kala qaybinayso oo dhaawac u geysan mayso in si midnimo oo wadajir loola dagalamo asagu ma warlord ba mise wa wasiir Federal wuxu yiri waxa jira meelo nabad ah Alshb joogin oo aan rabin in laga adkaado
Alshb mexey u qarxin wayeen Burco, Garowe iyo Bosaso hadalada nocaas ah ma wax shaqsi masuul ah ku hadaqa
Wadamada qaar qof wasiir hadu saas u hadlo PM ka dawlada wa ka erya

Re: Buffoon Fiqi wasiir ku sheeg dhawacay dagalka Alshb

Posted: Tue Sep 27, 2022 2:05 am
by gobdoon
He made a number of divisive comments and funnily no one challenged him the interviewer nor the audiences

Re: Buffoon Fiqi wasiir ku sheeg dhawacay dagalka Alshb

Posted: Tue Sep 27, 2022 2:07 am
by gobdoon